Dr Ali Abdi Ahmed

Dr Ali Abdi Ahmed DR. ALI ABDI AHMED
ORTHOPEDIC AND TRAUMA SURGEON Dr. Ali Abdi Ahmed is an orthopedic and trauma surgeon at Kalkaal Hospital.

He serves on the Board of Directors of Incision Somalia/Global Surgery Somalia Foundation and is an executive member of the Somali Orthopedic Association. He is also a member of the Somali Medical Association. Dr. Ali is deeply committed to advancing global health and improving surgical care for patients worldwide. He is also dedicated to building education and research capacity in low- and middle-income countries, including Somalia.

5 Qodob oo Sabab u noqon kara inay lafahaga xoogeystaan
04/01/2025

5 Qodob oo Sabab u noqon kara inay lafahaga xoogeystaan


03/01/2025
01/01/2025

𝐊𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐥 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭
kusoo dhawaada kalkaal podcast xalqadiisa koowad kaas oo aan uga hadalney ciwaan magaciisu yahay { osteoarthritis } oo ah burburka lafaha kuna soo jeediyey talooyin caafimad oo quseeya mowduuca .


30/12/2024

𝐊𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐨𝐠𝐚 𝐑𝐚𝐬𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐃𝐫 𝐀𝐥𝐢 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝
Dhaqtar ku takhasusey xanuunada ku dhaca lafaha iyo qaliimadooda, kana howl gala Kalkaal Hospital
waxna kusoo bartey dalweynaha ruushka, gaar ahaan magaalada ufa.
jaamacada 𝐁𝐚𝐬𝐡𝐤𝐢𝐫 𝐒𝐭𝐚𝐭𝐞 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲 dhawaana dib ugu soolabtey dalkiisa gaar ahaan magaalada muqdisho , si aad ula socoto wacyigalinta isbuuclaha ah fadlan
rukumo pagekan .

15/06/2024



Salaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa Barakaatuhu

Ciid Wanaagsan

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban.

Maalmahan barakaysan ee Ciidda Carafo waa maalmo ku suntan khayr iyo cibaado ay ka mid tahay gudashada waajibaadka Xajka iyo sadaqada oo la badiyo maalmaha Carafo. Walaalaha Soomaaliyeed waxaan ku boorrinayaa in ay ku dadaalaan garab istaagga dadka danyarta ah, taas oo ka mid ah acmaasha ugu wanaagsan ee Rabbi loogu dhowaado.

Ugu dambeyntii, waxaan Alle ka baryayaa in uu ciiddan teeda kale nagu gaarsiiyo barwaaqo, midnimo iyo horumar ballaaran oo ay dadkeenna iyo dalkeennuba ku tallaabsadaan.

Ciid wanaagsan ❤️
‎تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-fidriga....
09/04/2024

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-fidriga. Waxaana Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishii Ramadaan.

Ciiddu waa munaasabad farxadeed oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban. Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorrinayaa kaalmeynta iyo farxad-gelinta masaakiinta iyo carruurta agoonta ah ee ku tabaaleysan daafaha dalka.

Ciid Mubaarak. Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad.

﷽ Waxaan muslimiinta ku nool daafaha dunida, gaar ahaanna ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barake...
10/03/2024



Waxaan muslimiinta ku nool daafaha dunida, gaar ahaanna ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Bisha soonqaad ee caawa i noo bilatay waa bishii Qur'aanka, cibaadada, iyo sadaqada. Waxaan bulshada Soomaaliyeed, ugu baaqayaa in ay caawiyaan, oo ay ka farxiyaan dadka saboolka ah.

Waxaan Alle ka baryayaa in uu i naga wada aqbalo cibaadada iyo acmaasha suubban ee Soonqaad. Ku sooma nabad, farxad, iyo caafimaad.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252615344344

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ali Abdi Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Ali Abdi Ahmed:

Share

Category