Dr. Farjanno

Dr. Farjanno Waa bage-ka rasmiga ah ah ee Dr. Farjanno." like saar fadlan Mahadsanid.

17/12/2022

 .
17/12/2022

.

Harmful effects of Alcohol.
16/12/2022

Harmful effects of Alcohol.

https://youtu.be/TP5gzqZkSeE
30/08/2020

https://youtu.be/TP5gzqZkSeE

Muuqaalkaan waxaad ku arki doontaa Daawo halis basan xambaarsan mise aanad ogeyn. +subscribe +like +share

Waa xaqiiqada saxda ah ee Daawada Tramadol waana  halis weyn hadii aan loo isticmaalin sida ugu haboon, si aad u daawato...
20/08/2020

Waa xaqiiqada saxda ah ee Daawada Tramadol waana halis weyn hadii aan loo isticmaalin sida ugu haboon, si aad u daawato muuqaalka oo dhameystiran kasoo daawo youtube channel Doctor_4U ama riix link hoose
https://youtu.be/iPfQdqY4klE

7da DABEECADOOD OO MASKAXDAADA DHAAWAC WEYN U GEYSAN KARA HADAAD SAMEYSO1= quraacda oo aad ka tagto subaxdii2= dhafarka ...
17/08/2020

7da DABEECADOOD OO MASKAXDAADA DHAAWAC WEYN U GEYSAN KARA HADAAD SAMEYSO

1= quraacda oo aad ka tagto subaxdii
2= dhafarka habeenkii oo aad badsato
3= hurdada in aad ku daahdo subaxdii
4= in aad wax cunto markad TV daawanayso ama Computar
5= adoo kabaha qaba in aad seexato ama sigisaan/iskaalsho
6= in aad kaadida isku celiso
7= in aad sonkor badan isticmaasho

Hadii aad caafimaadka masxkaxdaada jeceshahay fadlan ka dheeroow 7daan qodob in aad sameyso.

:- xigasho

Fadlan u gareeya asxaabtiina ama halkaan uga wac qof kuu muhiim ah si uu uga faaiideysto.

https://youtu.be/OeQians2YAE

Dr. Hawa Abdi | Allah u Naxariisto. Taariikhda oo dhameystiran ka Daawo link hoose👇👇https://youtu.be/PcexmofmtpM
06/08/2020

Dr. Hawa Abdi | Allah u Naxariisto. Taariikhda oo dhameystiran ka Daawo link hoose👇👇
https://youtu.be/PcexmofmtpM

10-ka DHAQTAR EE KU GARAB TAAGAN ADIGA:-1= ALLe WEYNe (SW). Oo lagu xirnaado marwalba.2= Cab biyo badan oo nadiif ah, ma...
10/07/2020

10-ka DHAQTAR EE KU GARAB TAAGAN ADIGA:-

1= ALLe WEYNe (SW). Oo lagu xirnaado marwalba.

2= Cab biyo badan oo nadiif ah, maalin walbo.

3=Sameey jimicsi joogto ah, maalin walbo gaar ahaan aroortii.

4=Qaado hawo dabiici ah, misne nadiif ah.

5=Cunista cuno isku dheeri tiran.

6=Ku dadaal nadaafa jirkaada, deegaankaada iyo goobta aad ku nooshahay.

7=Useexo dhinaca midig, si aad u hesho hurdo xasiloon oo caafimaad qabta.

8=Seexo hurdo kugu filan, ugu yaraan 2:00 saac

9=Isticmaal malab saafi ah iyo sabad sowda.

10=Ku Qanac wixii Alle weyne kuu Qoray shar iyo kheyr.

si aad u Daawo muuqaalka taabo ama riix link hoose👇👇👇👇👇👇👇
https://youtu.be/Db15ehlW1-Y

Si aad Daawato muuqaalka taabo link-ga kuu muuqda mhdsanid
08/06/2020

Si aad Daawato muuqaalka taabo link-ga kuu muuqda mhdsanid

Daawade kala soco barnaamijyo ku saabsan caafimaadka isha allah waxan totodaabkiiba idin soo galin doonaa hal ilaa laba muuqaal inagoo tixgalin doonaa codsiy...

11/05/2020

HA QAADAN DAAWO AAN DHAQTARKAADA KUU QORIN waa qayb ka mid ah fariinta wacyi galinta. Dr. FARJANNO.
https://youtu.be/wCeZuchEZTs

Address

Moscow Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Farjanno posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Farjanno:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category