Baxnano Hospital

Baxnano Hospital Baxnano Hospital

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
01/01/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Hyperthyroidism waa xanuun ku dhaca qanjirka (Thyroid-ka) kaas oo sababa dhibaatooyin caafimaad.  Hadii aad isku aragto ...
28/12/2025

Hyperthyroidism waa xanuun ku dhaca qanjirka (Thyroid-ka) kaas oo sababa dhibaatooyin caafimaad.
Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa suurta gal ah in aad qabto Hyperthyroidism, nagu soo booqo Baxnano Hospital.

Caruurta caafimaadkooda waxa uu mudan yahay daryeel joogto ah, Haddii aad ku aragto calaamadahaan, nagu soo booqo Baxnan...
27/12/2025

Caruurta caafimaadkooda waxa uu mudan yahay daryeel joogto ah, Haddii aad ku aragto calaamadahaan, nagu soo booqo Baxnano Hospital si aad u hesho daryeel sax ah.

    waa la daaweyn karaa, nagu soo booqo Baxnano Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarada caruurta hadalka ka daahay  ....
25/12/2025

waa la daaweyn karaa, nagu soo booqo Baxnano Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarada caruurta hadalka ka daahay . .

25/12/2025
Nafaqo-darridu waa xaalad caafimaad darro oo halis ah oo ku timaadda marka jirka ilmaha uusan helin cunto iyo nafaqo ku ...
23/12/2025

Nafaqo-darridu waa xaalad caafimaad darro oo halis ah oo ku timaadda marka jirka ilmaha uusan helin cunto iyo nafaqo ku filan, hadii uu la dhibanyahay ubadkaaga nafaqo-darro, nagu soo booqo Baxnano Hospital.

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa suurta gal ah in aad qabto cudurka gowracatada, nagu soo booqo Baxnano Hospital...
21/12/2025

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa suurta gal ah in aad qabto cudurka gowracatada, nagu soo booqo Baxnano Hospital oo hel baaritaano caafimad oo dhameystiran.

20/12/2025

𝐂𝐚𝐥𝐨𝐨𝐥 𝐢𝐬𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐢𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐮 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨, 𝐬𝐢𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚,
Daawo muuqalkan waxaa inoo sharxi doono Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist.

Maka cabaneysaa xanuunka macaanka ama sokorowga, nagu soo booqo Baxnano Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarkeena uurk...
18/12/2025

Maka cabaneysaa xanuunka macaanka ama sokorowga, nagu soo booqo Baxnano Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarkeena uurkujirta iyo cudurada guud.

Hadii aad ku aragto ubadkaaga calaamadahan, waxaa muhiim ah in aad la kulansiiso dhaqtarka caruurta si loo hubiyo sababa...
16/12/2025

Hadii aad ku aragto ubadkaaga calaamadahan, waxaa muhiim ah in aad la kulansiiso dhaqtarka caruurta si loo hubiyo sababaha dhabta ah ee keeni kara.

Address

Zoobe-Oppesite To Hayat Supermarket
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baxnano Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category