Somali specialist Hospital

Somali specialist Hospital Somali Specialist Hospital Waxa Uu Ku Yalaa Degmada Hodan Kpp Muqdisho kasoo Horjedka Jamacada Salam

26/03/2026

Hadii aad kadareemesid dhanka Xameetida xanuun Sooboqo Somali specialist hospital kpp hodan wac 61 3366603

Qaar kamid ah calaamadaha lagu garto kaadi-baxsadkafaafahin wac 61 3366603/611399932
23/03/2026

Qaar kamid ah calaamadaha lagu garto kaadi-baxsadka
faafahin wac 61 3366603/611399932

ILKA XIRIS LAHUBO NATIIJADEED UGU IMAAW XARUNTASomali Specialist HospitalNAGALA SO XIRIRI : 61 3366603/613366604/6113999...
23/03/2026

ILKA XIRIS LAHUBO NATIIJADEED UGU IMAAW XARUNTA
Somali Specialist Hospital
NAGALA SO XIRIRI : 61 3366603/613366604/611399932

Ogeysiis Qiimo-dhimis ballaaran ayaa kugu samenay qeybta dhalmada ee isbitaalka. Waxa bilaash kaaga dhignay dhalmada caa...
23/03/2026

Ogeysiis Qiimo-dhimis ballaaran ayaa kugu samenay qeybta dhalmada ee isbitaalka. Waxa bilaash kaaga dhignay dhalmada caadig ah iyo 50% qiimo-dhimis dhalmada qaliinka (C-section). Ka faaโ€™iidayso fursaddan wacan!
wixii faafahin wac 61 3366603/611399932

Buuxinta & Bixinta Gowsaha xanuunsan๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah wac:61 3366603/611399932๐Ÿ“ KPP Hodan
22/03/2026

Buuxinta & Bixinta Gowsaha xanuunsan
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah wac:
61 3366603/611399932
๐Ÿ“ KPP Hodan

19/03/2026

โœจ Ciidul-Fidri Mubarak! โœจ

Waxaan hambalyo diiran u diraynaa dhammaan Umadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo howlwadeenada Somali Specialist Hospital.

Alle ha naga aqbalo soonka, salaadda, akhriska Qurโ€™aanka, sadaqada, ducada, kana yeelo kuwo ka mid noqda kuwa la haleeshiyay khayrka Habeenka Laylatul Qadr ee bisha barakaysan ee Ramadaan.

๐ŸŒฟ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ CIIID MUBAARAK!
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

19/03/2026

Ma ku dhibay xasaasiyada maqaarka
Ma lagu dhahay heblaayo maxaa wijiga kaaga dhacay maxaa jirka isla xoqee, iga siko iyo wax la mid ah.
Isbitaalka somali specialist hospital wuxuu xal uhelay daweynta xasasiyada maqaarka.
Waxaa idiin diyaar ah Dhaqtarka maqaarka
Wixii faahfahin ah wac
Customer care 0611399932/0613366603/0613366604.

Latasho Dhaqtarkeena Cudurada Guud  Kareem
17/03/2026

Latasho Dhaqtarkeena Cudurada Guud
Kareem

Isbitaalka Somali Specialist Hospital waxa uu samaynayaa ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š & adeegyada kale 30% ee I...
15/03/2026

Isbitaalka Somali Specialist Hospital waxa uu samaynayaa ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š & adeegyada kale 30% ee Isbitaalka, inta lagu jiro bisha ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ee 2026. Si aad isku diiwaangeliso ๐ฐ๐š๐œ: 61 3366603/613366604



14/03/2026

Isbitaalka Somali Specialist Hospital waxa uu samaynayaa ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ee Isbitaalka, inta lagu jiro bisha ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ee 2026. Si aad isku diiwaangeliso ๐ฐ๐š๐œ: 61 3366603/613366604




Isbitaalka Somali Specialist Hospital waxa uu samaynayaa ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š  ee Isbitaalka, inta lagu...
10/03/2026

Isbitaalka Somali Specialist Hospital waxa uu samaynayaa ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ee Isbitaalka, inta lagu jiro bisha ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ee 2026. Si aad isku diiwaangeliso ๐ฐ๐š๐œ: 61 3366603/613366604




๐Ÿค Heshiis IskaashiSomali Specialist Hospital ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay Rikaab iyo Tabaarak ICT , si loo xoojiy...
08/03/2026

๐Ÿค Heshiis Iskaashi

Somali Specialist Hospital ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay Rikaab iyo Tabaarak ICT , si loo xoojiyo adeegyada caafimaadka loona fududeeyo helitaanka daryeel caafimaad oo tayo leh.

Heshiiskan wuxuu qayb ka yahay dadaallada Somali Specialist Hospital lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka ee bulshada.

Address

Mogadishu

Telephone

+252613366603

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category