Hoyga cafimadka

Hoyga cafimadka $Well come.

18/06/2022
24/04/2022
Barnamijka cafimadka Ee RAMADAN ka  manta mowduca an ka hadleyno waa thyroid ka:●WA MAXAY THYROID:Thyroid ka wa qanjir k...
23/04/2022

Barnamijka cafimadka Ee RAMADAN ka

manta mowduca an ka hadleyno waa thyroid ka:

●WA MAXAY THYROID:

Thyroid ka wa qanjir ku jiro dhunta dadna wu ku kaca dadna wu ka daganyahay dad ka qaar cancer aya ka galo. Cudurka thyroid ka ad iyo ad ayu muhiim ugu yahay koritanka Caruurta.

Thyroid wa hormone wuxu dhibato ka garsina xaga iyo ragnimada ama dumarka wuxu sababi kara dhalmo la'aan hadi u kugu daho cudurkan dhibato ad u weyn ayu kugu reba.

●IMISA AYU U QEYBSAMA THYROID:

1)high thyroid (hyperthyroidism)
2)low thyroid (hypothyroidism )
3)hashimoto's thyroiditis
4)Goiter

●CALAMADAHA LAGU GARTO QOFKA QABO HIGH THYROIDISAM:

1)waxa lagu garta marka ugu h**eso qofka inu noqdo caato asigo cunto walbo cunayo
2)xanaaq fara badan
3)indhaha oo wetnada/bananka uso baxa
4)wadno garac badan
5)inu qofka jirkisa huro/gubto
6)in aad darentid riix riixyo

●CALAMADAHA LAGU GARTO QOFKA QABO LOW THYROIDISAM IYO HASHIMOTO'S :

1)cayil fara badan o melu ka yimid adan ogen
2)wax xanaaq ah malahan
3)hurdo badan
4)caado inay badato/inay go godo/Canada inay ka tagto/lawayo
5)raga ayagana wxy u keni karta dhalmo la'aan.
6)in aad darentid riix riixyo

●GOITER:

Qofka inay so bararo dhunta marku yaryahay bararka wax qabad ayu leyahay alle aya wax qabad iska leh dawo aya laga sina wuna ka daga bararka.
Lkn hadi u ad u bararo operation ayu noqona wax kale o loga badbadi karo majirto an qalin ehen.
Hadi u zaid uso bararo Nefta aya ku dhibeyso markad sexato wax lagu cejinayo cml aya noqoneysa. Thyroid ka cudur wanagsan ma aha.

●DAD KA BADANA WAXAY ISKU QALDAN QUUN/GOITER KA:

QUUN:waxa lagu garta inay ku dhibto wax lapidary laftigisa wa cudur xun Somalida badana way yareysata tonsillitis aya la dhaha marku qabow ku galo aya ugu badan ama adigo dhididayo inad mel dabel fadhisatid ay ku gasho hawo kadib dhunta aya ku xanuneyso wax na malaqi kartid hadi adan iska daweynin sida ugu dhaqsiyaha badan wuxu wax ka garsina wadnaha wadnaha, kilyaha, lafaha iyo dhaman kala gosyada ayu wax ka garsina Romatizam Wax ladhoho aya kugu dhacayo wuxu samena wa la dhoho Rheumatoid factor.
Carurta aya u badan wuxu ku rida valvol ka layirahdo aort cudurka la dhoho mitral clap ayu dhibateynaya hadu dhibateyo qofka neftur ayu bilaba wa wax dhib badan marka labadoduba wax wanagsan ma ahan.

Thyroid ka rag iyo dumar way leyihin qanjirkas aya cudur ku dhacayo oo aad u adag midka sare/hose ama Goiter ama cancer. Cancer ka waxa kaliya oo gali kara midka oo lagu magacabo hyperthyroidism lakin midka hose majiro wax cancer ah wadnaha ayu dhibato kaga keni kara.

Hadu sareyo wadnaha ayu dhib u keni kara wadno garac badan. Hadu hal dhinac ka hayo dhinacas aya eber noqoneyso ama operation in lasameyo aye noqoneysa.

Markad qabto Goiter waxad u bahantahay in aad qadato daawo 3 ila 6 bilod ama abadiyan inad qadato lakin waxa ay ku xirantahay herka ad mareysid.

●SIDE AYA LO BARA THYROID:

waxa lagaa baraa hormone lagu magacabo T3,T4,TSH.
T3 marku kugu badanyahay waa high thyroidisam
T4 iyo TSH marku kugu badanyahay wa low thyroidisam. Hadi u Goiter yahay badana T3,T4,Tsh wa cadi lakin marmar waxa cause garen karo inu combination la qato midka hose.

●HADI THYROID LAGA SARO QOFKA MANOLANKARA:

Thyroid dibada loma sari karo hadi laga saro nolol maba jirto qofkas wu dhimana.dadka waxa laga qalo ma aha thyroid e wa barurta mesha saran o layirahdo Goiter.

●THYROID GORME AYU CANCER KU DHICI KARA:

midka layirahdo high thyroidisam aya ubadan qarkod inu isku badalo cancer. qofka indhaha aya banaka kaso baxayo,xanaq badan,qofka inu jirkisa dhamado midkas aya marmarvisku badalo cancer.

Waxa jiro mid layirahdo cyst asiga xita wuxu isku badali kara cancer. Cyst waxa lasameya inti cirbad mesha lagiliyo aya meshisa lagu ba bi'ina lakin thyroid lama sari karo.

●THYROID MA YAHAY MID LAKALA QADI KARO:

maya wax laisku daran karo ma aha lakin wuxu noqon kara mid laisku dhaxlo wxa laga yaba hadi ad adiga qabto thyroid carurtada way qadi karan lakin qasab ma ahan.

●MALAGA YABA CUDURKAN HADI WAX LAGA QABAN WAYO INU QOFKA U DHINTO:
Haa wu u dhiman kara,qofka wadnaha aya ka jogsan karo qof ka qabo high thyroidisam aya ugu daran wu dili kara.lkn midka low thyroidisam ah intu cayilka kabato aya sokor iyo dhigar aya ku dhacayo. Midka high ah dhikar qasab waye wu ku dhaca wadnaha ayu wax ka garsina.

●QABKE AYA LO DAWEN KARA CUDURKAN :

Thyroid kaliya ma aha cudur kasta waxa wanagsan gor h**e in laga hortago. Lakin thyroid ka hadi ad daremeysid wax wayn ma aha 3 dhiig aya laga qada oo kala aha T3,T4,TSH wa hormone hadi laga qado oo lagu ogan karo markibo, hadi ad heshid dawadisa wu ka dagaya hadi ad dawadisa hesho.

● MAXA LAGULA TALINA QOFKA QABO CUDURKAN:

Thyroid kaliya ma ahan cudur kasta waxa wanagsan gor h**e in laga hortago oo ad u tagtid dhaqtarkaga. umada somaliyed mel walbo ay jogan waxa idin leyahay cafimadka ku dadala.

U SHARE GARE ASXABTADA SI AY UGU FAIDESTAN MAHADSANID.

Nagu soo biir
.🙏🏻🔬🧪🧫🥼

&

23/04/2022

Well come to
👉

Address

Mogadishu

Telephone

+252617246801

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoyga cafimadka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hoyga cafimadka:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram