Dr faaris health Centre

Dr faaris health Centre General medicine

14/04/2024

Muslimiinta guul baan urajeynaa
YA ALLH nasri iyo GUUL sii muslimiinta

Masaxantahy mise?
29/02/2024

Masaxantahy mise?

Isbuucaan waxaan soo gudbi doonaa cudurrada ay dadku soo codadaan inaa kahadalno I,allh
23/02/2024

Isbuucaan waxaan soo gudbi doonaa cudurrada ay dadku soo codadaan inaa kahadalno I,allh

23/02/2024

Lasoco taxane caafimaad
Hoos 👇 noogu soo qor waxaa jeceshahy in laguu faa,ideeyo.

17/11/2023

Iska ilaali waxyaabahaan inaa isticmaasho
1 sigaarka
2 qamrada
3 inuu miisaankaaga saa,I'd u bato

09/02/2023

Jumca kareem
KuSalliya nbaiga scw
Si aan darajo u gaarno

Mararka qaar madareenta xaanuun,caajis iyo daal waliba aadan aqoonin meel kuxanuuneyso iyo meelkale laakin aad dareemeys...
09/01/2023

Mararka qaar madareenta xaanuun,caajis iyo daal waliba aadan aqoonin meel kuxanuuneyso iyo meelkale laakin aad dareemeysid inaad xanuunsantahay.
Marki aad xaalada nuucaan ah dareento istaag qubeyso weyseeso 2rakac tuko kedibna Khuran aqriso insha Allah waxaad dareemi doonta caafimaad,farxad iyo firfircooni.

W.Q: Maxamed

Page-ka like saar siaad uhesho maclumaad dheeri ah una noqoto qofka ugy horeeyo ee kafaaideysta casharada aansoo gelino.mahadsanid

31/12/2022
TAXANAHA  CAAFIMAADKA1. Xilliga ugu badan sokortu kacsan tahay waa subaxdii sababtoo ah habeenkii waxaa aad u shaqeeya H...
10/11/2022

TAXANAHA CAAFIMAADKA

1. Xilliga ugu badan sokortu kacsan tahay waa subaxdii sababtoo ah habeenkii waxaa aad u shaqeeya Hormanada qaar sida Adrenalin, Cortisol iyo Glucagon marka cabir sokortaada habeenka aadan ku cashayn wax bur ka samaysan, baasto iyo bariis

2. Sida ugu fiican looga hortagi karo in hormonadaasi kiciyaan sokorta waa in qofku casheeyo maqribka ka hor ama uu sameeyo jimicsi cashada kadib, cashada cishaha kadib waxay qofka usoo dadajisaa cudurada halista ah sida sokorta iyo dhiigkarka

3. Sababta ugu badan dadka xusuustooda yaraysa ama badisa hilmaanshaha waa cunista waxyaabaha macaanka ah ama sokortu ku badan tahay. Macaanka in qofku cuno waa halis waxaase ka halis badan qofka inuu wax macaan aad u cuno isagoo aan samaynayn wax exercise ah dhididna uusan ka baxayn

4. Dadka ugu badan ee ka badbaada cudurada lala noolaado sida sokorta, dhiig karka iyo kalastaroolka waa dadka qabta shaqooyinka gacanta laga qabto sida dhisida guryaha ama sameeya socodka 60 daqiiqo xiriir ah

5. Farqiga u dhaxeeya Beerka qofka sokorta aadka u cuna iyo qofka sokor cunistiisu yar tahay waa midka sawirka kaaga muuuqda. Beerka qofka sokorta aadka u cuna waa beerka madow sawirka kore nadiif ma noqdo qofkaas beerkiisa. Sidaa darteed macaanka inta aad iska yarayn marto yaree si beerkaaga uusan ugu samaysmin dufan

Qodobkee Aad Kusoo Jiitay

Dr.Dayib Abdulkadir

Address

Bakaaro
Mogadishu

Telephone

+252610982118

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr faaris health Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category