01/02/2023
Gold Q7 - Malabka Cajiibka ah Ee Gold Q7 waa isha degdega ah ee tamarta iyo kobcinta firfircoonida ragga. Haddi ay kugu adkaatay inaad qanciso xaaskaada waxaan kuu keenay malab ka Q7 oo ah malab dabiici ah oo lagu farsameeyay turkiga. Malabkaan saafiga ah waxaa lagu xoojiyay geedo dabiici ah oo ay ku jiraan Asian Ginseng iyo Tribulus Terrestris.
Qaabka Isticmaalka Gold Q7 , Wuxuu ka koobanyahay halkii Box illa 12 pockets oo gudihiisa kujirta oo midkasta ay tahay 15Grarm , waxaana isticmaleysa Hal xabo (1 Pocket/1day) maalinkii , cuntada kadib ,markii aad xaajada uga baahato 40 daqiiqo kahor , tusaale ahaan Cashada kadib habeenkii , tuuji oo Ku shubo afka , kadib waxaa Ka Daba marinaysaa 1galaas ama 2 galaas oo biyo normal ah , waxaana dareemi doonta saameentiisa ugu yaraan 25 illa 40 daqiiqo isticmaalkiisa kadib , waxayna ku xirantahay qof waliba qaabka uu u shaqaynayo wareegga dhiiggiisa(Blood Circulation) dareenkisa wuxuu sii socon karaa illa 48 saac isticmalkiisa kadib ...
Ingredients:
Flower honey , pollen , cinnamon , Royal jelly , Panax Ginseng, Tribulus Terrestris , Carob powder, Ferula root .
F.G . Waxaa ka reeban isticmaalkiisa Bukaanada qaba xanuunada ku dhaca kiliyaha (kidney failure), dadka qaba cudurada wadnaha(heart diseases or ischemia) , dhiig karka(chronic hypertension). Iyo Caruurta da’dooda ay ka yartahay 15 ka sano.
==========
Ku Iibso Online
-
- , ,
-
- , ,
- , ...
iyo meelkasta oo aad ka joogto dhulka somaalida soo dalbo hada
F.G - ka Faaiideyso Xiligan waaxa socda Discount oo ah 30% discount...
Nagala soo xirir , https://wa.me/252611895669
on Call : 61 1895669
Dalbo oo hadda Hel – Express delivery .
We are the leading Global Herbal Health Distribution Agency, Fulfulling the Natural Health Hub.