
01/04/2025
๐๐ก๐ข๐ฅ๐๐ก๐จ๐จ๐ ๐๐๐ง๐๐๐ซ
Guud ahaan cancer daaweyntiisa way adagtahay balse waxa la sameyn karaa ka hortag (prevention).
Cancer ku waxyaabo Qatar ah (risk factors) oo Keena ayaa jira hadii iyaga lala tacaalo oo Talal (Vaccinations ) ay lee yihiin la qaato waxa ay keeneysa inuu yaraado qatarta cancer.
Risk factors waxa ka mid ah.
1) Hepatitis B & C waxa ay keeni karaan Cancer ka ku dhaca beerka ( hepatocellular Carcinoma HCC) , Hepatitis B waxa uu Lee yahay Vaccine.
2) human papillolmavirus (HPV) waxa uu keeni karaa Cervical cancer waxa uu Lee yahy talal vaccine.
๐ช๐ฎ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐บ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ฑ๐ธ๐ ๐ธ๐ ๐ด๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ผ ๐๐ป ๐ฐ๐๐ป๐๐ด๐ ๐ต๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ๐ฟ ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐๐ด๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐ธ๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ผ.
โ
๏ธ Qandho soo laa laabato, โ
๏ธ madax xanuun joogta ah, โ
๏ธ lafa xanuun ama gala goys yada oo canuun iyo โ
๏ธ miisanka oo Luma.
Risk factors iyaga naftooda waxa lagu ilaalin ama yareen karaa Nadaafadda.
Approach la marro si loola tacaalo Cancers ka
1) hoos loo dhiga risk factor ka,
2) Screening and awareness
3) daaweeyn and surgery
Cancer ka ugu badan caruurta ku dhaca waa Leukemia (Blood Cancer) โ ~30% of Childhood Cancers.