Welcare Specialty Hospital

Welcare Specialty Hospital We Care Welcare Specialty Hospital is a cutting-edge hospital located in Mogadishu, Somalia.

We are committed to providing high-quality healthcare services to the Somali community and beyond. With a team of skilled and compassionate medical professionals, including doctors and well-trained nurses, and a patient-centric approach, WELCARE Specialty Hospital aims to become a leading healthcare institution in the region.

02/05/2026

ubax waa bukan xaalad deg deg ka shay alxmd hada waa nabad qabtaa
Dr Mazin oo ah dhaqtarka Cudurada Guud .

29/04/2026

“La kulan Dr. Abdullahi Cawaale, dhakhtarka Qalliinka Guud ee Isbitaalka Welcare Specialty Hospital – Muqdisho, oo bixiya adeegyo qalliin iyo daryeel caafimaad oo xirfad sare leh.”

Alxamdulillaah, waxaa si guul leh noogu qabsoomay seminaar ku saabsan *Medical Emergencies*, *Wound Dressing and Wound M...
28/04/2026

Alxamdulillaah, waxaa si guul leh noogu qabsoomay seminaar ku saabsan *Medical Emergencies*, *Wound Dressing and Wound Management*, kaas oo ay soo jeediyeen dhakhaatiirta Isbitaalka Welcare, gaar ahaan Dr. Mohamed Awale iyo Dr. Mazin,


🔥 QIIMO DHIMIS WEYN – 60%📅 28–29 bishan (Talaado & Arbaco)🩺 Adeegyada la heli karo:• Shaybaarka (Lab)• Qalliinnada• Raaj...
26/04/2026

🔥 QIIMO DHIMIS WEYN – 60%
📅 28–29 bishan (Talaado & Arbaco)
🩺 Adeegyada la heli karo:
• Shaybaarka (Lab)
• Qalliinnada
• Raajitada
• Bukaan-jiifka
✨ Ka faa’iideyso daryeel caafimaad oo tayo leh, adeeg degdeg ah, iyo kalsooni buuxda.
👉 Ha seegin fursaddan muhiimka ah!

🩺 SIMINAAR CAAFIMAAD OO MUHIIM AH📅 Isniin, 27-ka April👨‍⚕️ Dr. Mohamed Abdullahi Awale(Qalliinka Guud & Leysarka)👨‍⚕️ Dr...
25/04/2026

🩺 SIMINAAR CAAFIMAAD OO MUHIIM AH
📅 Isniin, 27-ka April
👨‍⚕️ Dr. Mohamed Abdullahi Awale
(Qalliinka Guud & Leysarka)
👨‍⚕️ Dr. Mazin
(Cudurrada Guud & Uurka Jirka)
✨ Kaalay oo hel wacyigelin caafimaad oo muhiim ah
📍 Ha seegin!

23/04/2026

Isbitaalka Welcare wuxuu kuu hayaa QIIMO DHIMIS WEYN oo gaaraysa 60%
📅 28–29 bishan (Talaado & Arbaco)
💉 Dhammaan adeegyada isbitaalka oo dhan
✨ Hel daryeel caafimaad oo tayo leh, qiimo jaban

“Alxamdulillaah, waxaa noo qabsoomay seminaar ku saabsan Emergency Obstetric Care & Newborn Management, oo ay soo jeediy...
21/04/2026

“Alxamdulillaah, waxaa noo qabsoomay seminaar ku saabsan Emergency Obstetric Care & Newborn Management, oo ay soo jeediyeen dhakhaatiirta Isbitaalka Welcare, gaar ahaan Dr. Mohamed Amin iyo Prof. Dr. Abdullahi Farah Asseyr. Tababarkani wuxuu door weyn ka qaadanayaa kor u qaadidda daryeelka hooyada iyo dhallaanka.”

ku soo Booqo Dr Moahmed Bashir Ali oo ah Dhaqtarka Cudurada Haweenka dhalmo la aanta & Bacriminta ugxaanta iyo Qaliinnad...
20/04/2026

ku soo Booqo Dr Moahmed Bashir Ali oo ah Dhaqtarka Cudurada Haweenka dhalmo la aanta & Bacriminta ugxaanta iyo Qaliinnada leysarka lehna 8sano oo qibrad ah

🏥 Isbitaalka Takhasusiga ah ee WelcareWaxaan si sharaf iyo farxad leh hambalyo iyo bogaadin ugu diraynaa Dr. Mohamed Abd...
19/04/2026

🏥 Isbitaalka Takhasusiga ah ee Welcare

Waxaan si sharaf iyo farxad leh hambalyo iyo bogaadin ugu diraynaa Dr. Mohamed Abdullahi Gaaladiid, Guddoomiyaha Fulinta ee SNAPH, oo loo doortay inuu NHPC ku matalo isbitaallada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed.

Tani waa guul weyn oo ka tarjumaysa kalsoonida, hogaaminta, iyo aqoonta uu u leeyahay horumarinta adeegyada caafimaadka dalka. Doorashadiisa waxay dhiirrigelin u tahay dhammaan bahda caafimaadka, waxayna xoojinaysaa doorka muhiimka ah ee isbitaallada gaarka loo leeyahay ay ku leeyihiin horumarka caafimaad ee Soomaaliya.

Isbitaalka Takhasusiga ah ee Welcare wuxuu u rajeynayaa Dr-ka guul, horumar iyo waxqabad muuqda oo uu ku gaarsiiyo himilooyinka sare ee laga filayo.

👏 Hambalyo mar kale!

18/04/2026

Ma dareemaysaa maqalka oo daciifaya, dhagaha oo ku yeeraya, ama xanuun iyo culays? Ha iska indho tirin.
Welcare Hospital wuxuu kuu hayaa qiima dhimis 50% ah cabirka dhagaha ilaa 10 May 2025.
La kulan Dr Firass, pp khabiir ku ah cuna dhaga iyo sanka ENT , si aad u hesho baaritaan sax ah iyo daryeel casri ah.

Waxaan qabandoonaa siminaar caafimaad oo muhiim ah 20-ka April oo ku aadan Maalinta isniinta soo socota , oo ay jeedinay...
15/04/2026

Waxaan qabandoonaa siminaar caafimaad oo muhiim ah 20-ka April oo ku aadan Maalinta isniinta soo socota , oo ay jeedinayaan Dr. Mohamad Bashir Ali Cudurrada Haweenka iyo Dhalmada, Bacriminta Ugxaanta, iyo Qalliinnada Haweenka ee Laparoscopic iyo Dr. Abdullahi Farah Asseyr Dhaqtarka Caruurta iyo Dhiciska.

12/04/2026

Address

Digfeer Road
Mogadishu
252

Telephone

+252615038905

Website

https://www.youtube.com/watch?v=iScMdFsotzw

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Welcare Specialty Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Welcare Specialty Hospital:

Share

Category