Dr Abdi zamad mohamed ali

Dr Abdi zamad mohamed ali kusodhawow page ka waxad kaheleysaa casharo muhiima follow nasoo dheh wll๐Ÿ’–๐Ÿ™

โ›‘   ( CBC )๐Ÿฉธ A complete blood count, or  , is an easy and very common test that screens for certain disorders that can a...
03/01/2023

โ›‘ ( CBC )

๐Ÿฉธ A complete blood count, or , is an easy and very common test that screens for certain disorders that can affect the health.

๐Ÿฉธ A CBC determines if there are any increases or decreases in the blood cell counts.

๐ŸฉธNormal values vary depending on age and gender. The lab report will tell the normal value range for specific age and gender.

โ›‘

Measuring changes in your blood cell levels can help your doctor evaluate your overall health and detect disorders. The test measures the three basic types of blood cells.

๐Ÿ”ด (RBCs)

๐Ÿ’ข Red blood cells carry oxygen throughout your body and remove carbon dioxide. A CBC measures two components of your red blood cells:

โญ Hemoglobin: oxygen-carrying protein
โญ Hematocrit: percentage of red blood cells in your blood

๐Ÿ’ข Low levels of hemoglobin and hematocrit are often signs of , a condition that occurs when blood is deficient in iron.

โšช (WBCs)

๐Ÿ’ข White blood cells help your body fight infection. A CBC measures the number and types of white blood cells in your body. Any abnormal increases or decreases in the number or types of white blood cells could be a sign of .

๐Ÿ”ต

๐Ÿ’ข Platelets help your blood clot and control bleeding. When a cut stops bleeding, itโ€™s because platelets are doing their job. Any changes in platelet levels can put you at risk for excessive bleeding and can be a sign of a serious medical condition .

โ›‘ ?

A CBC is . Blood cell counts that are too high or too low could signal a wide variety of conditions. Specialized tests are needed to diagnose a specific condition. Conditions that could cause an abnormal CBC and may require additional testing include:

๐Ÿ’ฅ Iron or other vitamin and mineral deficiencies

๐Ÿ’ฅ Bleeding disorders

๐Ÿ’ฅ Heart disease

๐Ÿ’ฅ Autoimmune disorders

๐Ÿ’ฅ Bone marrow problems
Follow us
Like us
Comment us
Share
Laboratory Specialist

18/11/2022

Chumca xilwa๐Ÿ’–๐Ÿ™

๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐ฎ marka ay uurka qaadaan waxaa dhacda inay qaarkood maraan marxalad adag, taas keenta uurka cusub, oo waxaa ku im...
17/11/2022

๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐ฎ marka ay uurka qaadaan waxaa dhacda inay qaarkood maraan marxalad adag, taas keenta uurka cusub, oo waxaa ku imaado isbadal xaga jirka, dabecada iyo guud ahaan nolsha ama habdhaqanka.

Xaaladan waxaa loo yaqaanaa ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฐ ama ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—บ๐—ผ (morning sickness) waana calaamado sida: Matag iyo lallabbo Ee lagu arko kolkey haweenda uurka qaado.

Walac inta badan wuxuu yimaadaa 6da isbuuc Ee ugu h**eysa uurka waxa uuna garaa ilaa bisha 4aad Ee uurka.

Dumarka qaar ayaa walaca aad ugu xanuunsada oo waxaa ku dhacdo nafaqo daro, markay cuntooyinkay cuni jirtay badankoodu ka xidhmaan, miisaankoodu hoos udhaco, oo waxaa la dhigaa Hospital-ka, halaka kuwa qaarna aanana daremaan xanuun badan oo waxaa ufurantahay cuntada.

Dumarka aadka ugu xanuunsada wallaca, waa in la siiyo daryeel aad u waanagsan oo dhinac waliba ah.

Maxaa sabab walaca?

Inkatoo si dhab ah loo xaqiijin waxa sababa walaca hadana waxaa la rumeysan yahay in ay kento Isbadalada ku imaado dhecamada (Hormone-da) haweenka xilga uurka;
sida: in ay aad u bataan hormone-da loo yaqaano:

โ€ข Human chorionic gonadotropin (hCG) waxaana hormoonka lagu kala garto in haweenda uur ledaay iyo inkale
โ€ข Sidoo kale hormone-ka kale Ee loo aaneyno walaca waa horomn-ka loo yaqaano progesterone.
โ€ข Sidoo kale walaca waxaa keeno Sokorta dhiiga oo hoos u dhacda.

๐“๐š๐ฅ๐จ:

Majirto siyaaba looga hortagi karo walaca balse waxaa jiro Talaaboyin kaa caawin karo ama yareyn-karo calaamadaha walaca:

๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ ๐ฌ๐ข๐๐š๐ญ๐š๐ง

โ€ข cabo biyo badan ugu yaraan 8 galaas oo biyo ah maalintiiba.
โ€ข Qaado Fiitamiinada D, calcium iyo caanaha iyana waxay muhiim u yihiin adiga iyo ilmahaaga.
โ€ข Qaado cuntoyinka ay ku badan yihn protein-ka iyo vitamin-ka
โ€ข Waa in aad cuntaa buskud, laws.
โ€ข Sidoo kale waa in aad nasiinada badisaa
โ€ข Cunatada u cun inyar inyar halkaa xadi badan halmar wada qaadan lahyd.
โ€ข Qaado Vitamin B-6 Dheeri ah
โ€ข Sidoo kale waxaa wanaagsn in aad qaadato Multivitamin
โ€ข Waa in aad cuntaa fruits-ka sida muuska.

๐ค๐š ๐…๐จ๐ ๐จ๐ฐ

Waa in aad ka fogtaa sheyadaan hoos ku xusan;
โ€ข Meelaha lagu cabo muqaadaraadka sida sigaarka iyo shiishada.
โ€ข cuntooyinka sokorta iyo basbaaska ay ku badanyehn
โ€ข sidoo kale waa in aad ka fogtaa cuntooyinka dufunta ay ku badanyihn.
โ€ข waxaa wanaagsan in aad cunto cuntooyinka fudud sida
โ€ข ka fogow in ay caloshada marnaato
โ€ข Ha seexan meel kala koraysa oo qeybta h**e jirkaga sida madaxa hoose ha u raaricin
โ€ข sidoo kale waa in aad ka fogtaa meelaha wax ay ka carfayaan.
โ€ข Waa in aad ka fogtaa waxyaabha ay ku jiraan maadada cofien-ka sida coffe-ga ama xaqwada

๐ƒ๐ข๐ ๐ง๐ข๐ข๐ง

Hadii aad isku aragto qaar ka mid ah Calaamadahan la xariir dhakhtar-kaaga:

โ€ข Hadii aad qaadan weyso cunta
โ€ข Hadii mataga iyo lallabada aad u badanyihn ama aad dareento tabar dari
โ€ข Dhiiga midbkisa yahay casaan oo la socdo xinjiro iyo xanuun dhabarka iyo qeybha hoose ee caloosha.
โ€ข Hadii aaad dareynto in uu Misaankaga hoos u dhacayo
โ€ข Hurda yari
โ€ข Matag cuntada ka dib
โ€ข Xumada aad u daran
โ€ข Wareer iyo Madax xanuun joogta ah
โ€ข Cadaadiska dhiiga aad u kaca 140/90
โ€ข Barara hareerha indhaha

๐—ช/๐—ค: ๐——๐—ฟ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜€

๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ-๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.

Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada ee XFS, qaybteeda Xakamaynta Duumadda, gaar ahaan Vector control (Xakamaynt ...
17/11/2022

Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada ee XFS, qaybteeda Xakamaynta Duumadda, gaar ahaan Vector control (Xakamaynt cayayaanka) ayaa Maalmahaan Magaalada muqdisho ka waday hawlo la xariiray ka hortaga qatarta ka dhalata cudur dilaacida DengueFever oo ay faafiso Kaneecada sidaas awgeyd si loo yareeyo halista cudurkaasi, Wasaarada Caafimaadka qeybteyda (Vector Control) Waxay qaaday talaaboyinkan soo socda

1.Wacyigelinta Bulshada dadka u nugul cudurka sida IDP Campus

2.Baaritaan mesha ay kaneecadu ku badan tahay

3.Buufin meelaha ay Bulshada ku badan tahay sida IDP, Hospitalada, Goobaha waxbarashada, Meelaha biyaha fadhiistaan ee Magaalada muqdisho.

10/11/2022
10/11/2022

Blood Grouping

15/10/2022

BARASHADA DAWADA

Anti malaria drugs

Artemether
Dawadaan waxeey kutimaadaa
Kaniini tablets
Sharoobo syrup
Cirbad injection
Indication isticmaalka
Artemether.waxaa loo isticmaalaa in lagu daweeyo
malariyada Gaar ahaan waxaa loo isticmaalaa malariya da
aadka udaran waxeeyna lamid tahay dawadaan quinine.

Dosage .qiyaasta daawada

Qiyaasta laga isticmaalayo daawada waxeey ku xiran tahay
Da.da.miisaanka. Iyo heerka malariyada

Children. Caruurta

Caruurta waxaa lasiinayaa sharoobo
1-6 bilood marka ugu h**eeysa 10ml kadib 5ml
7 bilood ilaa 3sano 20ml kadib 10ml
4-8 san 30ml kadib 15ml
9-12 sano 40ml kadib 20ml

Adult

Waxaa lasiinayaa cirbad (injection)
80mg 2xabo kadib 1xabo

Side effect

Artemether. Waxa uu sababi karaa waxyar oo wadno garaac ah

Precaution taxadarka

Waa in laqaataa talooyinka dhaqtarka si looga badbaado waxyeelada daawada.

Share dheh si ay dad badan uga faaideystan

Mahadsanid.

07/10/2022

BARASHADA DAAWADA

โ–  Ibuprofen:

Dawadaan waxeey kamid taha dawooyinka ugu caan san ee loo isticmaalo xanuun baabiyaasha

โ–  Indication:

Dawadaan waxaa loo isticmalaa inlagu baabiyo

ยค Xanuunka pain
ยค qandhada fevar
ยค Caabuqa inflammation
Iyo in lagu daweeyo xanuunka adka ah ee caadada pain ful menstrual periods
ยค Lafa xanuunka rheumatiod arthitis

โ–  Dosege:

Qiyaastadawadaan waxay kuxirantahay da,da iyo miisaanka waxaanalaga isticmaalkaraa
ยค 100m
ยค 200mg
ยค 400mg
ยค 600mg
ยค 800mg
Dawadaan waxay kutimadaa nuucyada kala ah

ยค kaniini Tap
ยค Shorobo Syrup
ยค Cirbad Injection

Comman side effect:

ยค Wadnaha oo kululaada heart purn
ยค Nabro rash

โ–  Side effect:

ยค Gaas calooleed gastro intestinal
ยค Sidoo kale waxaa dhici karta
ยค Kiliyaha oo istaaga kidney failure
ยค Wadnaha oo istaaga heart failure
ยค Beerka oo istaaga liver failure

โ–  Contra indication====Cida aan lasiin karin

Dawadaan lamasiinkaro hooyada uurka leh iyodoo lagabaqayo in uu saameyn balaaran uu kuyeesho hooyada iyo canugeeda

Qofkasta uu soo gaaro cashirkaa fadlan

SHARE LIKE

Address

Mogadishu

Telephone

+252684298508

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdi zamad mohamed ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category