01/10/2025
Dhibaatooyinka gogosha ee dumarka waa xaalado badan oo sababi kara xanuun, culays nafsi ah iyo caqabado nololeed.
Waxa ay ka dhalan karaan arrimo caafimaad oo kala duwan, balse daaweyn iyo xal joogto ah ayaa jira.
Dr. Abdikarim Mohamed Mire β dhakhtar ku takhasusay baarista iyo daaweynta xanuunada taranka iyo dhalmo laanta ragga & dumarka β ayaa warbixin kooban ku sharaxaya iyo xalkeeda.
π Wixii caawimaad dheeraad ah fadlan nala soo xiriir:
π Ka soo horjeedka Kalkaal Hospital, Degmada Hodan, Muqdisho β Somalia
π +252 610 851 96