Palma Polyclinic Center

Palma Polyclinic Center Polyclinic and Pharmacy

🔥Maku aragtaa caruurtaada kaadi baxsad?caafimaadka caruurta ha dayicin hel adeeg caafimaad oo tayo leh soo booqo Palma P...
14/03/2026

🔥Maku aragtaa caruurtaada kaadi baxsad?
caafimaadka caruurta ha dayicin hel adeeg caafimaad oo tayo leh soo booqo Palma Polyclinic Center

📞0614703010

11/03/2026

🔥Caado wareerka
Palma Polyclinic Center

📞0614703010

✅Daaweynta infekshanka Dumarka,lakulan dhaqtarkeena Haweenka ee soo booqo Palma Polyclinic Center 📞0614703010
10/03/2026

✅Daaweynta infekshanka Dumarka,
lakulan dhaqtarkeena Haweenka ee soo booqo Palma Polyclinic Center

📞0614703010

✅Daaweynta xanuunada kudhaca sanbabada.Palma Polyclinic Center 📞0614703010
08/03/2026

✅Daaweynta xanuunada kudhaca sanbabada.
Palma Polyclinic Center

📞0614703010

05/03/2026

🔥Marabtaa inaad noqoto hooyo caafimaad qabta mise waxaa ladaala dhacaysaa xanuuno kudaaliyay,ha uogolaan dhibaatooyin caafimaad inay kaa hor istaagaan farxadaada iyo mustaqbalka qoyskaaga Palma Polyclinic Center waa hoyga loogu talagalay dhibkasta oo soo food saarto Haweenka soomaaliyeed.

📞0614703010

✅Hambalyo guulaystaha barnaamijka tijaabi nasiibkaaga Omar Apdu Laahi Mohamed
05/03/2026

✅Hambalyo guulaystaha barnaamijka tijaabi nasiibkaaga Omar Apdu Laahi Mohamed

Maka cabanaysaa laab jeex?hadii aad ka cabanayso laab jeex ama laab olol soo booqo dhaqtarka cudurada guud iyo uurkujirt...
03/03/2026

Maka cabanaysaa laab jeex?
hadii aad ka cabanayso laab jeex ama laab olol soo booqo dhaqtarka cudurada guud iyo uurkujirta ee Palma Polyclinic Center

📞0614703010

01/03/2026

🔥talo caafimaad,Bisha barakaysan ee ramadan waa bil cibaado iyo naxariis leh balse dadka qaba xanuunada chronic-ga ah sida dhiig-karka iyo sokorowga waa inay si taxadir leh u soomaan isbedelada cuntada iyo cabitaanada inta lugu guda jiro soonka waxay si toos ah usaamayn karaan caafimaad kaaga.

📞0614703010

✅Daaweynta xanuunada dheefshiidka soo booqo Palma Polyclinic Center 📞0614703010
28/02/2026

✅Daaweynta xanuunada dheefshiidka soo booqo Palma Polyclinic Center

📞0614703010

26/02/2026

✅𝐓𝐢𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢 N𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 Kuna Guuleyso $10
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
1- Like saar page-ka Palma Polyclinic Center
3-Tag Ku dheh 3 qof saxibaddaa si ay ugu faaidaystaan
4- ugu jawaab su'aasha Comment ahaan.
5-guulaystaha waxaa noqon doono qofka ugu horeeyo numberka saxda ah qabsada
6-waa inuu like iyo follow kuu ahaadaa pageka palma polyclinic center.
7-Waa inuu ahaada ciwaankaaga mid sax ah
F:G ilaa habeenka sabtida ayay ku egtahay saacaddu markay tahay 12:00am.
Nasiib wacan.

✅siyaabaha aad ugu hortagi karto kilya xanuunka.1) Cab biyo badan2) jooji cunista cusbada badan.3) samee jimicsi badan.4...
26/02/2026

✅siyaabaha aad ugu hortagi karto kilya xanuunka.
1) Cab biyo badan
2) jooji cunista cusbada badan.
3) samee jimicsi badan.
4) cun cuno saxan oo lasoco misaankaaga.

📞0614703010

👏Hambalyo guulaystaha barnaamijka tijaabi nasiibkaaga Ifŕaax Mohamed
25/02/2026

👏Hambalyo guulaystaha barnaamijka tijaabi nasiibkaaga Ifŕaax Mohamed

Address

MOGADISHU
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Palma Polyclinic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Palma Polyclinic Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram