DrWeyseysane Mohamed

DrWeyseysane Mohamed Dr weyseysane, a pediatrician physician working in OSOBLE SPECIALITY HOSPITAL

10/05/2025

Fadlan Talaal Ubadkaaga
Waxa idiin Diyaarinay
Qeybta Talaalka Caruurta

05/05/2025

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—จ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ โ€“ ๐Ÿฑ๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜†

Dhammaan Umulisooyinka ka howlgala Osoble Hospital.

waxaan idin leenahay hambalyo! maanta oo ah ๐Ÿ“๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฒ, waa maalinta caalamiga ah ee Umulisooyinka.

Maalin aad mudan tihiin in la xuso la qadariyo, lana bogaadiyo doorkiinna naxariista leh ee muhiimka ah ee aad ka qaadataan badbaadinta nolosha hooyooyinka iyo dhallaanka.

Shaqadiinna adag, dulqaadka, iyo daryeelka joogtada ah waxay laf-dhabar u tahay ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.




25/04/2025
22/04/2025
Hoyo iyo abe talala caruurta nunahane u daney adine isku daney daweynta waxa ka muhiimsan ka hortaga
23/03/2025

Hoyo iyo abe talala caruurta nunahane u daney adine isku daney daweynta waxa ka muhiimsan ka hortaga

Osoble Hospital waxa uu idiin diyaariyay ๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ, si loo hubiyo caafimaadka, korriinka, iyo difaaca ๐˜พ๐™–๐™ง๐™ช๐™ช๐™ง๐™ฉ๐™–.

Talaalku waa muhiim! Waxuu ka hortagtaa cudurrada halista ah waxay carruurta ka helaan difaac buuxa.

Ka faa'iidayso adeeggan oo keen ubadkaaga si ay u helaan talaal dhamaystiran.


Top 5 most common causes of death in under 5 year age childrensFirst ๐Ÿ‘‰ Diarrhea Second ๐Ÿ‘‰ Malnutrition3rd๐Ÿ‘‰ Acute respirat...
23/06/2024

Top 5 most common causes of death in under 5 year age childrens
First ๐Ÿ‘‰ Diarrhea
Second ๐Ÿ‘‰ Malnutrition
3rd๐Ÿ‘‰ Acute respiratory diseases
4th๐Ÿ‘‰ Vaccination-related (EPI)diseases
5th๐Ÿ‘‰Malaria &measles

๐Ÿ”ดWACYI GALINTA ISBUCA TALAALKA๐Ÿ”ดโ–ถ๏ธHoyo iyo abe talaala caruurtiina โ–ถ๏ธTalaalku waxa ay yareeyaan fursada lagu jirrado, qad...
30/04/2024

๐Ÿ”ดWACYI GALINTA ISBUCA TALAALKA๐Ÿ”ด

โ–ถ๏ธHoyo iyo abe talaala caruurtiina

โ–ถ๏ธTalaalku waxa ay yareeyaan fursada lagu jirrado, qadashada talaalka wakhtiga ku haboona waxey cawineysaa ubadkaga
โ–ถ๏ธDhaqdhaqaaqa habka difaaca jirka ayu Sara uqada iyada oo aan waxyeello u geysan jirka
โ–ถ๏ธWuxu ubadkaga Ka ilaalinaya cudurada faafa ee khatarta ah iyo kuwa la kala qaado
โ–ถ๏ธWaa hagaajiyaha tayada nolosha ubadkaga ee ku dadala hoyo iyo abo
๐Ÿ’ฌN.B: ka hor taga ayaa ka fican daweynta iyadoo ey jirto cuduro badan oo talaal leh oo aan daawo laheyn

โžก๏ธImmunisation is one of the most cost-effective ways of improving living standards, health and economic
prospects๐Ÿฅ๐Ÿ’‰๐Ÿ’‰๐Ÿฉธ๐Ÿ’ฏ

Great medical note๐ŸŽ†
19/02/2024

Great medical note๐ŸŽ†

What's the appropriate drug ๐Ÿ’Š ๐Ÿ’‰
10/01/2024

What's the appropriate drug ๐Ÿ’Š ๐Ÿ’‰

WorldMalariaDay!The world is facing many challenges on the road to Malaria elimination
25/04/2023

WorldMalariaDay!
The world is facing many challenges on the road to Malaria elimination

Eid Mubarak dhamaan umada somaliyeed meel walba oo aad ku cideysiin Happy Eid
08/07/2022

Eid Mubarak dhamaan umada somaliyeed meel walba oo aad ku cideysiin
Happy Eid

Hambalyo munaasabadda sanad guuradii 62aad ee kasoo wareegtey markii calan Soomaali leedahay laga taagay Hambalyo hambal...
26/06/2022

Hambalyo munaasabadda sanad guuradii 62aad ee kasoo wareegtey markii calan Soomaali leedahay laga taagay
Hambalyo hambalyo

DrWeyseysane Mohamed

follow

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DrWeyseysane Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DrWeyseysane Mohamed:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category