22/12/2025
Al shifaa
xarunta Quran Saarka iyo dhaqan Celinta magaalada kismaayo.
Xarunta waxaa lugu bartaa kutubta diinaga ah Sida Quranka kariimka fiqiga Xadiista Caqiidad Sidoo kale waxaa lugu daaweeyaa dadka dhimirka Yadoo lasaarayo Quranka kariimka lasiinayo mudaawaad iyo kaniino Neerfaha ah Wixii faah faahina Kala xidhiidh https://wa.me/message/WhatsApp