Sama falayasha Dhiiga O-

Sama falayasha Dhiiga O- Bixi Dhiigaaga oo Badbaadi Nafta walaallaha ku so dhawaada sama falayasha dhiiga O-

12/10/2025
Hadaanu nahnay Samafalasha dhiiga O- waxan cambareyneynaa Xariga sharci darada loo geystay  Samafale Axmed Maxamed Adan ...
12/10/2025

Hadaanu nahnay Samafalasha dhiiga O- waxan cambareyneynaa Xariga sharci darada loo geystay Samafale Axmed Maxamed Adan
(Axmed jubba ) oo ah Agasimaha Guud ee Himilo Somali Tv , isla markaana ahaa xubin ka tirsan Samafalasha dhiiga O- misana ka mid ah aas aasayasha .

Dowlada waxaan kacodsanaynaa inay xoriyadiisa si deg deg ah dib usiiso.

Free Axmed jubba

Maanta waxa ino qabsoomay kulankii 5aad ee sanadlaha Samafalasha dhiiga O- oo si farxad iyo guul ah  inoogu so dhamaday ...
22/08/2025

Maanta waxa ino qabsoomay kulankii 5aad ee sanadlaha Samafalasha dhiiga O- oo si farxad iyo guul ah inoogu so dhamaday , waxan halkaan ugu mahad celineynaa Anaga oo ah Gudiga Samafalasha dhiiga O- marka h**e
Allah SWT inoo suurta galiyay in kulanka oo no qabsoomo, marka xiga Taabo galiyaha kulanka Shaafi hospital iyo marti sharafka oo ugu h**eeyo Agasime ku xiganka Bankiga dhiiga Qaranka mudane Abdulahi Mohamud Rage ,iyo marti sharaf kale oo ka kala socday hospital kalkaal, Somali Sudanese. Sido kale ustaad kobac.

Waxa mesha ka maqneyn xubnaha so ajiibay kulanka oo ka tirsan bahda samafalasha dhiiga O-

Waad mahad San tihiin dhamaniin.

WA KULAN SANAD WALBA MAR LOO QABTO SAMADALAYAASHA DHIIGA O-
19/08/2025

WA KULAN SANAD WALBA MAR LOO QABTO SAMADALAYAASHA DHIIGA O-

17/08/2025

Ogeysiis Ogeysiis

Walal hadii nuuca dhiiga yahay O- fadlan nagala so qeyb gal hadii aad muqdisho joogta ama ka ag dhaw dahay kulan weynaha 5aad ee samafalasha dhiiga O- wuxu qabsoomi maalinta jimcaha saacadu waa 1:30 pm , bacda khudba,

Kulanka waxa kaso qeyb galaya marti sharaf aad u qiimo badan madax , Culumo iyo qeybaha kala duwan ee bahda caafimaadka.

Ha moogan maalinkaa.

14/06/2025

14 june kilya maahan maalin aan dhigeena sadaqaysano jazakumullahu khayr samafalayaadha dhiiga O-

Wargalin Qof walba oo ka tirsan bahda samafalaysha dhiiga O- , waxan ka codsaneyna Anaga oo ah Gudiga teamka in hadii la...
01/11/2024

Wargalin

Qof walba oo ka tirsan bahda samafalaysha dhiiga O- , waxan ka codsaneyna Anaga oo ah Gudiga teamka in hadii la gaaray waqtiga dhiiga shubi laheyd in uu tago Bankiga Dhiiga Qaranka
Si halkaa dhiiga ugu keyd samo qofki bukaanka eh oo u baahdo halkaa laga siiyo.

anaga teamkena si waqtiga noogu beeqamo, raadinta aan ku dhibtoon ee dhiiga O- ah ,

Fadlan Walalayal hala qaato codsigaan

Qof walba oo naga tirsan haduu gaaro waqtigiisa halkaa ha tago, marwalba Waa laga heli kara hadaa dhiiga u baahato, lknse Waa muhiim in aan anaga xaga dhiiga kuso shubno si marka baahi timaado looga helo.

Waa mahadsan tihiin.

26/08/2024

wa farxad wayn runtii waxaa dareemi kara samafalayaasha dhiiga O- iyo group yada kale ee lamid ka ah culayska ay leedahay baahida dhiiga ka jirta muqdisho maalin walba allah mahad leh

gurmadka samafalayaasha dhiiga o- wuxu xogiisa kasoo bilowday muqdisho 2018 dhalinyaro aad u tira yar ayaa go aansaday i...
21/08/2024

gurmadka samafalayaasha dhiiga o- wuxu xogiisa kasoo bilowday muqdisho 2018 dhalinyaro aad u tira yar ayaa go aansaday inay isku so aruuriyaan una sameyaan whatsapp group inta ka faaidaysatay lama soo koobi waxa mahadaas iska leh allah kadibna dhalinyarada samafalayaasha dhiiga o- jazakumullahu khayr

DHAMAAN WALAALAHA SOOMALIYEED EE WACAY NUMMER-KAAN SOO QORAY WAAD MAHADSAN-TIHIIN, WAAN HELNAY DHIIGII 0_ AHAAY EE UU UBAAHNAY WALAALKEEY.

Waxaan halkaan uga mahad celinayaa Sama falayasha Dhiiga O- oo naga caawiyay 🫡🇸🇴

30/06/2024

Wacyi galin muhiim ah

Waa muhiim in aad dhiiga ku sadaqeysato qof walalka ah oo xaalad adag ku jira.

19/06/2024

Address

Makka Almukaram
Mogadishu

Telephone

+252619629183

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sama falayasha Dhiiga O- posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sama falayasha Dhiiga O-:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category