Somaliweyn Hospital

Somaliweyn Hospital Isbitalka somaliweyna waxa uu u taaganyahay badbaadinta bulshada somaliyeed meelkaste oo ay jogaan.

Hambalyo hambalyo hambalyo Isbitaalka somaliweyn hospital waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa  Doctor  Mohamed Abdu...
19/04/2026

Hambalyo hambalyo hambalyo
Isbitaalka somaliweyn hospital waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Doctor Mohamed Abdullahi Gaaladiid, Guddoomiyaha Fulinta ee SNAPH, oo loo doortay inuu NHPC ku matalo isbitaallada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed.
Tallaabadan muhiimka ah waxay ka tarjumaysaa kalsoonida iyo aqoonta uu u leeyahay horumarinta adeegyada caafimaadka dalka.
Waxaan u rajeynayaa guul iyo waxqabad muuqda oo uu ku hormariyo danaha isbitaallada gaarka loo leeyahay iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.

16/03/2026

Isbitaalka somaliweyn waxaad ka heli doontaa computer casri ah oo lacag la,aan ah baaritaano hormarsan iyo daawo tayo leh

05/03/2026

Adoo Heli Kara Adeegyo Caafimaad Oo Lacag La'aan Ah Marna Ha Dib Dhigan Xanuunkaaga Hada Soo Booqo Isbitaalka Somaliweyn

12/02/2026

Isbitaalka Somaliweyn Waxuu Lacag La'aan Kaaga Dhigay Daaweyna Caado Wareerka, Dillanka & Dhiciska Kobcinta Ugxaanta Daciiftay....

02/02/2026

Isbitaalka Somaliweyn Waxaa Kuugu Diyaar Ah Qalab Casri Ah Dhaqtar Qibrad Leh & Daaweyn Lacag La'aan Ah

24/01/2026

Usoo Doono Farxadda Qoyskaaga & Caafimaadka Naftaada Isbitaalka Somaliweyn

20/01/2026

Waa Fursad Dahabi Ah Dhamaan Adeegyada Isbitaalka Somaliweyn Waa Kuu Lacag La'aan Marka Laga Reebo Hor........

13/01/2026

Tani Hibaaq Maxamed, oo ka warbixineysaa daaweyn guuleysatay oo loogu sameyay isbitaalka Soomaaliweyn. Haddii aad ka cabaneyso buro-biyood, khalkhal hormoonada ah iyo dhalmo la'aan la kulan dhaqtaradda haweenka Isbitaalka Somaliweyn oo hel baaris iyo daaweyn casri ah.

11/01/2026

Caada-wareerku waa xalad caafimaad darro oo sameyn karta nolol maalmedkada waxa ayna adkeyn kartaa fursadahada uurqaadis. Si aad u hesho daaweyn iyo latalin nagu soo booqo xarunta Isbitalka Somaliweyn ee xaafadda Albaraka.

10/01/2026

Isbitaalka Somaliweyn Waxuu Lacag La'aan Kaaga Dhigay Daaweyna Caado Wareerka, Dillanka & Dhiciska Kobcinta Ugxaanta Daciiftay....

23/12/2025

Isbitaalka Somaliweyn Waxuu Lacag La'aan Kaaga Dhigay Adeegyada Isbitaalka Oo Dhan Marka Laga Reebo...

Address

Mogadishu
Mogadishu

Telephone

+252615184387

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliweyn Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share