08/03/2024
sheeko qosol badan
Oday reer Mudug ah oo maqaaxi casiriyo kacabaaya ayaa waxaa usoo galay oday qurba joog ah oo lug iyo gacan artificial ama macmal yihiin.
Odagi reer muduga ahaa aktiisa ayuu soo fariistay lugtii ayuuna iska siibay hadana gacanti ayuu iska saaray markaasu maagay madaxa salaaxo
Odagi reer muduga ahaa wuxuu isyiri madaxa ayuu iska siibi rabaa wuuna dhiman ee badbaadi
Ul baakoor ah inta qaatay ayuu lafaha ka garaacay Kulahaa dofaaryohow ma hadaad horteyda isku dilee awalaad horteyda isku cuuryaamisee.