Dr's.farhia Omar Hussein

Dr's.farhia Omar Hussein Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr's.farhia Omar Hussein, Doctor, Afgooye, Mogadishu.

06/11/2022
06/11/2022
WAXA JIRA XANUUNO KALA DUWANOO KUDHACA JIDHKA BINI ADAMK HADABA HADEY JIRAAN XANUUNO AAD TABEYSO LAXARIIR TELL___6108426...
01/10/2022

WAXA JIRA XANUUNO KALA DUWAN
OO KUDHACA JIDHKA BINI ADAMK HADABA HADEY JIRAAN XANUUNO AAD TABEYSO LAXARIIR TELL___610842666
/https://wa.me/+252 +252 61 0842666

Waa Maxay sonkortaDhibaatooyinka mustaqbalka fog ee xanuunka sonkorowga ayaa si tartiid ah u kobcaya. Hadii qofku uu la ...
30/09/2022

Waa Maxay sonkorta

Dhibaatooyinka mustaqbalka fog ee xanuunka sonkorowga ayaa si tartiid ah u kobcaya. Hadii qofku uu la nool yahay sonkoroow waqti dheer, uusan xakameynta sonkorta ku jirta dhiig, waaxaa badata khataraha dhibaatooyinka.
Ugu dambeynti dhibaatooyinka xanuunka sonkorowga ayaa noqda kuwo naafeeya bukaanka ama ku keena halis nololeed. Dhibaatooyinka imaan kara waxaa ka mid ahCudurada xididada iyo wadnaha. Sonkorowgu wuxuu fududeeyaa cuduro dhowr ah oo ku yimaad habka wareega dhiig, waxaana ka mid ah dhibaatooyinkaas xanuunka xididka wadnaha, faalug, halbolayaasha jirka oo gufeysmo, qofka qaba sonkoroow wuxuu halis ugu jiraa iney soo wajahaan xanuunada wadnaha iyo faalug

Dhaawac soo gaara dareemayaasha. Sonkorta badan ee ku jirta dhiiga waxey dhaawici kartaa darbiyada xididada aadka u yaryar ee ku jira jirka, xididadaan waxey nafaqa gaarsiiyaan neerfaha, gaar ahaan kuwo lugaha. Dhaawacaan wuxuu sababi karaa in lugaha laga dareemo kabuubiyo, kuleyl, xanuun iyo cuncun kasoo bilowda faraha lugaha. Hadii aan la daweyn qofku wuxuu weyn karaa dareenka lugaha. Sidoo kale dhawaaca neerfaha waxaa lala xiriiriyaa dhibaatooyinka dheefshiidka, waxaana ka dhasha lalabo, matag, shuban ama calool fadhi. Ragga waxaa soo wajahi kara howl gabka kacsiga.

Dhaawaaca soo gaar kilyaha. Kili kasta waxaa ku dhex jira malaayiin xidido oo aad u yar yar, shaqadooduna ay tahay iney dhiiga ka miiraan wasakhda. Sonkorowgu wuxuu dhaawici karaa habka miiraha ah. Dhaawaca hadii uu bato wuxuu sababi kara in kilyaha ay fashilmaan ama in uu gaaro kilyaha dhaawac aan dib looga noqon karin, sidaa darteed bukaanka wuxuu u baahdaa in lagu sameeyo kaadi saari ama kilyo dhaqid ama in laga bedelo kilyahaDhaawc soo gaar indhaha. Xanuunka Sonkorowga wuxuu dhaawic karaa xididada kujiraha gudaha isha, dhaawacaan wuxuu sababi karaa arag beel. Sidoo kale sonkorowgu wuxuu siyaadin kara halista xanuuno kale ee ku dhaca indhaha sida gulukooma iyo indhaha oo caad fuula.

Dhaawac soo gaara lugta. Dhaawacaan ama qulqulka dhiiga gaar lugta oo yar waxey sahleysaa dhibaatooyin badan oo soo gaara lugaha, sida dillaac iyo bocol. Waxaa sahal noqoneysa in lugta ay infekshan qaado. Infekshanada lugta ayaan dhaqsa ku bogsoon hadii qofku uu la nool yahay xanuunka macaanka. Infekshanada ayaa ugu dambeyti sababo in bukaanka laga gooyo lug ama faraha lugaha

Xaaladaha maqaarka. Sonkorta badan ee dhiiga ku jirta waxey u fududeysaa bagteeriyada iyo fangi saran maqaarka iney sababaan infekshanka maqaarka.Maqalka oo xumaada. Dadka qaba sonkorta waxaa inta badan soo wajaha maqal xumo

Cudurka asaasaq. Asaasaq iyo sonkoroowgu ayaa la aamin san yahay inuu xiriirka ka dhaxeey walow ayasan jirin cilmi baaris si dhab ah u xaqiijisay.

Dhibaatooyinka sonkorowga uurka

Inta badan dumarka uu heleelo sonkorow xiliga ay uurka lee yihiin waxey dhalaan ilmo caafimaad qaba, hasa yeeshee hadii aan la xakameyn ama la daweyn heerka sonkorta ku jirta dhiiga, waxaa jira dhibaatooyin soo wajaha cunuga. Dhibaatooyinkaas waxaa ka mdi ah:
Cunug aad u weyn. Sonkorta badan ee ku jirta dhiiga waxey ka gudubtaa mandheerta, waxey kicisaa ganaca cunuga inuu soo saaro hormoonka insulin. Arintaan ayaa sababi karta in cunugu uu si xad dhaaf ah u koro. Sidaa darteed waxaa adkaanaya in cunuga ay hooyada ku dhasho sida caadi ah. Waxey u baahaneysaa in qalliin looga soo saaro cunuga

Sonkorta cunuga oo hoos u dhacda mar uu dhasho kedib. Maadaama heerka insulin ee ku jirta jirka cunuga ay aad u sareyso, insulin waxey yareynesaa sonkorta. Waxaa qasab noqonaya in cunuga lagu duro dareere wata maadada glucose.

Ilmaha oo mustaqbalka u nugul sonkorowga nooca labaad

Hadii aan la daweyn sonkorowga uurka. Waxey sababi karta dhimasho ku timaada hooyada ama cunuga.

Dhibaatoyinka khaaska u hooyada

Dhiig karka xiliga uurka

Sonkoroowga uurka oo hooyada ku soo noqnoqda mustaqbalka, sidoo kale hooyadu waxey u nugushahay inuu ku dhaco sonkorowga nooca labaad
What's up number
______htts.//wa.me+252610842666
Or 📞 number +252 61 0842666

Ma tahay qof la xanuunsan buro (tumor)nooc walba tahay waxaan kuu haynaa daawo kaa baabi'ineyso iyadoo aan wax qaliin ah...
30/09/2022

Ma tahay qof la xanuunsan buro (tumor)nooc walba tahay waxaan kuu haynaa daawo kaa baabi'ineyso iyadoo aan wax qaliin ah lagu sameeynin I.A

FADLAN NAGAL SOO XIRIIR WHATSAPPKA https://wa.me/+252 +252 61 0842666

Ma tahay qof kacabanaya qawid ama (tinea_versicolor )waa cudur caan ah waxaana sababo nooc cudur sida ah kaas oo loo yaq...
30/09/2022

Ma tahay qof kacabanaya qawid ama (tinea_versicolor )
waa cudur caan ah waxaana sababo nooc cudur sida ah kaas oo loo yaqaan (fungal)
Hadaba waxaan kuu haynaaa daawo kuu soo celineyso maqaarkaaga sidiisa h**e.
FADLAN NAGALA SOO XIRIIR WHATSAPP

http://wa.me/+252610842666

so dhawaada Hadaad ka cabaneyso xanuunka NERFAHAoo aad isku aragtay 1.hurdo yari 2.madax xanuun jogta ah3.kabaabyo jirka...
30/09/2022

so dhawaada
Hadaad ka cabaneyso xanuunka NERFAHA
oo aad isku aragtay
1.hurdo yari
2.madax xanuun jogta ah
3.kabaabyo jirka
4iyo in kasi badan oo hel daawada logu talagalay

WHATSAPP ______https:/wa.me/+252610842666____OR call number +252 61 0842666

http://wa.me/+252612703958  maxay Madhadalays (Infertility )  waa qeybta taranka rag iyo dumar in ay wax dhali waayaan. ...
30/09/2022

http://wa.me/+252612703958
maxay Madhadalays (Infertility )

waa qeybta taranka rag iyo dumar in ay wax dhali waayaan.

>. Dumarka

# sababta u kaynta in ay ubad dhaliwayaan.

a. Cillada guud sida

1. Dada dhalida ay dhaafto
2. Sigarka oo ay sixun u cabto
3. Mandooriyaasha oo ay sixun u isticmasho.
4. Misan xad dhaf ah.
5. Misaneeda oo arrada si xaddhaaf ah.
6. Cudurada galmooshada ka soo raca

. Cilada Gaarka ah

1. Ugxanta oo dhacsan.
2. Infashanka oo ku dhaca xubinta taranka.
3. Buroo yinka /fiixda oo kudhaca makanka
4. Dhiciska oo soo noqnoqda.

B > Cilada guud ee ragga

1. Da,da ragga oo waynaata.
2. Sigarka oo sixun u cabbo.
3. Mandooriyaasha oo sixun u isticmalo.
4. Misan xad dhaf ah.
5. Sunta jirka ka ha leesha raga

madhalayska ragga u keena

1. Biyo deg deg
2. Sheelo ama xaniinyo barar.
3. Xaninyaha oo laalaadsan waaya
4. Shahwa(antibodies)jabiye
5. Hormoonka g oo yaraada.

B. Cillada raga

ragga
1. Tirada oo yaraata
2. Dhumucda oo yarata
3. Dhaqdhaqaaq oo yarada

aad arintaas latacaaho fadlan nagala soo xariir

Message http://wa.me/+252610842666

Address

Afgooye
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr's.farhia Omar Hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category