Dr. Keinan

Dr. Keinan Waa Bog aan Kula wadaagayo Umada Soomaliyed Xogaha caafimadka guud ahaan gaar ahaan Xanuunada Indhaha

Dib ayan ugu laabtay shaqada fasax gaaban kadib… (malaha fasaxaasi 5daqiiqo cml ayuu ahaa😅)Maskaxdeyda: wali waxa aad ku...
18/04/2026

Dib ayan ugu laabtay shaqada fasax gaaban kadib… (malaha fasaxaasi 5daqiiqo cml ayuu ahaa😅)

Maskaxdeyda: wali waxa aad ku jirtaa jawi fasax 🏖️ !
Bukaanadeyda: “dhaqtar, waa ku sugeynay…” 👀

Balse, run ahaantii—aad baan ugu faraxsanahay inan shaqada dib ugusoo laabtay, anigoo sameynayo waxii aan jeclaa; la dagaalanka arag gaabnida iyo latacaalidda xaaladaha indhaha ku dhaca ka hortagooda.
Xasuusin qofwalba: ha sugin inta arragaagu daciifayo, booqo dhaqtarka indhaha👁️ .

👉 hubinta badqabka indhaha waxa lagu ogaan karaa xanuunada qaar inta aysan fogaan oo calaamado arag yari ama xanuun keenin!.

Hadaba kaalay oo hubi badqabka indhahaga waa anigaaan fasaxii kasoo laabtaye😄

WARGELIN MUHIIM AH!
Waxaa shaqada dib ugu soo laabtay fasax gaaban ka dib dhaqtarka daawaynta iyo qaalimada indhaha. Dr. Keinan .
Kaalay isbitaalka Jazeera oo hel adeeg caafimaad oo dhamaystiran.

29/08/2025

Xanuunka daaf qoray waa xanuun uu sababo virus kaasoo indhaha ka dhiga gaduud, kuwo ilmeeyay, iftiinkoo dhiba iyo humaag aragga ah)

03/04/2025

Farriintaan waxa ay u gaar tahay ubadka iyo dadka waaweyn ee telfoonka laga celin la yahay 😂

31/03/2025

Madax xanuunka goonjabka ayan kaga hadli doonaa muuqaalkaan oo noqon doono kii ugu faaidada badnaa ee aad aragto abid ee xanuunkani looga hadlo.

21/03/2025

Xanuunada Thyroid-ka sidee ayay u saameeyaan indhaha?

14/03/2025

RETINITIS PIGMENTOSA (RP) WAA XANUUN KU DHACA SHABAKADDA GADAALE EE ISHA TAASOO SABABTA; HAMAAMISOW IYO ARAGGA FOG OO YARAADA AMA XITTAA ARAG LA,AAN.

08/03/2025

AMD, waa xanuun ku dhaca dadka da’da ah kaaso sababo arag la,aan

05/09/2024

Indhaha waa mid kamid ah xubnaha ugu muhiimsan.

Walwal ka weyn majiro inad soo kacdo subax ka mid ah subaxyada ishaada oo aan waxbo arkeyn.

Mana jirto walwal ka weyn adigoo maqlo ishaada waxbo lagama qaban karo.

Balse dadaal dheer kadib tani waa natiijo lagu farxo.

Dr. Keinan
Specialist Hospital

13/05/2024
06/05/2024
29/04/2024

DAAFKA DHALLAANKA

OPHTHALMIA NEONATORUM

Jazeera Specialist Hospital

22/04/2024

Address

Wadajir Streat
Mogadishu

Telephone

+252615506453

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Keinan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Keinan:

Share