17/10/2022
Asc walalaha somaliyeed
Waxaan arkaa walalo Malmahan Qoraalo ka sameenayo Shirkada Tiens
Shirkada Tiens Waxaan ku biiray 2015 anigoo ku sugan magalada Mogadishu πΈπ΄
2017 Waxaan tahay Dalka Uganda πΊπ¬ Waxaan booqday HQ Tiens Kampala Waxaan kasoo iibsaday daawo xiligaaas aan u baahnaa
Sidoo kale waan Ka shaqeeyay oo team ila shaqeeyo ayaan ka sameeyay waana isku nidaam dhamaan tiens Mel walbo eey ku taaal
2018 Waxaan imaaday Dalka Holland π³π± tiens waxey xarunta ugu weyn Yurub ku leedahay Dalka Germany anigoo daawo dhaqtar isoo qorin ayaan ka dalbaday weyna ii timaaday
Taasi micnaheeda maahan daawo walba waad cuni kartaa, waa in qof dawada yaqaan ku dalbaa ama aad barataaa
Hadii aad bukaan tahay waxaa ku caawin doono dad aqoon fog u leh daawada
Hadii aad rabto in aad baratana waxaa heli dontaa course badan oo aad ku baran kartid dhamaan daawoyinka eey so saarto shirkada
Ma is dhihi karnaa Germany π©πͺ oo aduunka caafimaad ka kaalmaha ugu horeeyo ku jirto ayaa lagu iibiyaaa daawo dhacday Waa sida walalaha qaar hadalka u dhigeen
Waxaana Idin xaqiijinayaaa wiil somaliyeed Dalka Germany dagan Oo cudurka Sonkorta qabay dhaqtarkiisana ku dhahay ma jirto wado aad ugu caafimaadi karto Balse daawadaan iska cun wey ku caawineysaa sidoo kalana Sonkortu daawacday Raganimadiisa
Ayaan siiyay daawada Tiens Alx hada wuka caafimaaday sonkortii
Asigoo Aroos cusub ah ayuu isku arkay dhibaatada eey gaarsiiyay sonkortu
Allah ayaa ku mahadsan Tiens Somalia inoogu keenay dad badan oo umadeena ahna ka faaideysatay
Wabillahi Towfiiq
Wixii faahfaahin ah +252612499097