Somali Pharmacists Association

Somali Pharmacists Association Non-Profit and Membership-based Professional Pharmacy Association that was founded by the Somali pha

27/09/2025
26/09/2025

Dhamaan daawoyaqaanada Somaliyeed Maalin Farxad leh u rajeenena. Dadaalkiina meesha ka sii wada.
25/09/2025

Dhamaan daawoyaqaanada Somaliyeed Maalin Farxad leh u rajeenena. Dadaalkiina meesha ka sii wada.

Moderator ka Dr Abdirazak iyo protocol team Dr Ibrahim iyo Dr Yahye aad ayee u mahadsanyihin.
25/09/2025

Moderator ka Dr Abdirazak iyo protocol team Dr Ibrahim iyo Dr Yahye aad ayee u mahadsanyihin.

Ustaad Abdikarim Darwiish Deanka Kulliyada caafimadka iyo health sciences ka ee jaamacada Simad ayaa soo xeray event ga....
25/09/2025

Ustaad Abdikarim Darwiish Deanka Kulliyada caafimadka iyo health sciences ka ee jaamacada Simad ayaa soo xeray event ga.

Panel ka oo moderator ka ahaa Dr Abdifatah, iyo teamka oo kala ahaa Dr Daud Moallim, Dr Farah Sharawe, Dr Fartun Orey, D...
25/09/2025

Panel ka oo moderator ka ahaa Dr Abdifatah, iyo teamka oo kala ahaa Dr Daud Moallim, Dr Farah Sharawe, Dr Fartun Orey, Dr Abdullahi Hassan, ayaa dood cilmiyed ka sameeyay sida ee iskula shaqeyn karaan dhakhatirta, daawoyaqaanada iyo regulatory authorities ka.

Dr Farah Sharawe Agaasimaha National Medical Regulatory Authority ayaa u dabaaldegay maalinta daawoyaqanada aduunka si g...
25/09/2025

Dr Farah Sharawe Agaasimaha National Medical Regulatory Authority ayaa u dabaaldegay maalinta daawoyaqanada aduunka si gaar ah Somalia.

Dr Mohamed Abdulkadir ayaa ka qeybqaatay maalinta   ee   isago u hambelyenaya dhamaan daawoqanada somaliyed shaqada ee q...
25/09/2025

Dr Mohamed Abdulkadir ayaa ka qeybqaatay maalinta ee isago u hambelyenaya dhamaan daawoqanada somaliyed shaqada ee qabtaan.

Dr Zainab Sabrie ayaa soo jeedisay presentation ku saabsan dowrka daawoyaqaanada ku leeyihin bulshada iyo sida waxbarash...
25/09/2025

Dr Zainab Sabrie ayaa soo jeedisay presentation ku saabsan dowrka daawoyaqaanada ku leeyihin bulshada iyo sida waxbarashada u saamenoso practice-ka.

Dr LuuL Somali Medical Association President, ayaa kala qeybqaadatay ururka daawoyaqaanada maalintooda.
25/09/2025

Dr LuuL Somali Medical Association President, ayaa kala qeybqaadatay ururka daawoyaqaanada maalintooda.

Dr Farxiya Binow ayaa soo jeedisay shaqoyinka SPA h**e u soo qabatay iyadoo u mahadcelinesa dadaaladi h**e loo soo samee...
25/09/2025

Dr Farxiya Binow ayaa soo jeedisay shaqoyinka SPA h**e u soo qabatay iyadoo u mahadcelinesa dadaaladi h**e loo soo sameeyay dhamaan dawoyaqanadi ka qeybqaatay.

Ustaad Abdinaasir Warsame Gudoomiya Ururka SPA ayaa furay u dabaaldega maalinta
25/09/2025

Ustaad Abdinaasir Warsame Gudoomiya Ururka SPA ayaa furay u dabaaldega maalinta

Address

Taleeh, Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252616129797

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Pharmacists Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Pharmacists Association:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram