26/10/2024
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Muhiim ah!
Somalia Educational College (SECO) waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda iyo bulshada Soomaaliyeed in fursado waxbarasho heer sare ah laga heli karo SECO, oo leh barnaamijyo casri ah iyo tababbarro xirfadeed oo u diyaarinaya ardayda mustaqbalka shaqo. SECO waa xarun hormuud ka ah horumarinta waxbarashada, iyadoo bixisa barnaamijyo kala duwan oo ay ka mid yihiin cilmiga bulshada, maamulka ganacsiga, caafimaadka, iyo farsamada gacanta.
Maxaa u Gaar SECO?
1. Koorsooyin Tayo Sare leh: Hel koorsooyin casri ah oo heerarka kala duwan ee waxbarashada ah, oo loogu talagalay in lagu kobciyo xirfadahaaga iyo fahamkaaga.
2. Tababbarro Shaqo: Ardayda SECO waxay fursad u leeyihiin in ay ka qayb galaan tababbarro shaqo oo xirfadooda kor u qaadaya si ay ugu diyaargaroobaan suuq
3. Qaab Casri ah iyo Macallimiin Khibrad leh: macalimiinta SECO waxay ku qalabeysan yihiin waxbarasho xeerkeeda sareeya, waxaana ku sugan macallimiin khibrad u leh bixinta tacliin tayo leh.
4. Jawiga waxbarashada: SECO waxay abuurtaa jawi waxbarasho oo isku xiran, halkaas oo ardaydu ay ku wadaagaan aqoon iyo waayo-aragnimo si loo gaaro horumar buuxa.
Ku soo Biir SECO Maanta si Aad u Horumariso Mustaqbalkaaga! booqo bogga rasmiga ah ee Somali Educational College SECO SECO si aad u codsato ama u hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan koorsooyinka iyo shuruudaha diiwaangelinta. Ma seegi kartid fursaddan cajiibka ah ee noloshaada beddeli karta!
Koorsooyinka waxaa kamid ah:
1. Management Sciences
2. HEALTH SCIENCES
3. AGRICULTURE SCIENCES
4. SOCIAL SCIENCES
5. AND OTHER SKILLS
6. Computer skills
7. SHARIA AND LAW
dhammaantooda waxaad heli kartaa iyagoo Diploma ah iyo Certificate.
Ku soo biir groupkan si aad u heshid faahfaahin dheeri ah mahadsanid.
https://chat.whatsapp.com/Gl5ozCg4sIyIECr1jrJ4oe