Dr.Baay

Dr.Baay Our Mission is to provide outstanding health care that will meet and exceed your expectations.

H. pylori (Helicobacter pylori):Waa bakteeriya ku nool xuubka caloosha (gastric mucosa).Waxay u adkeysan kartaa aash*tad...
06/09/2025

H. pylori (Helicobacter pylori):

Waa bakteeriya ku nool xuubka caloosha (gastric mucosa).

Waxay u adkeysan kartaa aash*tada caloosha sababtoo ah waxay soo saartaa enzyme loo yaqaan urease, kaasoo aash*tada u beddela ammonia si ay u noolaato.

Waxay badanaa ku dhegtaa xuubka caloosha iyo duodenum-ka (bilowga mindhicirka yar).

Sababaha ay dhibaato u keento:

Waxay dhaawacdaa xuubka difaaca caloosha.

Waxay kordhisaa aash*tada caloosha.

Taasina waxay sababtaa cudurro sida:

Gastritis (cuncun xuubka caloosha)

Ulcer (boog caloosha ama mindhicirka yar)

Caloosha kansar (haddii muddo dheer jirto).

Sida loo qaado:

Badanaa qof ilaa qof (candhuuf, saxaro, cuntada ama biyaha wasakhda ah).

๐Ÿซฑ nala soco qaabka ay tahey in loo daaweeyo iyo cida qaadan karta dawada iyo cida aan qaadan karin
Dr.Baay

29/08/2025

25/08/2025

Dadka badanaa marka ay la kulmaan xanuunka laabjeexa waxay isla markiiba u maleynayaan inuu yahay gaas, Laabjeex walba ma ahan gaas, waxaa jiro cuduro fara badan oo qofka ku sababi karo laabjeexa, daawo muuqalkan ilaa dhamaadka si aad u ogaatid sababaha dhabta ah ee keeni kara.

ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉGalab wanagsan
22/08/2025

ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉ

Galab wanagsan

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š.
14/08/2025

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š.

Waa maxay Dysphagia?Dysphagia waxa si fudud loogu qeexaa khalkhal wax-liqitaan. Waxay ku dhici kartaa mid ka mid ah sadd...
12/08/2025

Waa maxay Dysphagia?

Dysphagia waxa si fudud loogu qeexaa khalkhal wax-liqitaan. Waxay ku dhici kartaa mid ka mid ah saddexda weji ee wax liqidda:

Afka
Faryngeal
hunguriga caloosha

Dysphagia waxaa badanaa lagu xusaa kuwa ka badbaaday istaroogga waxayna saameyn kartaa wajiga afka iyo/ama pharyngeal ee liqidda. Bukaanku waxa laga yaabaa in uu qufaco ama xiiqo marka uu isku dayayo in uu liqo candhuufta, dareeraha, ama cuntada. Khabiir-yaqaanka-hadalka-hadalka wuxuu inta badan qiimeeyaa awoodda uu bukaanku u leeyahay inuu wax liqo si loo ogaado khatarta hamiga, (cuntada ama dareeraha gelaya sambabada) taas oo laga yaabo inay keento caabuq sambabada ama oof-wareen.

Kuwa ka badbaada faaliggu waxay halis ugu jiraan hammi aamusan. Hamiga aamusan waa marka cuntada iyo dareeraha ay galaan sambabada iyaga oo aan wax qufac ah ama xiiqin. Bukaannadaan, ma jiraan calaamado dibadda ah ama calaamado dhibaato wax liqidda ah.

Cuntadaada oo aad saxdid waxay qeyb Muhiim ah ka qaadan kartaa yareynta Cudurka Gaaska. Sii faafi fariintaan adigana isk...
11/08/2025

Cuntadaada oo aad saxdid waxay qeyb Muhiim ah ka qaadan kartaa yareynta Cudurka Gaaska. Sii faafi fariintaan adigana iska bilow saaxiibkaana noo gaarsii
ใ‚šviral

11/08/2025

Celebrating my 6th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. ๐Ÿ™๐Ÿค—๐ŸŽ‰

๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ฒ๐จ, ๐ซ๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐›๐š๐๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐ž๐ฒ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ฃ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ, ๐ฃ๐ข๐ฆ๐ข๐œ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐จ  ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข ๐ก...
09/08/2025

๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ฒ๐จ, ๐ซ๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐›๐š๐๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐ž๐ฒ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ฃ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ, ๐ฃ๐ข๐ฆ๐ข๐œ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข ๐ก๐ฎ๐ซ๐๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ ๐ฎ๐Ÿ๐ข๐ฅ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐š๐ ๐ก๐ž๐ฌ๐ก๐จ, ๐›๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐Ÿ๐š๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ฃ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฌ๐จ ๐๐š๐ฐ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐š๐š๐ ๐ช๐š๐š๐๐š๐ญ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ก๐š๐› ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐ช๐š๐› ๐ฎ๐ฒ๐ข๐ข๐ข๐ง ๐ฅ๐š๐ญ๐š๐œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐๐š ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ก๐ข๐ข๐  ๐ค๐š๐ซ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š๐š๐ง ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ง๐š๐ฅ๐š ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข๐ข ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ž ๐ ๐š๐ซ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐ฌ๐š๐ง๐ข๐.
fans

ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุฏุงุฆู…ุงู‹ ูˆุงุจุฏุงู‹โค
08/08/2025

ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุฏุงุฆู…ุงู‹ ูˆุงุจุฏุงู‹โค

Dhowr Kilyahaadaku dadaal caafimaadkaada! Yaree milixda iyo sokorta, cab biyo Badan, samee jimicsi joogto ah.Fariintaan ...
08/08/2025

Dhowr Kilyahaada
ku dadaal caafimaadkaada!

Yaree milixda iyo sokorta, cab biyo Badan, samee jimicsi joogto ah.
Fariintaan bulshada nala gaarsii si ay Ugga faaideystaan share garee
insha allah


๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ง๐š ๐ช๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐š ๐ช๐š๐ฅ๐›๐ข๐ ๐š ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐š๐ฅ๐š๐š๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข๐๐š ๐ฆ๐š๐œ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ๐ฅ๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ง๐จ๐จ๐ฅ...
06/08/2025

๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ง๐š ๐ช๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐š ๐ช๐š๐ฅ๐›๐ข๐ ๐š ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐š๐ฅ๐š๐š๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข๐๐š ๐ฆ๐š๐œ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ๐ฅ๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐š๐š๐๐š๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ฌ๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ก๐ž๐ฒ๐ง๐š ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š ๐ฌ๐š๐›๐ซ๐š ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฅ๐š๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐จ๐จ๐๐š ๐ง๐จ๐ช๐๐š๐š
ใ‚šviral

Address

Maka Almukaramah
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Baay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Baay:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram