08/05/2026
𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧🌿
“أَلَا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ”
Quluubtu waxay ku xasishaa xuska Alle.
Allaha naga yeelo kuwa qalbiyadoodu ku nastaan dikriga, ducada iyo xuska Alle.
Jimco kheyr badan dhammaantiin. 🤲