Dr.Zubeir Urology & andrology

Dr.Zubeir Urology & andrology Urology and Menโ€™s health
Kilyaha, Kaadimareenka iyo Taranka Ragga

Mala dhibantahay barar xaniinyaha ah ama kala dheeraada.
19/10/2025

Mala dhibantahay barar xaniinyaha ah ama kala dheeraada.




Kilyuhu waa matoorka sifeeya jirkaga.Waxay nadiifiyaan dhiigga, waxay ka saaraan sunta iyo qashinka jirka, waxayna caawi...
09/10/2025

Kilyuhu waa matoorka sifeeya jirkaga.

Waxay nadiifiyaan dhiigga, waxay ka saaraan sunta iyo qashinka jirka, waxayna caawiyaan dheelitirka biyaha iyo macdanta.

Ilaali caafimaadka kilyahaaga


Haddii aad ka cabaneyso bararka qanjirka borostaatada ah, ogow in xal lagu daaweeyo uu jiro.Nasoo booqo
04/10/2025

Haddii aad ka cabaneyso bararka qanjirka borostaatada ah,
ogow in xal lagu daaweeyo uu jiro.
Nasoo booqo


Learning never stopsIts been a great experience to participate a surgical camp for the treatment of urinary incontinence...
03/10/2025

Learning never stops

Its been a great experience to participate a surgical camp for the treatment of urinary incontinence in women at Deynile District hospital, Mogadishu, Somalia.

The surgical team led by Professor Yakubu Ahmed, Dr Salih Eltaher, Dr Beter.

Women in under developed countries suffer in silence due to Urine incontinence.

More than 50 patients benefited from the camp. dignities restored and changed their lives for the better.

Many Valuable lessons learned:

- With limited resources and personnel, life changing surgeries can be done with good results
- Surgery in limited resource setting, History taking, physical examination, Patience and improvisation are the keys to success
- Every patient with Urinary incontinence, has story to share. Listening how their social and economic status is affected, sympathizing with them.
- New medical professionals connected to be kept and followed to improve patient care.


Zubeir Ahmed Bare
DrAbdihamid Suldan

24/09/2025

Wax ka ogoow faa'idooyinka baarista kaadidu ay u yeelan karto caafimaadkaaga

Subax h**e iyo Shaqada umadda loo haayo
24/09/2025

Subax h**e iyo Shaqada umadda loo haayo



23/09/2025

"Consistency enlarges ability."



Zubeir Ahmed Bare

23/09/2025

Cilmi baaris "67% Raggu ma yaqaanaan dhibka ka imaan kara Qanjirka Prostate ka haduu Bararo"

North Central AUA Meeting 2022




๐—๐—จ๐— ๐—–๐—ข ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž.Biyuhu waxay kilyaha ka caawiyaanin ay ilaaliyaan isku dheellitirka cusbada iyo macdanta jirka.
04/09/2025

๐—๐—จ๐— ๐—–๐—ข ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž.

Biyuhu waxay kilyaha ka caawiyaan
in ay ilaaliyaan isku dheellitirka
cusbada iyo macdanta jirka.

Nagu soo booqo Hodan Hospital clinic.Maalmaha: ๐—œ๐˜€๐—ป๐—ถ๐—ถ๐—ป,๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ,๐—”๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐—ผ5:00PM-8:00PM
31/08/2025

Nagu soo booqo Hodan Hospital clinic.
Maalmaha: ๐—œ๐˜€๐—ป๐—ถ๐—ถ๐—ป,๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ,๐—”๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐—ผ
5:00PM-8:00PM




๐—๐—จ๐— ๐—–๐—ข ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž.๐—•๐—ถ๐˜†๐˜‚๐—ต๐˜‚ waxay kilyaha ka caawiyaan inay si sahlan uga saaraan sunta iyo ๐˜„๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ.
29/08/2025

๐—๐—จ๐— ๐—–๐—ข ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž.

๐—•๐—ถ๐˜†๐˜‚๐—ต๐˜‚ waxay kilyaha ka caawiyaan inay
si sahlan uga saaraan sunta iyo ๐˜„๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ.

๐—๐—จ๐— ๐—–๐—ข ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž.
22/08/2025

๐—๐—จ๐— ๐—–๐—ข ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Zubeir Urology & andrology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Zubeir Urology & andrology:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category