Ileys caafimaad Health Center

Ileys caafimaad Health Center cupping therapy
massage therapy
phythiotherapy

30/04/2026

Qaybta 4'aad.

👇muuqaalkan waxaad ka baranaysaa calaamadaha hordhaca ah ee lagu garto xanuunka Kansarka💥🇸🇴







27/04/2026

👇🇸🇴Halkan uga bogo noocyada Kansarka iyo noocyada ku badan geeska Africa iyo Soomaaliya💥✅️






25/04/2026

✅️Ma u baahan tahay Duugis/daliig caafimaad leh, ma dareemaysaa daal iyo jir xanuun, kaalay oo ka faa'iidayso qiime dhimista Ileys-Caafimaad.✔️🇸🇴





22/04/2026

💀waa Qaybtii 3'aad☠️
🫁Waa maxay Kansar? waa su,aasha aan halkan uga jawaabayno, Qofkasta ee Soomaaliyeed waxaa lasiman in aay u istaagto sidii ay uga hortagi lahayd qatarta kusoo wajahan ee cudurkaan!! allaah ha naga badbaadiyo e🧠🫀







19/04/2026

😭👇Haddii aan dab iraahdo Afka miyaa igubanaya? Haddii aan runta sheegno dad badan ayeey dhib ku tahay, laakiin maxay kula tahay haddii waxkasta sidooda loo caddeeyo👎💥










12/04/2026

🥲🥲maxaad ka og tahay qatarta nololeed ee bulshadeennu ku jirto iyo halista guryaha noo taal oo mustaqbalkeennu mugdiga ugu jiro😭😭







06/04/2026

😗Saliidda Shilajid oo lagu daray qaar kale oo tayadoodu sarreyso waa dawayn dabiici ah oo tabar yarida ragga ah ku hel qiime jaban ugana rayso chemical ka sida vega iwm💋💞💯










🩺✅️Nadaafadda iyo dhaqista Ilkuhu waa qaybta ugu horraysa uguna wayn daryeelka iyo caafimaadka Afka iyo ilkaha, waxaan k...
31/03/2026

🩺✅️Nadaafadda iyo dhaqista Ilkuhu waa qaybta ugu horraysa uguna wayn daryeelka iyo caafimaadka Afka iyo ilkaha, waxaan kuugu qabanaynaa qiime jaban iyo hufnaan🦷🦷✔️






😣🤦qaybta Afka iyo ilkaha ee Ileys Caafimaad waxaad ugu imaanaysa dhaqaatiir tayadoodu sarreyso iyo adeeg hufan🦷🏌‍♂️06191...
25/03/2026

😣🤦qaybta Afka iyo ilkaha ee Ileys Caafimaad waxaad ugu imaanaysa dhaqaatiir tayadoodu sarreyso iyo adeeg hufan🦷🏌‍♂️

0619122359, 0619944449.









23/03/2026

🥼🥼👕iska jooji dawooyinka laga dhaxli karo xaaladaha una nooloow hab dabiici ah 🥼👕🥼









18/03/2026

🥰🥰Ragow ka fogaada Feega iyo waxyaalaha u liita caafimaadka ee taladaan qaata😛😜🤪😝







#

Address

Afgooye Road
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ileys caafimaad Health Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ileys caafimaad Health Center:

Share