Jubbaland Company For Medical Equipment
Shirkada jubbaland waxaa xariga laga jaray december 1998 si ay wadanka ugu soo dhoofiso qalabka caafimaadka oo baahi badan ay ka jirtay . JUBBALAND COMPANY FOR MEDICAL EQUIPMENT & CHEMICALS
Shirkada Jubbaland waa shirkad Kutaalo dalka Somalia qaas ahaan casimada Somalia ee Muqdisho , waxaa la aasaasay Dhamaadkii 1998dii waxayna safka 1aad kaga jirtaa shir
kadihii ugu horeeye ee laga aasaasay Gobolada Koonfureed . ADEEGYADA SHIRKADA
Shirkada waxay bixisaa Adeegyo caafimaad sida dayactirka Shaybaarada & Tababarka Xirfadlayda Ku shaqayso Shaqada Shaybaarnimada , waxay kale oo shirkada Bixisaa adeegyada klale sida Diyaarinta & Qalabaynta Hospitalska Shaybaarada, Labska Jaamacadaha & kan Dugsiyada sare intaba taas oo ay ula Diyaar tahay Qalabkiisa oo nooc waliba leh ,
AHDAAFTA SHIRKADA
Caafimaad Daro ku Habsatay Dhamaanba Shacbi waynaha Somaliyeed taaso kaga Timid Xirfadle yaal Caafimaad aan Tababar Fiican u lahayn Howlahooda ayay shirkada Hormarisay Siyaasadeedii waxayna Balan qaadaysaa lin laehlo Doono Bulsho caafimaad Qabto Insh’laah
ADEEGYADADHEEIGA AH. Dhamaanba Macamiisha ay Haysato Dhibaato Dhanka Keenista Badeecada ayay shirkada kuula Diyaar tahay inay Kuugu keento Goobtaada Shaqo si Lacag La’aan ah
Waxay kale oo shirkada isku taagtay Hubinta Badeecadeeda Taaso ay kuu balanqaadayso in ay Control kuu raaciso Badeecadaha ay kaa iibnayso.