10/03/2026
Ka Faaโiideyso 10-ka Danbe ee Ramadan!
Isbitaalka Bulsha Kaab Community Hospital (BKCH) wuxuu bulshada u soo bandhigay qaliinada casriga ah oo lagu sameynayo 50% qiimo dhimis inta lagu jiro 10-ka danbe ee bisha barakeysan ee Ramadan.
Tani waa fursad gaar ah oo aad ku heli karto adeeg caafimaad oo tayo sare leh adigoo ku helaya qiimo jaban.
Ku Ciida Caafimaad!
๐ Location: Gubta Ciise Cabdi, Mogadisho
๐ 0617055005 / 0614186670