25/08/2023
---------------OGEYSIIS
------------ KOORSO PRACTIKAL 1 BIL AH ---------
----- Baro Xirfado Aad Ku shaqeysan karto -------
---Basic Nursing Procedures Practical Course----
KOORSADA PRACTICAL-KA PROCEDURES-KA CAAFIMAADKA AASAASIGA AH.
Inaad noqoto Dhakhtar, Kalkaaliye, Umuliso ama Shaybaariiste ma ah arrin sahlan, sababtoo ah waxaad doonaysaa inaad bad-baadiso nolosha qof kale.
Waxaad ubaahan tahay inaad ka faa'iideysato dadka qibraddda u leh iyo inaad hesho Practical joogto ah.
Hadaba sida iyo qalabka lagu sameeynaayo Practical-ka daawo muuqaalka hoose.
Diyaarinta Programka:
Somali Youth health Organization (SOYHO)
- MUDDADA:1 Bil
- WAQTIGA: Full Time iyo Part Time
- GOOBTA: SOYHO Organizetion
_ Abdi qadis gar ahaan hospitalka dufle
- REGISTRATION: $5
Isdiiwaan galintu way socotaa.
practical ahaan laguu bari doono waxaa ka mid ah:-
1. Nadaafada looga baahan yahay isbitalka iyo shaqaalaha caafinaadka.
2. Admission Process, Transfer and Discharge of patient. (Aqbalaada, warejinta & bixinta).
3. Daryeelka qaliinka ka hor iyo kadib.
4. Sida loo cabiro qandhada bukaanka.
5. Sida loo cabiro garaaca wadnaha bukaanka.
6. Sida loo cabiro neefsiga bukaanka.
7. Sida loo galiyo kateetarka kaadida.
8. Sida loo isticmaalo E***a.
9. Sida daawada loo bixiyo & meelaha laga qaato daawooyinka.
10. Sida loo sameeyo duriinka maqaarka.
11. Sida loo sameeyo duriinka baruurta.
12. Sida loo sameeyo duriinka muruqa.
13. Sida loo sameeyo duriinka xididka.
14. Sida loo galiyo IV kanoolka.
15. Sida loo diyaariyo faleebada
16. Sida qof dhiig loogu shubo.
17. Sida loo qaado dhiigga, kaadida, saxarada, candhuufta si baaritan loogu soo sameeyo IWM.
18. Xanuunka bukaanka iyo sida loo baaro.
19. Sida Oxygen bukaanka loo siiyo.
20. Nafaqeynta bukaanka.
FG: Tababarkan waxaa bixin doona xirfadlayaal caafimaad iyo Kalkaaliyeyaal ka howl gala isbitaalada ugu waaweyn Somalia. Sida Kalkaal Hospital.iyo shafi hospital
Si aad isku diiwaan galiso Wixii faahfaahin ah la xiriir xafiiska ururka SOYHO Organization
Tell: 0612080111 /0615865646 / 0615402325