Ogaalka Caafimaadka

Ogaalka Caafimaadka Si Aad u heshid Fariimo Caafimaad oo joogta ah Fadlan LIKE IYO FOLLOW Saar Page-ka (OgaalkaCaafimaa).

Ninkan 33 jirka ah ayaa kor fuulay dhisme 5 dabaq ah oo ku yaalla degmada Manavgat ee dalka Turkiga, isagoo ku hanjabay ...
01/05/2026

Ninkan 33 jirka ah ayaa kor fuulay dhisme 5 dabaq ah oo ku yaalla degmada Manavgat ee dalka Turkiga, isagoo ku hanjabay inuu nafta iska qaadi doono.
Ciidanka booliska, kooxaha dab-damiska iyo kuwa gurmadka degdega ah ayaa goobta soo gaaray. Wada-hadalladu way dheeraadeen, ninkiina wuxuu diiday inuu hoos uga soo d**o dhismaha saqafkiisa.
​balse, wuxuu qirtay inuu aad u gaajaysan yahay.
Kadib mid ah saraakiishii booliska ayaa u dalbay "Shawaarma" kulul.
Isla markii shuwaarmadii duubneyd ay soo gaartay saqafka sare ee dhismaha, ninkii markiiba dib ayuu uga soo laabtay qarka dhismaha, wuxuu fariistay meel ammaan ah, isagoo bilaabay inuu cuntadiisa cuno.
​Sheekadan waxay u muuqataa mid kaftan ah, balse warbaahinta dalka Turkiga waxay sheegeen inaysan tani ahayn markii ugu horreysay oo uu ninkani dhibaato nuucan oo kale ah sameeyo. Saraakiisha booliska ayaa la sheegay inay magaciisa ku yaqaannaan gobollo badan oo dalkaas ah.
Mar kasta oo uu falkan sameeyo, jawaabta boolisku waa isku mid: "Soo d**o, waad ammaan helaysaa, waana ku caawinaynaa."
​Markan, waxa kaliya ee loo baahnaa si xaaladda loo dejiyo waxay ahayd qado in la siiyo kaliya.
​Haddii adiga ama qof aad garanayso aad la tacaalaysaan caqabado xagga nolosha ah, xusuusnow inaadan kaligaa ahayn oo aad heli karto caawimaad.

Shirkadda ugu weyn caalamka ee soo saarta Kondhomka oo kordhinaysa qiimaha, sababo la xiriira dagaalka Iiraan.
22/04/2026

Shirkadda ugu weyn caalamka ee soo saarta Kondhomka oo kordhinaysa qiimaha, sababo la xiriira dagaalka Iiraan.

26/03/2026

Mobillada, Qur'aanka iyo caafimaadka-14 sano xanuunka dib u dhig, haddii aad arrinkan samayso !

Dr Shiine

26/03/2026

Maka cabsataa in aad waalato?
Waxaa kula wadaagayaa sida ugu wanaagsan ee aad
u llaashan karto caafimaadka maskaxdaada ugana
hortagi karto xanuunnada keena waalida.

Jaamacadda caanka ah ee Oxford ee dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday daraasad cusub oo sheegaysa in Shahwo baxa joog...
26/03/2026

Jaamacadda caanka ah ee Oxford ee dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday daraasad cusub oo sheegaysa in Shahwo baxa joogtada ah ee Ragga ay yeelan karto faaiido sababta oo ah waxay soo saartaa Shahwo duug ah ama dhaawacan.

Qaabka Shahwo baxa ama galmo ama si kale waa isku mid. Waxay leeyihiin markasta oo Raggu Shahwo baxaan waxay yeeshaan Shahwo cusub oo tayo leh.

Darasaadda University of Oxford.

21/03/2026

Cuntooyinka ugu fican calool istaagga

28/02/2026

6 Shay oo si qarsoon u burburiya quruxda maqaarkaaga?

26/02/2026

Sida ugu fiican ee aad u ilaashan karto caafimaadkaaga.
Talooyin ku anfacaya.
Sii faafi.

24/02/2026

Calool barar mise cudur halis ah?
Sirta ka dambeysa mindhicirka bararsan ee Soomaali badan welwel ku haya.

Sii faafi.

Kaso qaad inaan Drkaga ahaySide lagu hayaa bukaan!
20/02/2026

Kaso qaad inaan Drkaga ahay
Side lagu hayaa bukaan!

Waligaa Ma Dhunkatay Mise Ma Ku Ciyaartay Lugaha Gacalisadaada? Waxaan ugala Jeedaa Lugaha Xaaskaaga Ama Lamaanahaaga am...
08/02/2026

Waligaa Ma Dhunkatay Mise Ma Ku Ciyaartay Lugaha Gacalisadaada? Waxaan ugala Jeedaa Lugaha Xaaskaaga Ama Lamaanahaaga ama Xaaskaga Sida u Fahanto ?.

Culumadda Cilmi-Nafsiga Ayaa Baaritaan Ku Sameeyay Rag Ku Kala Nool Daafaha Dunida. Daraasaddan Waxay Ragga U Kala Saartay Laba Qeybood:
1. Qeybta Dhunkata Kuna Ciyaarta Lugaha Lamaanahooda Xilliyada Ay Faracayaarka Ama Is-Jacaylka Ku Jiraan.

2. Qeybta Ka Faanta Ama Aanba Waqti Siinin In Ay Lugaha Xaasaskooda Ku Ciyaaraan, Ama Xitaa Iska Weyn.

Natiijada Daraasadda Ayaa Muujisay In Ragga Ku Ciyaara Lugaha Xaasaskooda Ay Ka Farxad Badan Yihiin Kuwa Aan Sidaas Sameyn Taasi Oo Gaartay Ilaa 86%, Tiro Aad U Sareysa oo La Yaab Ku Noqotay Culumadda.

Haddaba Adiga Maxay Kula Tahay?

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaalka Caafimaadka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ogaalka Caafimaadka:

Share

Category