Somali Eye Care Hospital

Somali Eye Care Hospital Providing Quality, Affordable Eye Care for All Somalis.

✨COMING SOON – Somali Eye Care Hospital✨Maxaad ka ogtahay Dhaqtarka Guud ee Indhaha iyo Takhasuska Sare ee CORNEA?👁️‍🗨️ ...
15/06/2025

✨COMING SOON – Somali Eye Care Hospital✨
Maxaad ka ogtahay Dhaqtarka Guud ee Indhaha iyo Takhasuska Sare ee CORNEA?

👁️‍🗨️ Dhaqtarka indhaha waa dhakhtar si gaar ah ugu takhasusay daryeelka indhaha, kaas oo ka shaqeeya baarista, daaweynta, iyo qalliinka cudurrada kala duwan ee indhaha.

✨ Qaar ka mid ah dhakhaatiirta indhaha waxay sii diyaariyaan takhasusyo gaar ah (subspecialties) si ay si qoto dheer ugu bartaan qaybo gaar ah oo ka mid ah isha.
Mid ka mid ah takhasusyadaas muhiimka ah waa CORNEA oo ah qaybta h**e ee isha, taas oo si toos ah uga masuul ah in isha wax aragto. Haddii dhaawac ama cudur ku dhaco CORNEA-da, aragga si weyn ayuu u saameeyaa, mararka qaarna wuxuu sababi karaa indho la’aan.

🩺 Dr. Abdullah Ali Hussain, aas-aasaha Somali Eye Care Hospital (Ispitaalka Daryeelka Indhaha ee Soomaaliyeed), waa dhakhtar guud ee indhaha (General Ophthalmologist), waxaana uu haatan ku guda jiraa diyaarinta takhasus sare oo CORNEA ah (CORNEA FELLOWSHIP) oo uu ku qaadanayo dalka India.
Tani waxay horseedi doontaa in dalka Soomaaliya laga helo adeegyo horumarsan oo la xiriira baarista, daaweynta, iyo qalliinnada cudurrada CORNEA-da.

🛑 Insha’Allah, dhowaan waxaa si rasmi ah u bilaaban doona adeegyadaasi cusub ee lagu bixin doono gudaha dalka Soomaaliya.
Somali Eye Care Hospital (Ispitaalka Daryeelka Indhaha ee Soomaaliyeed), oo noqon doona xarun caafimaad oo casri ah oo bixisa adeegyo ay ka mid yihiin:

🔹 Baarista, daaweynta iyo qaliimada cudurrada guud ee indhaha (General Ophthalmology)
🔹 Daaweynta cudurrada CORNEA
🔹 Qalliimada kala duwan ee CORNEA sida (CORNEAL TRANSPLANT)
🔹 Daryeelka bukaannada qaba cudurro horay loogu diri jiray dalka dibaddiisa

🏥 Somali Eye Care Hospital (Ispitaalka Daryeelka Indhaha ee Soomaaliyeed), waxay noqon doontaa xarun caafimaad oo si buuxda ugu heellan kor u qaadidda adeegyada daryeelka indhaha ee dalka, iyadoo la adeegsanayo aqoon sare, tababar heer caalami ah, iyo qalab casri ah.

📣 Filo goor dhaw!
Waxaa soo wadnaa adeeg muhiim ah oo ka jawaabaya baahi weyn oo dhanka daryeelka indhaha ah oo ka jirta Soomaaliya.











Somali Eye Care
Somali Eye Care Institute
Dr. Abdullah Ali Hussain

HAMBALYO CIIDUL-ADXAA Ispitalka Daryeelka Indhaha Soomaaliyeed wuxuu idin leeyahay:Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Soomaa...
05/06/2025

HAMBALYO CIIDUL-ADXAA
Ispitalka Daryeelka Indhaha Soomaaliyeed wuxuu idin leeyahay:
Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
Meelkasta oo aad joogtaan, farxad iyo nabad ku ciida.




Bisha Juun waa Bisha Wacyigelinta Cataract-kaCataract (caadka indhaha daboola) waa sababta ugu badan ee keenta indho la’...
05/06/2025

Bisha Juun waa Bisha Wacyigelinta Cataract-ka

Cataract (caadka indhaha daboola) waa sababta ugu badan ee keenta indho la’aanta la daweyn karo adduunka.

In ka badan 100 milyan oo qof adduunka ah ayaa qaba cataract.
Kumanaan Soomaali ah ayaa maalin kasta araggooda ku waaya cudurkan la daweyn karo.

Qalliinka cataract-ku waa mid sahlan, waxaana lagu soo celin karaa aragga uu cudurku saameeyey.
Haddii araggaagu sii xumaanayo, baaritaan ku samee indhahaaga.







Happy International Labour Day!Today, we celebrate the skilled hands behind every restored vision.To every doctor, nurse...
01/05/2025

Happy International Labour Day!

Today, we celebrate the skilled hands behind every restored vision.
To every doctor, nurse, and team member in eye care—your work opens eyes and transforms lives.

From Somali Eye Care Hospital, we honor you.
Your dedication is the true vision of hope.

Ilaalinta Caafimaadka Indhahaaga Waa Muhiim! 👁️Hubi caafimaadka indhahaaga si joogto ah si aad uga hortagto waxyeellooyi...
12/01/2025

Ilaalinta Caafimaadka Indhahaaga Waa Muhiim! 👁️
Hubi caafimaadka indhahaaga si joogto ah si aad uga hortagto waxyeellooyinka aragga. Indho caafimaad qaba waxay kuu fududeynayaan nolol wanaagsan!

🎉 Happy New Year 2025! 🎉Somali Eye Care Hospital wishes you a year of clear vision and good health. 👁️✨ Prioritize your ...
01/01/2025

🎉 Happy New Year 2025! 🎉

Somali Eye Care Hospital wishes you a year of clear vision and good health. 👁️✨ Prioritize your eyes with regular eye care, your vision deserves the best. Thank you for trusting us.

💙

Ramadan Kareem from Somali Eye Care Hospital! Wishing you and your loved ones a blessed month filled with peace, joy, an...
12/03/2024

Ramadan Kareem from Somali Eye Care Hospital! Wishing you and your loved ones a blessed month filled with peace, joy, and good eye health. 🌙✨

Follow the 20-20-20 Rule and give your eyes the rest that they deserve!
29/02/2024

Follow the 20-20-20 Rule and give your eyes the rest that they deserve!

There’s no way to prevent glaucoma - the second leading cause of blindness and a silent thief of sight.Treating glaucoma...
15/09/2023

There’s no way to prevent glaucoma - the second leading cause of blindness and a silent thief of sight.

Treating glaucoma successfully is a team effort between you and your doctor and begins with a comprehensive dilated eye exam.
Somali Eye Care Hospital

Jacaylka indhahaagu wuxuu ka bilaabmaa inaad si joogto ah u baarto indhahaaga.
28/03/2022

Jacaylka indhahaagu wuxuu ka bilaabmaa inaad si joogto ah u baarto indhahaaga.

Address

30 Street
Mogadishu

Telephone

+252615561181

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Eye Care Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Eye Care Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category