Xarunta Cilaajka Daaru Dibi

Xarunta Cilaajka Daaru Dibi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta Cilaajka Daaru Dibi, Medical and health, Albaraka, Mogadishu.

06/07/2024

Bishaaro Bishaaro Bishaaro Bishaaro.

Xarunta Cilaajka Daaru Dibi waxey idiin diyaarisay quraan saar iyo Daawo dhireed Tayo wanaagsan.

Xaruntu waxey leedahay qeybo kala duwan oo quraan saar Sida:-

1- Qeybta Jaharka
2- Qeybta Jaamaca
3- Qeybta qaaska

Wixii Faah faahina 61 7804041 / 0617604151

19/05/2024

Ogeysiis muhiim ah, waxaan dib u keenay Daawada Gaaska oo ay inaga soo dalbadeen macaamiil badan.

Waxaan marwalba idiin heynaa Mudaawaad tayo sare leh.

Ka soo dalbo whatsapp 61 7804041 617804041 waxaan kuugu keeni doonaa goobtaada shaqada ama hoygaaga.

Xarunteena waxa ay ku taalaa Iskooska Al-baraka

17/05/2024

Somali Hijama And Herbal Center
Waxa ay marwalba idiinka haqabtiraysaa baahiyaha Mudaawaad ee aad qabtaan, Masaaj iyo Toobin

Inagala soo xariir whatsapp 61 7804041

Xarunteena waxa ay ku taalaa Iskooska Al-baraka

29/04/2024

Bishaaro bishaaro, waxaa idiin keenay daawada Umu-sibiyaanka oo tayo sare leh.

Fadlan horay u soo gaar xarunteena Somali Hijama And Herbal Center oo ku taala inta u dhaxeesa Iskooska Albarako iyo maqaayadda Ceynu Shamsi.

Wixii faahfaahin ah inagala soo xariir
Whatsapp 61 7804041

0617804041

Mahadsanidiin

12/04/2024

Toobinku waa caafimaad ee inoo kaalay Toobin iyo Masaajba waan sameynaa waxaadna sidoo kale inaga helaysaan Mudaawaad tayo sare leh.

Xarunteena waxa ay ku taalaa Iskooska Al-baraka ama inagala soo xariir whatsapp 61 7804041
Mahadsanidiin

11/04/2024
22/03/2024

Bishaaro bishaaro
Macaamiisheena sharafta leh waxaa idiinku bishaareeneynaa in aan idiin sameenay qiimo dhimis balaaran bisha Ramadaan awgeed.

F.G. Toobinka waxba uma dhimayo Soonkaaga.

Xarunteena waxa ay ku taalaa iskooska Albaraka
Fadlan inagala soo xariira 0612922277 ama 0622922277

29/02/2024

Waxaa idiin keenay daawada Duunul Xasaasiya oo ah daawo loogu talagalay Xasaasiyada, waa daawo la tijaabiyay oo tayo sare leh.

Fadlan horay u soo gaar xarunteena Somali Hijama And Herbal Center oo ku taala inta u dhaxeesa Iskooska Albarako iyo maqaayadda Ceynu Shamsi.

Wixii faahfaahin ah inagala soo xariir

0612922277

0622922277

Mahadsanidiin

28/02/2024

Bishaaro bishaaro, waxaa idiin keenay daawada Umu-sibiyaanka oo tayo sare leh.

Fadlan horay u soo gaar xarunteena Somali Hijama And Herbal Center oo ku taala inta u dhaxeesa Iskooska Albarako iyo maqaayadda Ceynu Shamsi.

Wixii faahfaahin ah inagala soo xariir

0612922277

0622922277

Mahadsanidiin

21/02/2024

Waxaan marwalba idiin heynaa Toobin iyo Masaajad, waxaana kuu sameenaya howl wadeeno gacantooda ay aad u wanaagsan tahay kuna xeel dheer Masaajka iyo Toobinka.

Fadlan horay u soo gaar xarunteena Somali Hijama And Herbal Center oo ku taala inta u dhaxeesa Iskooska Albarako iyo maqaayadda Ceynu Shamsi.

Wixii faahfaahin ah inagala soo xariir

0612922277

0622922277

Mahadsanidiin

27/01/2024

Waxaa idiin keenay daawada Baawasiirka
Waa daawo tayo saro leh fadlan inaga soo dalbo number-ka 0612922277

0622922277

Xarunteena waxa ay ku taalaa inta u dhaxeesa iskooska Dabka iyo Sayidka

20/01/2024

Marwalba waxaan diyaar idiinla nahnay in sida ugu wanaagsan in aan idiin kuugu adeegno.

Toobinka waxaan usameenaa Dumarka iyo Ragga, qiimuhuna waa mid aad ku qanci doontid insha'allah.

Inagala soo xariir number-ka 0612922277

0622922277

Xarunteena waxa ay ku taalaa inta u dhaxeesa iskooska Dabka iyo Sayidka

Address

Albaraka
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 20:30
Tuesday 07:30 - 20:30
Wednesday 07:30 - 20:30
Thursday 07:30 - 20:30
Saturday 07:30 - 20:30
Sunday 07:30 - 20:30

Telephone

+252617804041

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Cilaajka Daaru Dibi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Xarunta Cilaajka Daaru Dibi:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram