30/04/2026
Hooyo muddo 6 sano ah la xanuunsanaysay buro kaga taallay dhuunta (Thyroid), ayaa ugu dambayn laga saaray Buradii ka dib markii lagu sameeyay Qaliinka burada thyroid oo si guul ah ku dhammaaday kaas uu sameeyay Dr. Cabdiwahaab Daahir Calasow."