Maciin specialist hospital

Maciin specialist hospital Hadafkeenu waa umaciinka bulshada

12/08/2025

Horay usoogaar xarumaheena adeegyo tayaleh qiima ku raali geliya

10/08/2025

Kusoodhawaaw adeeg tayo leh iyo qiima kuraali geliya

09/08/2025

Kusoodhawaaw adeeg caafimaad oo tayo le qiimajabane mahad sanidiin

Asc waxay ku asteysantaha maalinta cagaarshowga 28/07  walaal qaado talalka  cagaarshowga Nuuca B waa dilaa aan dawa leh...
28/07/2025

Asc waxay ku asteysantaha maalinta cagaarshowga 28/07 walaal qaado talalka cagaarshowga Nuuca B waa dilaa aan dawa leheen ugu imow talaalka ispital maciin

Jimco wanaagsan dhamaan umada muslim ka Ah
19/06/2025

Jimco wanaagsan dhamaan umada muslim ka Ah

iskatalaal xanuunka cagaar showga waa dilaa aan daawo leheen ka hortag mooyee
31/05/2025

iskatalaal xanuunka cagaar showga
waa dilaa aan daawo leheen
ka hortag mooyee

جمعة مباركة – Jumco MubaarakMaciin Specialist Hospital wuxuu idiin rajaynayaa Jimce Barakeysan, maalmo kheyr leh, caafim...
30/05/2025

جمعة مباركة – Jumco Mubaarak
Maciin Specialist Hospital wuxuu idiin rajaynayaa Jimce Barakeysan, maalmo kheyr leh, caafimaad iyo nabad waarta.

📞 Lambarada lagala xiriiri karo:
📱 +252 612879609
📱 +252 613440022

📍 Maciin Specialist Hospital
📍 Aarkada Daarusalaam
📱 Facebook | Instagram | YouTube

27/05/2025

“Noloshaada waa muhiim – waa in la daryeelo!”
Maciin Specialist Hospital – Waxaan kuu haynaa:
Baaritaan caafimaad oo sax ah
Talooyin caafimaad oo adiga kugu habboon
Iyo daawo la jaanqaadaysa xaaladdaada
Noloshaadu waa mudan tahay daryeel. Soo gaar… Maciin Specialist Hospital.
Mahadsanid.

DAAWAYNTA XANUUNKA GAASKAXarunta waxaa kuugu diyaar ah:Dhaqtarka cudurada guud iyo uur kujirta.📞 Lambarada lagala xiriir...
26/05/2025

DAAWAYNTA XANUUNKA GAASKA
Xarunta waxaa kuugu diyaar ah:
Dhaqtarka cudurada guud iyo uur kujirta.

📞 Lambarada lagala xiriiri karo:
📱 +252 612879609
📱 +252 613440022

📍 Maciin Specialist Hospital
📍 Aarkada Daarusalaam
📱 Facebook | Instagram | YouTube

Jumcaha Barakeysan!Waxaan idiin rajaynaynaa maalin barako leh oo nabad iyo caafimaad leh. Ilaahay ha naga aqbalo camalke...
23/05/2025

Jumcaha Barakeysan!
Waxaan idiin rajaynaynaa maalin barako leh oo nabad iyo caafimaad leh. Ilaahay ha naga aqbalo camalkeena, ha inoo barakeeyo Jimcahan.
– Maciin Specialist Hospital

Dhakhaatiirta Isbitaalka Takhasusiga ah ee Maciin Specialist Hospital📞 252 612879609📞 252 613440022📍 Aarkada Daarusalam🌐...
20/05/2025

Dhakhaatiirta Isbitaalka Takhasusiga ah ee Maciin Specialist Hospital

📞 252 612879609
📞 252 613440022
📍 Aarkada Daarusalam
🌐 Facebook | Instagram: Maciin Specialist Hospital









Address

Mogadishu
252

Telephone

+252615802051

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maciin specialist hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category