Ubax Clinic - Ubah Clinic

Ubax Clinic - Ubah Clinic “Ubah Clinic – Led by Dr. Mohamud Eyow Ali, we provide high-quality, integrated newborn & pediatric care.

From preventive services to treatment, we deliver world-class, compassionate healthcare for children of all ages.”

Hambalyo Ciidul Adxaa!كل عام وانتم بخير أضحى مبارك Waxaan idiin rajeynayaa farxad, caafimaad, iyo barako. Ilaahay ha idi...
05/06/2025

Hambalyo Ciidul Adxaa!

كل عام وانتم بخير أضحى مبارك

Waxaan idiin rajeynayaa farxad, caafimaad, iyo barako. Ilaahay ha idiin aqbalo camalkiinna suubban, hana idiin siiyo sanad kheyr iyo horumar leh.

Ciid Mubaarak!

clinic

 fans
25/05/2025


fans

24/05/2025

Wax ka baro, Jadwalka Talaalka caruurtena lasiiyo iyo xanuunada ay ka difaacaan.    of Health- Somalia
23/05/2025

Wax ka baro, Jadwalka Talaalka caruurtena lasiiyo iyo xanuunada ay ka difaacaan.


of Health- Somalia

Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliinka Jaamacadda Muqdisho ayaa adeeg caafimaad u fidisay carruurta ku nool barakayaasha ku ...
30/04/2025

Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliinka Jaamacadda Muqdisho ayaa adeeg caafimaad u fidisay carruurta ku nool barakayaasha ku yaalla duleedka Muqdisho.

Barnaamijkan caafimaad ee loogu talagalay bulshada nugul, gaar ahaan carruurta, ayaa ahaa mid muhiim ah oo ka qayb qaadanaya sidii loo gaarsiin lahaa adeegyada caafimaad ee lagama maarmaanka u ah dadka ku nool xaaladaha adag.

Sidoo kale barnaamijkan ayaa ah in la dhiirrigeliyo doorka ardayda caafimaadka ee Jaamacadda Muqdisho, isla markaana loo muujiyo muhiimadda ay leedahay in loo adeeggo bulshada.

Dear Dr. Amal Abdullahi,Congratulations on successfully completing your pediatric residency program and specialization! ...
09/04/2025

Dear Dr. Amal Abdullahi,

Congratulations on successfully completing your pediatric residency program and specialization! 🎉 I am incredibly proud of you and all that you have achieved. Your dedication, hard work, and passion for pediatrics are truly inspiring. Wishing you continued success in your career, and I have no doubt you'll make a remarkable impact in the field of pediatric care.

So proud of you.

Address

Branch 1: KM5, Zoobe, Wadajir, Mogadishu, Somalia Branch 2: Nashaad (XAYAT) Mall, Wadadda Digfeer, Mogadishu, Somalia
Mogadishu

Telephone

+252619323978

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ubax Clinic - Ubah Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ubax Clinic - Ubah Clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram