Somali Health Development Association

Somali Health Development Association S.H.D.A

Last night we had a fruitful meeting with Presidential Candidate Hassan Ali KhaireWe discussed in depth the importance o...
05/07/2025

Last night we had a fruitful meeting with Presidential Candidate Hassan Ali Khaire
We discussed in depth the importance of Somalia to have a new leadership that is active, efficient, and based on justice, ability and vision to develop the Somali people - especially the youth.

20/08/2024

Gaarsii ducadan qof walbo

25/06/2024

Diplomacy Abdulkadir Fiidka Ayaa Xusay In Ay Muhiim tahay Weynneynta Maalmaha Xuriyadda Ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo Daruufa Kastoo Jira

Agaasimihii NIH Dr. Maxamed Maxamuud Shoobow, oo cilmi-baaris uu sameeyey ay soo bandhigtay doorka Jaamacaddaha ee Horum...
25/04/2024

Agaasimihii NIH Dr. Maxamed Maxamuud Shoobow, oo cilmi-baaris uu sameeyey ay soo bandhigtay doorka Jaamacaddaha ee Horumarinta Cilmi-baarista, ayaa soo bandhigay todobo qodob oo ay jaamacaduhu ku hormarin karaan cilmi-baarisra:
1. In dhaqala loo ururiyo
2. In xeer iyo anshax loo sameeyo
3. In galaangal loo yeesho xogaha
4. In wada-shaqayn la helo
5. In natiijada cilmi-baarisyada la dabaqi karo
6. In la helo meel lagu faafiyo oo si furan looga heli karo cilmi-baarisyada iyo
7. In cilmi-baaris laga sameeyo karaanka cilmi-baarista ee jirta.

Guddumiyaha Ururka Hormarinta Caafimaadka Ee Soomaalia Mr Abdirizak Omar Ayaa Hambalyo U Diray Agaasime Mahamed Mahamud ...
24/04/2024

Guddumiyaha Ururka Hormarinta Caafimaadka Ee Soomaalia Mr Abdirizak Omar Ayaa Hambalyo U Diray Agaasime Mahamed Mahamud Waan hubaa in wax,badan lagaa faaidi doono waxaan rajeynaa horumar balaaaran inad ka samayn doontid Field-ga Caafimaadka Guud gaar ahaan Health System-ka wadanka

11/03/2024

Ramadan Mubarak to all Muslims
Wherever you are.
May Allah make us those who take advantage of the blessings of this month Ramadan.
Insha Allah❤🌃.

Guddumiyaha Somali Health Development Association  Dr Abdirizak Omar Qof-kastaa wuxuu leeyahay Dhaqan isaga u Gaarra wux...
02/03/2024

Guddumiyaha Somali Health Development Association Dr Abdirizak Omar Qof-kastaa wuxuu leeyahay Dhaqan isaga u Gaarra wuxuuna leeyahay Dabeecad u gooniya.

Taas micneheeda waxay ku tuseeysaa Ineeynan sineeyn aragtida dadku.

Waxaa jirra kuwa kaa aaminsan inaad xuntahay Hadana waxaa jirra bashar taageera Wanaagaaga waana mida aan laga sineeyn Garaadku, qofba si ayuu wax-u arkaa ee Hala Dagaalin qofka kasoo Horjeesta fikirkaaga Waxaa laga yaaba inuu kaa Fikir Wanaagsanaadee.

Aqliga wanaagsani wuxuu keenaa fikir Wanaagsan hadaad rabto inaad noqoto Dhaxal-reebe La xasuusto Lana xuso Tix-gali Aadamaha kale xataa hadaay kaa hooseeyaan.

Somali Health Development Association

Guddumiyaha Ururka Hormarinta Caafimaadka Ee Soomaalia Mr Abdirizak Omar Ayaa Hambalyo U Diray Agaasime DrJalaaludiin Yu...
10/11/2023

Guddumiyaha Ururka Hormarinta Caafimaadka Ee Soomaalia Mr Abdirizak Omar Ayaa Hambalyo U Diray Agaasime
DrJalaaludiin Yusuf Ahmed waa xaqiiq in Hospital De Martino Public Hospital yahay Midka Ugu Wanagsan Dalka Dadaalkaada Ayaana Halkaas lagu Gaaray. MAHADSANID
Mudane Wasiir Dr. Ali Haji Adam Kasoo qeeb kal kaaga waan kaaga mahad celineynaa Iyo shaqada qaranka u hayso Mahadsanid

Address

Maka Al-Mukarama
Mogadishu
0615947324

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Health Development Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram