Ileys-Caafimaad pharmacy Service

Ileys-Caafimaad pharmacy Service hab-daweynta dabiiciga ah

Hadba in laga fakaro kaalinta adeeg ee ay bulshadeennu u baahan tahay waa xaalad ku dhisan xilkasnimo dheeri ah,Kasoo da...
21/08/2024

Hadba in laga fakaro kaalinta adeeg ee ay bulshadeennu u baahan tahay waa xaalad ku dhisan xilkasnimo dheeri ah,
Kasoo dalbo Ileys caafimaad online pharmacy service nooc kasta ee dawo ee aad u baahato.

Haka daalin inaad dawadaada u dirsato ileys caafimaad online pharmacy service adiga jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.
12/08/2024

Haka daalin inaad dawadaada u dirsato ileys caafimaad online pharmacy service adiga jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.

12/03/2024

-Caafimaad pharmacy Online Service supplies...
S' fufud ku hel Dawadaada adiga oo aan waqti isaga lumin, Soo dir Warqadda rijeetada ama Bokiska Dawada soona raaci faafaahinta,
Waxaan kuugu keeneynaa muddo kooban Dal iyo Dabadba.
Wixii faafaahin dheeraad ah lasoo xariir WhatsApp ka 0616944449 iyo 0627298128.

Ka adeego ileys caafimaad pharmacy Online Service kanasoo dalbo dawada aad dooneyso.Wixii faafaahin dheeraad ah whatsapp...
07/03/2024

Ka adeego ileys caafimaad pharmacy Online Service kanasoo dalbo dawada aad dooneyso.
Wixii faafaahin dheeraad ah whatsapp 0616944449 telefoon 0627298128

  caafimaad pharmacy Online Service  . Ma'u baahantahay in dalabkaaga dawo gurga luguugu keeno, haddii jawaabtu haa taha...
03/03/2024

caafimaad pharmacy Online Service .
Ma'u baahantahay in dalabkaaga dawo gurga luguugu keeno, haddii jawaabtu haa tahay laxariir WhatsApp ka 0616944449 kana dalbo adiga oo gurigaaga jooga ama gobtaada Ganacsi.

02/03/2024

-Caafimaad Pharmacy Online service supp...
Qeybta adeegga farmashiyaha ileys caafimaad ee internetka, waxaad kasoo dalban kartaa dhammaan Dawooyinka aad u baahato,
Waxaan kuugu keeneynaa gurigaaga ama goobtaada ganacsiga, qidmadda oo macquul ah.
Lasoo xariiir 0616944449, 0626944449

hab-daweynta dabiiciga ah

27/02/2023

-caafimaad

Agool baa igu raagoo,
Aflaakaa iga buuxdiyo,
Timo aayar u daatiyo,
Aslamba iima baxaanoo,
Madaxii eber weeye,
Iyo ebteladaa laga reysay,
Gabadhii ina muusee,
Mada xu ooddo ahaa iyo,
Axadadii deriskeennee,
Tinta aasi ogeydoo,
Uluuf uluuf ugo'aysay,
Iyo Odagii Cabdi Aadane,
Dhaladiisa Iftiinkiyo,
Ololku uu ka baxaayey,
Hadda kaalay bal eeg,
Adigaa ashqaraariye,
Adna guushu agtaadeey,
Ku idlaafantahee,
Waxba hays urugeyne,
Adoon meel kale aadin,
Isticmaal Saliidda Rummaan Herbal oil.
Waxaad ugusoo hagaagi kartaa isgoyska banaadir kasoo horjeedka wakaaladda biyaha inta u dhexeysa isgoyska iyo diplomatic hotel.

Wixii faafaahin dheeraad ah soo wac.

0617298128
0619944449.

 -caafimaad  ..Xarunta hab-daweynta dabiiciga ah Ileys-Caafimaad weli waxay kuu heysaa adeegyadii aad uga barateen ee ta...
10/01/2023

-caafimaad ..
Xarunta hab-daweynta dabiiciga ah Ileys-Caafimaad weli waxay kuu heysaa adeegyadii aad uga barateen ee tayadoodu sarreysay
Haddaba wixii faafaahin dheeraad ah soo booqo xarunta ama lasoo xiriir
0615944449
0617298128
0625944449

02/01/2023

-Caafimaad ..
Tintaada ku dawee Saliid tayadeedu sarreeyso oo qiimo,
Haddii Tintu ku daadaneyso,
Haddii Agool kugu dhashay,
Haddii, Aflaako kugu jirto iwm.
Fadlan soo booqo Ileys caafimaad iyo isgoyska banaadir ama lasoo xiriir,

0615944449
0625944449
0617298128

Address

Afgoye Road-Mogadishu-Somalia
Mogadishu
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ileys-Caafimaad pharmacy Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ileys-Caafimaad pharmacy Service:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram