11/03/2026
Sahan Pathology Labs waxay kuu heysaa baaritaan ka Molecular Diagnostics โ Respiratory Infection Testing, oo ah Baaris casri ah oo lagu ogaado caabuqyada neef-mareenka .
Tani waxay ka caawisaa dhakhaatiirta inay si dhakhso leh u doortaan daawada ku habboon bukaanka.
Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir:
๐ 0610834040
๐ Xarunta: Ku dhagan Beerta Banaadir, Hodon โ Mogadishu.