Dr. Kaniini

Dr. Kaniini waxan pagekan ugu talagalay inaan diirada ku saaro caafimaadka bulshada, wacyigalinta caafimaadka & arimaha laxiriiro barashada caafimaadka

Bismilaahi Rahmaani RaxiimSHAACIN MURASHAXNIMO Anigoo Ah Dr.Abdifatah Ahmed Abdullahi (Dr.Kaniini) Oo ah  dhaqtar ka  ti...
23/02/2023

Bismilaahi Rahmaani Raxiim

SHAACIN MURASHAXNIMO

Anigoo Ah Dr.Abdifatah Ahmed Abdullahi (Dr.Kaniini) Oo ah dhaqtar ka tirsanaay ururka dhaqaatiirta soomaaliyeed tan iyo sanadkii 2015, mudadaas aan ka tirsanaay waxa aan saluugsanaay habsami usocodka ururka iyo matalaad la aanta eey ku noolaayeen dhaqaatiirta soomaaliyeed aniga oo marwalba ku hanweynaay in maalin un isbedel dhab ah imaan doono.

Kadib markaan arkay baahida eey uqabaan dhaqaatiirta in eey helaan urur utaagan Sare uqaadista maqaamka dhaqaaatiirta dal iyo dibadba waxa aan goaansaday in aan isku taago qabashada hogaanka mid kamid ah xafiisyada fulinta ee ururka dhaqaatiirta soomaaliyeed gaar ahaan Xoghayaha xafiiska arimaha xiriirka guud (Public relations secretary).

Waxa aan balanqaadayaa hadii aan ku guuleeysto qabashada xilkaas in aan waqti iyo dadaal badan ku bixiyo doono sare u qaadista xiriir ka ururka dhaqaatiirta uu la leeyahay dhamaan hyada dowliga ah iyo kuwa aan dowliga eheyn ee ka shaqeeyo arima caafimaadka , dib usoo nooleeynta xiriirka hyadaha dalka iyo dibada iyo in eey dhaqaatiirtu helaan matalaad maxali ah iyo mid caalami ah.

Ugu danbeyn waxa aan dhamaan dhaqaatiirta soomaaliyeed ka codsanaa ineey codkooda ugu hiiliyaan in isbedel dhab ah lagu sameeyo hanaanka hogaanka ururka dhaqaatiirta soomaaliyeed oo hada ah mid aan miisaan badan ku Laheyn bulshada , hyadaha dowlada iyo caalamka.

Si loo helo isbedelkaas aan hiigsanayo waxa aan suurta galindoonaa in aan dhaqaatiirta codkooda ku shaqeyno kadib doorashada Isla markaane wada tashi joogta ah aan lasameyndoono dhamaan xubnaha ururka si loo jeexo wada cusub oo lagu horumarindoono ururka dhaqaatiirta soomaaliyeed Isla markaasne oow hormurkaas noqdo mid dhaqaatiirta soomaaliyeed wada leedahay

Waxa kaloon balanqaadayaan in eeysan marnaba dhici doonin mudo kororsi sharci daro ah marka eey muda xileedkeenu dhamaadana aan si nabadgalya ah ku wareejin doono xilka si eey ku jirto hufnaan iyo cadaalad.

Wabilaahi Towfiiq

FG : Hadii aad dhaqtar soomaaliyeed tahay codkaaga waa ii muhiim hadii aadan eheyn lawadaag dhaqtar codkiisa ugu hiiliyo isbedel dhab ah in laga sameeyo hogaanka ururka dhaqaatiirta soomaaliyeed (SMA)

CIID MUBAARAK DHAMAAN MUSLIMIINTA MEELKASTOOD JOOGTAAN
20/07/2021

CIID MUBAARAK DHAMAAN MUSLIMIINTA MEELKASTOOD JOOGTAAN

27/04/2021

RAMADAANKA & CUNTOOYINKA CAAFIMAADKA UWANAAGSAN.

DR.KANIINI

05/06/2020

🤱🤰💝HOOYO💝🤰🤱

26/05/2020

Yaraanta Tirada & Tayada Ugxanta Dumarka.

01/05/2020

Waad ilmeynee hadaad daawato

29/04/2020

Yaa rabbi

27/04/2020

La saaxib cudurka macaanka si aad uga guuleysato.

26/04/2020

KA FARAXALO UMMADDA

26/04/2020

Kahortaga cudurka corona

Address

Makka Almukarama
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Kaniini posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Kaniini:

Share