Mustaqbal Eye Hospital

Mustaqbal Eye Hospital Mustaqbal Eye Hospital is a leading Sub-specialist hospital located in Mogadishu,
Somalia.
(1)

22/03/2026

D Abdisamad Hassan Haye wuxuu sameynayaa qalliimo bilaash ah ama lacag la'aan ah.
Dhammaan adeegyada qalliinka, baaritaannada iyo dawada waa lacag la'aan.
Waxii faahfaahin ah la xiriir
611501179 ama numberka gaabn 7666


Ciid Mubaarak
19/03/2026

Ciid Mubaarak

19/03/2026

Isbitaalka Indhaha Mustaqbal waxa uu diyaar u yahay in uu si bilaash ah idin kugu qaabilo carruurta ay indhaha wax ka soo gaaraan maalmaha Ciida.

Waxaan ka qeybgalnay Kulan ay soo agaasintay Wasaaradda Caafimaadk XFS oo lagu xusayey Glaucoma Week 2026. Dr. Abdisamad...
12/03/2026

Waxaan ka qeybgalnay Kulan ay soo agaasintay Wasaaradda Caafimaadk XFS oo lagu xusayey Glaucoma Week 2026.
Dr. Abdisamad Hassan Haye oo ah Agaasimaha Isbitaalka takhasus gaar ahna u leh xanuunka Glaucoma ayaa kalimaddiisa ka jeediyay isagoo ku dheeraaday wacyigalinta xanuunka.

Mustaqbal Eye Hospital
Waa halka ku haboon indhahaaga.

12/03/2026

Dr Abdisamad Hassan Haye oo ah Agaasimaha Mustaqbal Eye Hospital ahna dhakhtar ku takhasusay Daweynta iyo Qalliimada Indhaha ayaa sharaxaya cudurka Glaucoma.

12/03/2026

Glaucoma Week

12/03/2026

Glaucoma Week

World Glaucoma Day waa maalin caalami ah oo loo asteeyey wacyigelinta cudurka Glaucoma (Cadaadiska indhaha ku dhaca oo d...
11/03/2026

World Glaucoma Day waa maalin caalami ah oo loo asteeyey wacyigelinta cudurka Glaucoma (Cadaadiska indhaha ku dhaca oo dhaawaca neerfaha aragga isla markaana keeni kara indho-beel haddii aan la daaweyn).

Waxaa la xusaa 8-14-ka Maarso sanad kasta.

Ujeedada maalintan:
• In bulshada lagu wacyigeliyo cudurka Glaucoma
• In dadka lagu dhiirrigeliyo inay si joogto ah u baaraan indhahooda
• In laga hortago indho-beelka joogtada ah ee uu keeni karo Glaucoma

Hal-ku-dhigga sanadkan:
“Uniting for a Glaucoma-Free World.”
Aan U Midowno Aduun aan laheyn Glaucoma.

Mustaqbal Eye Hospital

Ramadaan Mubaarak
18/02/2026

Ramadaan Mubaarak

05/01/2026

Wargalin Muhiim Ah!
Bulshada Soomaaliyeed waxaa lagu wargalinayaa in Dr. Abdisamad Hassan Haye oo ah khabiir Daweynta iyo Qalliimada Indhaha ah uu fulin doono Qalliimo Indho-fiiq (Cataract Surgeries) bilaash ah.

Ka faa'iideyso ugana faa'iidey ehel iyo asxaab.

Waxii faahfaahin ah la xiriir
7666 ama 611501179

MUSTAQBAL EYE HOSPITAL
WAA HALKA KU HABOON INDHAHAAGA

Jumca Mubarak dhammaan Umadda Soomaaliyeed!
04/12/2025

Jumca Mubarak dhammaan Umadda Soomaaliyeed!

Address

Wadada Abdiqasin Iskooska Lambar Afar
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaqbal Eye Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mustaqbal Eye Hospital:

Share

Category