Anytime Hospital

Anytime Hospital Somaliaโ€™s first online healthcare platform, Anytime hospital brings doctors to you, Anytime, Anywhere

28/07/2025

๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—›๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜๐—ถ๐˜€ ๐——๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ5
๐‘ด๐’‚๐’๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ช๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’“๐’”๐’‰๐’๐’˜๐’ˆ๐’‚ ๐‘จ๐’…๐’–๐’๐’Œ๐’‚

๐——๐—ฟ ๐— ๐˜‚๐—พ๐˜๐—ฎ๐—ฟ ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ oo ah Dhaqtarka Cudurada Guud ayaa inala wadagaya wacyigelin muhiim ah oo ku saabsan malintaan

๐—”๐—ฎ๐—ป ๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ
๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ Iskabaar, Istalaal oo isdawee




fans

๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—›๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜๐—ถ๐˜€ ๐——๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ5๐‘ด๐’‚๐’๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ช๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’“๐’”๐’‰๐’๐’˜๐’ˆ๐’‚ ๐‘จ๐’…๐’–๐’๐’Œ๐’‚๐—”๐—ฎ๐—ป ๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎInkasta oo uu Cagarshowgu hayo cudur laga hortagi...
28/07/2025

๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—›๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜๐—ถ๐˜€ ๐——๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ5
๐‘ด๐’‚๐’๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ช๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’“๐’”๐’‰๐’๐’˜๐’ˆ๐’‚ ๐‘จ๐’…๐’–๐’๐’Œ๐’‚

๐—”๐—ฎ๐—ป ๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

Inkasta oo uu Cagarshowgu hayo cudur laga hortagi karo lagana daaweyn karo, haddana malaayiin qof ayaa dunida iyo Soomaaliya ku nool iyagoo aan ogayn inay qabaan. Qaar badan waxaa laga helaa kaliya marka beerka dhaawac weyni gaaro ama uu keeno kansar.

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ Iskabaar, Istalaal oo isdawey

26/07/2025

Bilaal bulshaawi oo ka hadlay daahfurka qabyta Cudurada raaga ee aan faafin sida korestaroolka dhiig karka iyo sokorowga hospital

24/07/2025

Qabytaan cusub waxa ka fa ideysan kara bukaanada qaba sokorowga dhiig karka iyo korestaroolka waa qayb si qaas ah ula shaqaysa bukanadaa .

Mamulka & Howlwadeennada Anytime Hospital wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa ๐——๐—ฟ ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ oo markale loo ...
22/07/2025

Mamulka & Howlwadeennada Anytime Hospital wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa ๐——๐—ฟ ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ oo markale loo doortay ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ

Waxaan le nahay howsha culus ee lagu idmaday Allah kula garabgalo

21/07/2025

Qabytaan cusub waxa ka fa ideysan kara bukaanada qaba sokorowga dhiig karka iyo korestaroolka waa qayb si qaas ah ula shaqaysa bukanadaa .

20/07/2025

we open the doors to a hospital committed to fighting chronic diseasesโ€”where care is continuous, compassionate, and built to last

19/07/2025

Fursadaan waxa ka fa ideysan kara dadka qaba sokorowga korestaroolka iyo dhiig karka waa goob Adiga kuu qaas ah . Xarunta waxa ay ku talaa ka soo horjeedka Aargada degmada hodan .

Launching Somaliaโ€™s first hospital focused solely on chronic disease management. a bold step toward better, longer, heal...
17/07/2025

Launching Somaliaโ€™s first hospital focused solely on chronic disease management. a bold step toward better, longer, healthier lives.

๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎAnytime Hospital waxa uu si gaar ah ugu faraxsan yahay in uu si rasmiya u d...
17/07/2025

๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ

Anytime Hospital waxa uu si gaar ah ugu faraxsan yahay in uu si rasmiya u daahfuro qeybta cusub ee cudurrada raaga sida ๐’๐จ๐ง๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ฐ๐ ๐š, ๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ -๐ค๐š๐ซ๐ค๐š, ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐จ๐ฅ๐ž๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž.

๐ŸŽ Iyadoo la xusayo munaasabaddan gaarka ah, isbitaalku wuxuu bixin doonaa baqtiyo nasiib (raffle draw) oo lagu guuleysan karo baaritaanno caafimaad oo bilaash ah.

Tani waa fursad dahabi ah oo lagu dhiirrigelinayo in bulshada somaliyeed loo sahlo helitaanka daryeel caafimaad oo tayo leh.

๐Ÿ“ Goobta: NOVA
๐Ÿ“… Taariikhda: 17-ka July 2025
๐Ÿ“ž Macluumaad dheeri ah: 2302

Address

Taleex, Hodan
Mogadishu

Telephone

+252770763360

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anytime Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Anytime Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram