Bilaal Dental Clinic

Bilaal Dental Clinic Adeeg hufan oo haqabtiran

20/09/2025

Walalow ma waxaa sugee inta lagu dhahaayo ilkahaaga waa bixis taas wa na dhibee adna AF MALAAH ayaa laguu bixinaa magacaas ma fiicna.๐Ÿ˜ช๐Ÿ˜ช

09/07/2025

Dhoolla-caddeyn qurux badan ma kaa maqan tahay?
Ha ka welwelin! Waxaan kuu haynaa adeegyo ilko oo tayo sare leh โ€” qiimo dhimis gaar ah: Ilko xeeris kor & hoos oo kaliya $20! ๐Ÿ˜๐Ÿฆท

๐Ÿ“ Garasbaaley โ€“ Xaafadda Macaani
๐Ÿ“ž 0614148787
Bilaal Dental Clinic โ€“ Qurxinta dhoolla-caddeyntaada waa shaqadeenna.

07/07/2025

Wali way socotaa! Fursaddii dahabiga ahayd wali ma dhamaan! ๐Ÿฆท

Bilaal Dental Clinic waxay kuu xaqiijinaysaa in qiimo dhimistii ilko-xerista wali ay socoto!
Kaliya $20 ayaad ku heli kartaa adeeg ilko-xeris casri ah, nadiif ah, kana hortagaya cudurrada afka iyo ilkaha.

โœ… Xanuun la'aan
โœ… Qalab casri ah
โœ… Dhaqaatiir khibrad leh

โณ Fursaddan dahabiga ah waxa ka haray waqti kooban โ€”ee horay usoo gaar!

๐Ÿ“ Garasbaaley โ€“ Xaafadda Macaani
๐Ÿ“ž Ballan: 0614148787




Bilaal Dental Clinic waxay u diraysaa hambalyo iyo bogaadin shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha leh ee 1-da Luuly...
01/07/2025

Bilaal Dental Clinic waxay u diraysaa hambalyo iyo bogaadin shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha leh ee 1-da Luulyo โ€“ maalinta xorriyadda iyo midnimada.

Aan xasuusanno halgankii gobonnimo iyo qiimaha midnimada Soomaaliyeed.
Soomaaliya ha noolaato! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™



29/06/2025

๐Ÿฆทโœจ Ilkahaaga Yey noqon kuwo dayacan!
๐Ÿ”ฅ Ilko-xeris casri ah โ€” Qiimo dhimis KELIYA $20!
Waxaa Wali Socda Adeeggeena ilko-xerista oo tayo sare leh, laguna sameeyo qalab casri ah oo badbaado leh.
Ka faaโ€™iideyso qiimo dhimistan xaddidan ka hor inta aysan dhammaanin!

โœ… Ka hortag cudurrada ciridka
โœ… Ka fogaaw Af Urka
โœ… Yeelo dhoolla-caddeyn kalsooni leh

โณ FURSAD KOOBAN: Waxaa ka haray 1 isbuuc!
๐Ÿ“ Garasbaaley โ€“ Xaafadda Macaani
๐Ÿ“ž Wac si aad ballan u qabsato: 0614148787

โžก๏ธ U dir fariintan asxaabtaada โ€“ caafimaadka afkoodu Waa Mudnantena Kowaad!

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 26-ka Juun!Maanta waa maalintii xoriyadda gobollada Waqooyi ee Soomaaliyeed!Bilaal Dental Clinic waxay hamba...
26/06/2025

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 26-ka Juun!
Maanta waa maalintii xoriyadda gobollada Waqooyi ee Soomaaliyeed!
Bilaal Dental Clinic waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

๐ŸŸฆ Xorriyaddu waa bilowga quruxda nolosha,
Dhammaan macaamiisha Bilaal Dental Clinic waxaan leenahay:
Nabad, farxad iyo dhoolla-caddeyn joogto ah!

โœจ Dhoola-caddeyn Qurux Badan, Qiimo La Yaab Leh! ๐Ÿ˜Ilko xeeris buuxda โ€” kor & hoos โ€” kaliya $20!Ma waxaad raadineysaa ade...
16/06/2025

โœจ Dhoola-caddeyn Qurux Badan, Qiimo La Yaab Leh! ๐Ÿ˜
Ilko xeeris buuxda โ€” kor & hoos โ€” kaliya $20!

Ma waxaad raadineysaa adeeg ilkaha ah oo tayo sare leh, qiimo jaban, kana ag dhow?
Bilaal Dental Clinic waa meesha saxda ah! ๐Ÿฆท

โœ… Nadiifin dhammeystiran
โœ… Xanuun laโ€™aan
โœ… Dhakhaatiir khibrad leh
โœ… Natiijo isla markiiba la arko!

๐Ÿ“ Garasbaaley, Xaafadda Macaani
๐Ÿ“ž Wac: 0614148787

Qurxinta dhoolla-caddeyntaada waa shaqadeenna.
Ha seegin fursaddan dahabiga ah โ€“ ballan ka sameyso maanta!

13/06/2025

๐Ÿ“ฃ Dhoola-caddeyn qurxoon oo qiimo jaban! ๐Ÿ˜
Ilko xeeris kor & hoos โ€” kaliya $20!

Ka faaโ€™iidayso adeeg tayo sare leh oo ay bixiso Bilaal Dental Clinic ๐Ÿฆท
Dhakhaatiir khibrad leh โœ…
Xanuun laโ€™aan โœ…
Nadiifin buuxda โœ…
Qiimo jaban โœ…

Dalbo ballantaada maanta!
๐Ÿ“ Goobta: Garasbaaley, Xaafadda Macaani
๐Ÿ“ž Wac: 0614148787
๐Ÿ“† Adeeg deg-deg ah oo la isku halleyn karo

05/06/2025

Ciid Wanaagsan! Waxaan idiin rajaynaynaa caafimaad, farxad & barwaaqo! ๐ŸŒ™โœจ

04/06/2025

๐Ÿฆท Ilko Xeris Kor & Hoos โ€“ Kaliya $20!

BILAAL DENTAL CLINIC waxay kuu haysaa adeeg nadiifin ilko oo tayo sare leh oo qiimo jaban ku ah.
Ka faaโ€™iidayso fursaddan:
โœ… Ilko xeris kor & hoos
โœ… Nadaafad sare
โœ… Dhakhaatiir khibrad leh
Kaliya $20 โ€“ Muddo kooban!
๐Ÿ“ [xaafadda Macaani]
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah: [+252614148787]

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ž๐ฒ๐ง๐š๐š ๐ข๐ฅ๐ค๐จ ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ข๐ง ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก๐‡๐š๐๐š๐›๐š ๐ก๐จ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ Bilaal Dental Clinic
13/11/2024

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ž๐ฒ๐ง๐š๐š ๐ข๐ฅ๐ค๐จ ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ข๐ง ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก๐‡๐š๐๐š๐›๐š ๐ก๐จ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ Bilaal Dental Clinic


09/11/2024

๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ,

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ง๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ž๐ฒ๐ง๐š๐š ๐ข๐ง๐š๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ง ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ฒ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐๐š๐ฅ๐š๐š๐ซ๐š๐ง, ๐Š๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ซ๐จ ๐Š๐จ๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ($๐Ÿ๐ŸŽ)

๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ–๐Ÿ•๐Ÿ–๐Ÿ•


Address

Macaani
Mogadishu

Telephone

+252614148787

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilaal Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bilaal Dental Clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram