Markaz Ceynul-Islaam

Markaz Ceynul-Islaam مركز عين الإسلام

Marka aan cod dheer ku qoslo aniga oo doonaya keliya in aan codkaa dheer ku qariyo reenka oohintayda
12/07/2024

Marka aan cod dheer ku qoslo aniga oo doonaya keliya in aan codkaa dheer ku qariyo reenka oohintayda

Waxaan idinkula dardaarmayaa:(Dardaarankii wiil yar oo reer Qasa ah intii aanu dhiman)Haddii aan dhinto oo aan ku shahii...
29/05/2024

Waxaan idinkula dardaarmayaa:
(Dardaarankii wiil yar oo reer Qasa ah intii aanu dhiman)

Haddii aan dhinto oo aan ku shahiido dagaalkan, ma saamixi doono madaxda carbeed oo dhan. Kuwii noo hiilin waayey.

Maalmo adag ayaannu ku noolayn bilaa cunto, bilaa biyo iyo go'doon. Timahaygu way cirraysteen, jirtoo aan carruur ahay. Ilaahay idinma saamaxo oo idinma cafiyo. Wallaahi waxaan idinka ashkataynayaa ka abuuray toddobada samo.

* Hooyo! i saamax. Aad baan kuu jeclahay. Ha ka murugoon dhimashadayda!

* Dadka shicibka ah ee reer Masar, reer Yaman, reer Urdun, reer Al-jeeriya, reer Liibiya, reer Lubnaan, reer Tuuniisiya, Reer Soodaan, reer Soomaaliya iyo Reer Maleesiya, Farriinta aan u dirayaa waxay tahay: "Reer Qasa sidaa ha kaga tagina". Waxaan idinku ballamiyey in aydaan Illoobin reer Qasa. Waan idin dhaariyey oo waan idiin dardaarmay". Aad baan idin jeclahay. ii ballanqaada in aydaan ka baxayn garabkaya.
Qof kasta oo warqaddan akhriya, waxaan ku dhaariyey in uu sii faafiyo.

Waxaan ahay Shahiid Maxamed Cabdulqaadir Xusayni, Inshaa Allaah.
Taariikh: 2024-03-25

Yaxye binu Muciin waxa uu yidhi : “ waligay ma arag qof ka wanaagsan Imaam Axmed Binu Xanbal.  Waxaanu saaxiib ahayn mud...
10/05/2024

Yaxye binu Muciin waxa uu yidhi : “ waligay ma arag qof ka wanaagsan Imaam Axmed Binu Xanbal. Waxaanu saaxiib ahayn muddo 50 sano ah, weligii muu noogu faanin wanaaga iyo khayrka uu Allah siiyay!

Waxa uu odhan jiray Allah ha naxariistee :” waxa aanu nahay dad sabool ah.

Isdhuldgiga iyo Tawaaduca:

Hantida ka dhigaysa mid kibir badan, waa caydh” , Cilmiga ka dhigaya mid dadka ka sareeya , waa jaahilnimo, mansabka ka dhigaya qof isla weyn, waa burbur, Awoodda ka dhigaysa mid xoog badan waa ducfi, (liidasho) . Hodantinimada, saraynta, aqoonta waxa laga helaa kuwa aan is kibrin

Jacaylku wuxuu kugu qasbaa in aad noqotid wax aanad ahayn, laakiin waa lama huraan
08/05/2024

Jacaylku wuxuu kugu qasbaa in aad noqotid wax aanad ahayn, laakiin waa lama huraan

Jooji fikirka qiyaaliga adigoo xadidaayo, oo bilow ka fekerida suurta gelnimada guushaada
08/05/2024

Jooji fikirka qiyaaliga adigoo xadidaayo, oo bilow ka fekerida suurta gelnimada guushaada

Majiro nin guul gaari karo iyadoon guushaas qof dumar ahi ka dambeyn, hooyo ama xaas. Hadii uu labaduba heysto waa qof l...
08/05/2024

Majiro nin guul gaari karo iyadoon guushaas qof dumar ahi ka dambeyn, hooyo ama xaas. Hadii uu labaduba heysto waa qof labo mar nimceystey

Noloshu aad bey u gaaban tahay Dooda iyo dagaalkuba ma aha kuwa haboon. Bal xisaabi nimcooyinka aad heysato iyo qiimaha ...
08/05/2024

Noloshu aad bey u gaaban tahay Dooda iyo dagaalkuba ma aha kuwa haboon. Bal xisaabi nimcooyinka aad heysato iyo qiimaha saxiibadaa ee had iyo jeer garabkaga taagan H**e u soco adigoo sareeya qof walbane tus dhoola cadeyntaada

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252617544854

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markaz Ceynul-Islaam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Markaz Ceynul-Islaam:

Share