Sixa Life Care Center

Sixa Life Care Center xarunta Xanaanada iyo Daryeelka Dadka waweyn

wax ka ogoow sababaha ay sixa uga duwantahay xanaanooyinka kale .
28/12/2023

wax ka ogoow sababaha ay sixa uga duwantahay xanaanooyinka kale .

28/12/2023

faaidada uu leeyahay oo ay dadku dhayalsadaan ayaan maanta warbixin ka sameyney . ka faaideysi wacan.

25/12/2023

Faaidooyinka ay leedahay cabida biyaha badan oo ay kuusoo diyaarisay sixa life care center .

xarunta xanaaneynta dadka waaweyn ee sixa waxey kuu diyaarisay adeegyo dhameestiran oo buuxinaya baahiyaha gaarka ah ee ...
24/12/2023

xarunta xanaaneynta dadka waaweyn ee sixa waxey kuu diyaarisay adeegyo dhameestiran oo buuxinaya baahiyaha gaarka ah ee dadka aan daryeelka siino .

Sixa waxey bixisaa physiotherapy ay kuu qabanaayaan dhaqaatiir qibrad dheer u leh .ha moogaanin haddaba
23/12/2023

Sixa waxey bixisaa physiotherapy ay kuu qabanaayaan dhaqaatiir qibrad dheer u leh .ha moogaanin haddaba

21/12/2023

faaidada ay leedahay hurdada duhurki oo ay idin diyaarisay sixa life care center.

19/12/2023

dr mustafa oo ka hadlay mowduuc ku saabsan massage-ka .

Hel Adeeg Massage ah kaas oo ku siiyaan qubaro ku fiican .
18/12/2023

Hel Adeeg Massage ah kaas oo ku siiyaan qubaro ku fiican .

Jimca wanaagsan dhamaan muslimiinta.
14/12/2023

Jimca wanaagsan dhamaan muslimiinta.

kusoo dhawaaw sixa oo aad u heli doonto  qofki u baahan xanaaneyn' caafimaad iyo daryeel buuxa.
14/12/2023

kusoo dhawaaw sixa oo aad u heli doonto qofki u baahan xanaaneyn' caafimaad iyo daryeel buuxa.

Kusoo dhawaaw sixa oo u hel qofkaaga ku dhaw ee baahiyaha gaarka ah qaba xanaano iyo daryeel buuxa .
12/12/2023

Kusoo dhawaaw sixa oo u hel qofkaaga ku dhaw ee baahiyaha gaarka ah qaba xanaano iyo daryeel buuxa .

Maxaan Uga Duwanahay Xanaanooyinka Kale ee Ka Jira Wadanka ?
10/12/2023

Maxaan Uga Duwanahay Xanaanooyinka Kale ee Ka Jira Wadanka ?

09/12/2023

Wax ka baro xarunta daryeelka iyo xanaaneynta dadka waaweyn ee laga furay mogadisho gaar ahaan dhabarka dambe ee jaamacada siu.

Waxaan daryeel iyo xanaano dhameystiran siinaa dadka waaweyn ee u baahan xanaanada iyo daryeelka goonida ah (special nee...
09/12/2023

Waxaan daryeel iyo xanaano dhameystiran siinaa dadka waaweyn ee u baahan xanaanada iyo daryeelka goonida ah (special needs) sida la socoshada caafimaadkooda iyo ka war heynta badqabka maskaxdooda . Nagu soo booqo xarunteena baar ubax gaar ahaan dhabarka dambe ee jaamacada siu , ama lasoo xiriir 252 613620062 .

Address

Dhabarka Dambe Jamacada SIU Faraceeda Baar Ubax
Mogadishu

Telephone

+252613620062

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sixa Life Care Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share