“We thank you for choosing us for your urological care; MUC is the 1st and only Urology Center in Somalia”
Our practice treats a variety of urological conditions Using Laser Surgery and Laparoscopy
Including the following:
o Benign prostatic hyperplasia (enlarged prostate)
o Bladder cancer
o Bladder control problems
o Hematuria
o Interstitial cystitis
o Kidney cancer & stones
o Male infertility, Testosterone deficiency & erectile dysfunction
o Prostate cancer, Prostatitis, Testicular cancer ,
o Upper tract tumors
o Urethral/penile cancer
o Urinary incontinence and Urinary tract infection
OPENING HOURS
· Saturday-Thursday: 7 am - 10 pm
· Friday: Closed
· Emergency Unit: 24 x 7
Dr Abdihamid Hassan Hilowle- MBBS, MS(Urol),MD Member of EAU, IAU, CUA.
MBBS.: Wuhan University
MD: Dalian University, Department of Urology
HQ: KPP, Wadnaha Street, Opposite Salaam University, Hodan, Mog-Somalia
Tel: 0613228811/0613228844 /0613299873 | WWW.MOGUROLOGY.COM |
Email: Mogurology@gmail.com Twitter/Facebook/Instagram: @Mogurology
Mogadishu Urological Center
Daryeelka badqabka Kilyaha
Mogadishu Urological Center oo ah xarunta kaliya ee ku gaaroowday qaliimada kilyaha & kaadimareenka gudaha Soomaaliya waxa ay bixinaysaa baaritaan, dawayn, la talin iyo qaliimo dhammaantood dalka dibaddiisa loo aadi jiray, waxaana Qaliimadan oo Mashiinka Laser ka ah fulinaya Dr Abdihamid Hassan Hilowle oo ah Dhaqtar Soomaali ah oo ka soo shaqeeyay waxna ku bartay China.
Xarunta MUC waxay la tacaalaysa xaaladaha:
· Dareen yarida iyo dhalma la’aanta ragga.
· Kansarka qanjirka ragga
· Dhagxaanta Kilida iyo kaadi mareenka
· Infekshanka habdhiska kaadi mareenka ee UTI
· Kaadi baxsadka yar iyo wayn
· Furitaanka Tubada Kilida iyada oo aan bannaanka laga dilaacin
· Qalabka la adeegsanayo waa kuwii u danbeeyay ee ay dunida manta ah isticmaasho
Adeeggga Gargaarka degdegga ah ee Xarunta qaliimada kilyaha iyo kaadi amreenka ee MUC waa joogto 24 saac, 7-da maalmood.
KPP, Wadada Wadnaha, Ka soo horjeedka Jaamacadda Salaam, Degmada Hodan, Muqdisho-Soomaaliya
Tel: 0613228811/0613228844 /0613299873 | www.urology.so|
Email: info@urology.so Twitter/Facebook/Instagram: @Mogurology