Gargaar Hospital

Gargaar Hospital Hospital
(2)

🦷✨ Fursad Gaar Ah oo Ka Socota Gargaar Hospital!Munaasabadda 10-ka dhexe bisha Barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan kuu...
03/03/2026

🦷✨ Fursad Gaar Ah oo Ka Socota Gargaar Hospital!

Munaasabadda 10-ka dhexe bisha Barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan kuu haynaa 50% Discount dhammaan adeegyada ilkaha!

Adeegyada la dhimay waxaa ka mid ah:
βœ”οΈ Xirista Ilkaha
βœ”οΈ Dhaqista Ilkaha
βœ”οΈ Badalista Ilkaha
βœ”οΈ Dareen Dilista
βœ”οΈ Buuxinta Ilkaha
βœ”οΈ Bixinta Ilkaha

Ha seegin fursaddan si aad u hesho daryeel ilko oo tayo sare leh qiimo jaban.

πŸ“ xaruntu waxy ku tala Macmacaanka Xaaji Gaboow
πŸ“ž Wac: +252 61 3503096 / +252 61 6503096

02/03/2026

Labadii usbuuc ee la soo dhaafay, bukaannada ugu badan ee yimid Gargaar Hospital waxay ka cabanayeen calool xanuun iyo lalabo β€” gaar ahaan xilliga Ramadaanka.

Sababaha ugu badan: aash*to, cunto badan oo hal mar la cuno, iyo biyo la’aan.

βœ”οΈ Afurka si tartiib ah u bilow
βœ”οΈ Ka fogow cuntooyinka shiilan
βœ”οΈ Cab biyo ku filan

Haddii xanuunku sii socdo ama uu noqdo mid daran, la tasho dhakhtar.

πŸŽ‰ Qiimo Dhimis ugaar ah bisha barakeysan ee Ramadaan: 50% qiimo dhimis la-talinta dhakhtarka cudurrada guud.

πŸ“ Nagu soo booqo Dharkenley β€” agagaarka Macmacaanka
πŸ“ž Gargaar Hospital β€” Daryeel aad ku kalsoonaan karto

Adeegga Emergency-ga ee Gargaar Hospital waa mid shaqaynaya 24 saac maalintii, si degdeg ahna uga jawaaba xaalad kasta o...
24/02/2026

Adeegga Emergency-ga ee Gargaar Hospital waa mid shaqaynaya 24 saac maalintii, si degdeg ahna uga jawaaba xaalad kasta oo caafimaad oo halis ah. Koox khibrad leh oo kalkaaliyayaal iyo dhakhaatiir ah ayaa diyaar u ah badbaadinta nolosha bukaannada, iyagoo adeeg degdeg, qalab casri ah, iyo daryeel naxariis leh bixiya.

πŸ“ Caafimaadkaaga waa mudnaantayada koowaad β€” ha ka waaban inaad nala soo xiriirto marka xaalad degdeg ahi timaado.

πŸŽ‰ Qiimo Dhimis Weyn β€” 30% Discount!πŸ₯Munaasabadda bisha barakeysan awgeed, Gargaar Hospital waxay kuu diyaarisay 30% qiim...
23/02/2026

πŸŽ‰ Qiimo Dhimis Weyn β€” 30% Discount!πŸ₯

Munaasabadda bisha barakeysan awgeed, Gargaar Hospital waxay kuu diyaarisay 30% qiimo dhimis dhammaan qeybaha muhiimka ah ee hospital-ka.

βœ… Qeybta Qaliinka
βœ… Qeybta Haweenka
βœ… Qeybta Sheybaarka
βœ… Qeybta Ilkaha
βœ… Qeybta Daawada
βœ… Qeybta Dhalmada

Fursad dahabi ahha seegin fursadan oo nagu soo booqo gargaar hospital dharkenley macmacaanka

πŸ“ Dharkenley, Macmacaanka Xaaji Gaabow
πŸ“ž +252 61 3503096

Caafimaadkaaga waa mudnaanteena β€” ka faa’iideyso qiimo dhimistan hadda!πŸ’™

🦷 Dhakhtarka Cudurrada Afka iyo Ilkaha Dr. RamiWuxu Hadda diyaar kugu  yahay inuu ku daweeyo si xirfad iyo daryeel leh!M...
19/02/2026

🦷 Dhakhtarka Cudurrada Afka iyo Ilkaha Dr. Rami
Wuxu Hadda diyaar kugu yahay inuu ku daweeyo si xirfad iyo daryeel leh!

Ma qabtaa ilko qalloocan, dhibaato cirrid, ama ilko u baahan hagaajin? Gargaar Hospital waxaad ka heleysaa adeegyo casri ah oo leh natiijooyin muuqda β€” sida aad ku aragto sawirrada Before & After.

βœ… Toosin ilkaha (Braces)
βœ… Nadiifin & daaweyn cirrid
βœ… Hagaajinta ilko jaban ama qalloocan
βœ… Daryeel ilko oo dhamaystiran

πŸ“ Goobta: Dharkenley, Macmacaanka Xaaji Gaabow
πŸ“ž Wac: +252 61 6503096
πŸ“§ gargaarhospital.so@gmail.co

πŸŒ™ Ramadaan Kariim πŸŒ™Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa timid β€” bishii naxariista, dembi-dhaafka, iyo isu soo dhowaanshaha ...
18/02/2026

πŸŒ™ Ramadaan Kariim πŸŒ™

Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa timid β€” bishii naxariista, dembi-dhaafka, iyo isu soo dhowaanshaha qalbiyada. Waxaan idiin rajaynaynaa Ramadaan kheyr badan, caafimaad, nabad, iyo cibaado la aqbalo. Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faa’iidaysta fursadaha barakaysan ee bishan, hana inagu gallado farxad, samir, iyo ajar badan.

Ramadaan Mubaarak β€” Soon wanaagsan! 🀲✨

✨ NEW YEAR, NEW GARGAAR! ✨Waxaan si farxad leh idiinku soo bandhigeynaa dhismaha cusub ee Gargaar Hospital, oo si toos a...
11/02/2026

✨ NEW YEAR, NEW GARGAAR! ✨

Waxaan si farxad leh idiinku soo bandhigeynaa dhismaha cusub ee Gargaar Hospital, oo si toos ah ugu xiran dhismihii h**e ee isbitaalka. Tani waa ballaarin rasmi ah oo lagu kordhinayo tayada adeegyada caafimaad ee aan bulshada u hayno.

Dhismahan cusub wuxuu ka dhigan yahay:
πŸ₯ Goobo adeeg oo casri ah
🩺 Qalab caafimaad oo horumarsan
πŸ‘©β€βš•οΈ Adeeg degdeg ah oo nidaamsan
✨ Jawiga nadiif iyo degaan raaxo leh

Ballaarintan cusub waxay caddeyn u tahay dadaalkeenna joogtada ah ee aan ku hormarineyno daryeelka caafimaadka bulshada.

πŸ“ Dharkenley, Macmacaanka Xaaji Gaabow

Tell : 0613503096

NOOCYADA ULTRASOUND AAN BIXINOGargaar Hospital waxaad ka heli kartaa adeegyo Ultrasound oo dhamaystiran, sax ah, laguna ...
11/02/2026

NOOCYADA ULTRASOUND AAN BIXINO
Gargaar Hospital waxaad ka heli kartaa adeegyo Ultrasound oo dhamaystiran, sax ah, laguna kalsoonaan karo. Waxaan bixinaa baaritaanno kala duwan si loo hubiyo caafimaadkaaga si xirfad leh oo degdeg ah.

βœ… Ultrasound Haweenka Uurka leh
βœ… Ultrasound Gudaha Haweenka
βœ… Ultrasound Murqaha & Lafaha
βœ… Ultrasound Caloosha Guud
βœ… Ultrasound Naasaha
βœ… Ultrasound Qanjirka Ragga
βœ… Ultrasound Qanjirka Dhuunta

Waxaan ku adeegnaa qalab casri ah iyo dhakhaatiir khibrad leh si aad u hesho natiijooyin sax ah oo degdeg ah.

πŸ“ Goobta: Dharkenley Macmacaanka Xaaji Gaabow
πŸ“ž Wac: +252 0613503096
πŸ“§ gargaarhospital.so@gmail.com

Caafimaadkaaga waa mudnaanteena koowaad. Maanta isbaar!

Gargaar tag helna, gargaar-ka aad mudantahay 🀍Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo degdeg ah, kuna saleysan daryeel iyo k...
08/02/2026

Gargaar tag helna, gargaar-ka aad mudantahay 🀍
Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo degdeg ah, kuna saleysan daryeel iyo kalsooni. Kooxdeena xirfadlayaasha ah waxay diyaar u yihiin badbaadinta noloshaada mar kasta oo aad u baahato.

πŸ“ Dharkenley, Macmacaanka Xaaji Gaabow
πŸ“ž +252 61 6503096
πŸ“§ gargaarhospital.so@gmail.com

Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna 🩺

KU XERO ILKAHAAGA 12.5 OO KAIYA – FURSAD AAN MAR WALBA LA HELIN! Ma rabtaa ilko qurux badan oo si siman u yaalla?Gargaar...
07/02/2026

KU XERO ILKAHAAGA 12.5 OO KAIYA – FURSAD AAN MAR WALBA LA HELIN!

Ma rabtaa ilko qurux badan oo si siman u yaalla?
Gargaar Hospital waxay kuu hayaan QIIMO-DHIMIS 50% oo ku saabsan xerashada ilkaha (braces).

πŸ’° Qiimaha h**e: $25
πŸ”₯ Qiimaha hadda: $12.5 oo kaliya!

βœ”οΈ Daryeel tayo sare leh
βœ”οΈ Dhaqaatiir khibrad leh
βœ”οΈ Natiijo muuqata oo kalsooni kuu kordhinaysa

πŸ“ Goobta: Dharkeenley, Macmacaanka Xaaji Gaabow
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 61 6503096
πŸ“§ gargaarhospital.so@gmail.com

🦷 Adeegyada Ilkaha ee Gargaar Hospitalβœ”οΈ Nadiifinta ilkaha – Ka saarista wasakhda & ilaalinta quruxda ilkahaβœ”οΈ Buuxinta ...
06/02/2026

🦷 Adeegyada Ilkaha ee Gargaar Hospital
βœ”οΈ Nadiifinta ilkaha – Ka saarista wasakhda & ilaalinta quruxda ilkaha
βœ”οΈ Buuxinta ilkaha – Daaweynta ilko daloolay si xanuun la’aan ah
βœ”οΈ Daaweynta cirridka – Daryeelka cirrid dhiig baxaya & cirad xanuunka
πŸ“ Goobta: Dharkenley, Macmacaanka Xaaji Gaabow
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 61 6503096
πŸ“§ Email: gargaarhospital.so@gmail.com

Caafimaadka ilkahaaga waa mudnaanteenna.

04/02/2026

Qeybta dentalka ee gargaar hospital waxay ku diyaarisay checkup free ah kaso lagu barayo cudurada ku kala gudba afka sido kale waxa 50% discount ku sameenay Xirashada ilkaha
Ka mid noqo dadka tirada yar ee ka faaideysta Fursadan si Koobaan

Address

Haji Gabow
Mogadishu

Telephone

+252612112234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaar Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gargaar Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category