Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center

Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center Mogadishu Physiotherapy centre is one the best and well-equipped physiotherapy centres in Mogadishu.

It has highly qualified and experienced physiotherapists who are specialised in treating different physical disorders like Stroke,paralysis,chronic pains

21/02/2025
Fisioterabi khaas u ah caruurta! Haddii ilmahaagu u baahan yahay taageero korriimada ah oo jireed, haddii ay la'yihiin d...
21/02/2024

Fisioterabi khaas u ah caruurta!
Haddii ilmahaagu u baahan yahay taageero korriimada ah oo jireed, haddii ay la'yihiin dheelitirka saxda ah, ama haddii ay la tacaalayaan cagta qaloocanโ€”ama xitaa ka soo kabashada jabniinkaโ€”MOGADISHU Physiotherapy & Rehabilitation Center ayaa halkaan u joogta inay gacan qabato Waxaan bixinnaa adeegyo la habeeyey si ilmahaaga u helaan bilowga ugu fiican nolosha.
soo wac 0614622285 ama 0613868451, ama soo booqo xarunteenna Carwa Iidka, Jid Mareexaan, Muqdisho

Waxaad u baahan tahay fisioterapi haddii aad la kulanto xanuun joogto ah,dhawacyada u baahan jimcsiga ,dheelitirnaan la'...
20/02/2024

Waxaad u baahan tahay fisioterapi haddii aad la kulanto xanuun joogto ah,dhawacyada u baahan jimcsiga ,dheelitirnaan la'aan, xanuun ka dareento markaad fadhiso ama istaagto, ama dhibaatooyin la xiriira dhaqdhaqaaqa socodka. La xiriir MOGADISHU Physiotherapy & Rehabilitation Center si aad u hesho caawimaad.

12/02/2024

Maanta, waxaan u dabaaldegaynaa guusha mid ka mid ah bukaannadeenna, kaas oo, ka dib dadaal iyo go'aan, hadda awood u leh inuu lugahiisa ku istaago kadib markii loo suubiyey fisiyotarabi iyo latalin maalin la ah..
Safarkaaga soo kabashada caafimad , nagu aamin, oo nagu so biir.
๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ซ๐ข ๐ง๐ฎ๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž๐Ÿ‘‡
โ˜Ž๏ธ 061 4622285
๐Ÿ“Carwa Iidka,Jid Marexaan,Mogadish.

Ma raadinaysaa adeeg fisioterabiyada heer sare ah? Ku soo biir bulshada bukaannada ku qanacsan adeegyada aan bixinno. Ha...
27/01/2024

Ma raadinaysaa adeeg fisioterabiyada heer sare ah? Ku soo biir bulshada bukaannada ku qanacsan adeegyada aan bixinno. Haddii aad u baahan tahay dib u soo kabasho, baxnaanin jireed, ama talooyin caafimaad, waxaanu halkaan u joognaa inaan kaa caawinno hannaankaaga bogsashada. Khibrad iyo daryeel isku jira ayaa kuu diyaar ah Xarunta Fisioterabiyada ee Mogadishu.

Nala soo xidhiidh maanta:
โ˜Ž๏ธ +252 61 3868451
๐Ÿ“ Is-goyska Carwa Iidka, Jid Mareexaan, Mogadishu

Mogadishu Physiotherapy & Rehabilitation Center waxay bixisaa daaweyn takhasus leh oo loogu talagalay xanuunada u baahan...
21/01/2024

Mogadishu Physiotherapy & Rehabilitation Center waxay bixisaa daaweyn takhasus leh oo loogu talagalay xanuunada u baahan fisiyoterabi ka sida dhabarka, garbaha, iyo jilbaha. Ha u deyn xanuunku inuu xakameeyo noloshaada. Wac +252 61 3868451 ama soo booqo goobtayada si aad u hesho caawimaad xirfadeed. Bilow safarkaaga soo kabasho hadda!

Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center Waxaa aad ka heleysa fisatarbiyo heerkedu sareeyo taas oo ay kuu samey...
02/05/2023

Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center Waxaa aad ka heleysa fisatarbiyo heerkedu sareeyo taas oo ay kuu sameynayan qubaro ku xeel dheer sameynta fisatarbiyada hadii aad u baahan tahay.
๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ซ๐ข ๐ง๐ฎ๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž๐Ÿ‘‡
โ˜Ž๏ธ0613868451 / +252 61 4622285
๐Ÿ“Carwa Iidka,Jid Marexaan,Mogadisho

Eid Mubarak Dhamman Ummada Islaamka ah gaar ahaan ummadda Soomaliyeed oo waajibkooda diiniga ah gutay waxaan leeyahay CI...
20/04/2023

Eid Mubarak

Dhamman Ummada Islaamka ah gaar ahaan ummadda Soomaliyeed oo waajibkooda diiniga ah gutay waxaan leeyahay CIID MUBARAK,

01/04/2023

Xarunta Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center waxaa idiinku diyaar ah qubaro aad ugu xeel dheer sameynta fisatarbiyada iyo latalinta miisaan dhimista xaga cuntada nagu soo booqo xarunteena.
๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ซ๐ข ๐ง๐ฎ๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž๐Ÿ‘‡
โ˜Ž๏ธ0613868451 / +252 61 4622285
๐Ÿ“Carwa Iidka,Jid Marexaan,Mogadisho

Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center waa xarun la tacaasha dadka ku dhacay xanuunka stroke sababta na in ga...
28/03/2023

Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center waa xarun la tacaasha dadka ku dhacay xanuunka stroke sababta na in gacan iyo lugba dhacaan.
So gaar xarunta oo aad heshid daryeel ku haboon xanuun kaada.

24/03/2023

Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center

Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center Ramadaan kariim.
22/03/2023

Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center Ramadaan kariim.

Address

Carwa Iidka, Jid Marexan, Howlwadaag
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252614622285

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mogadishu Physiotherapy and Rehabilitation Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram