Al-Beder Medical & Scientific College

Al-Beder Medical & Scientific College AL-BEDER MEDICAL AND SCIENTIFIC COLLEGE waxa uu bixiyaa caafimaadka iyo maadooyinka cilmiga, sidoo k

waa qeyb kamid ah sawirada ardeyda iskuulka AL-BEDER MEDICAL AND SCIENTIFIC COLLEGE qeeybtiisa luuqadaha oo u fadhiya im...
01/02/2019

waa qeyb kamid ah sawirada ardeyda iskuulka AL-BEDER MEDICAL AND SCIENTIFIC COLLEGE qeeybtiisa luuqadaha oo u fadhiya imtixaankooda english-ka.

waxaan leenahay guuleesta idilkiin.

BISHAARO. BISHAARO. BISHAARO.waxaa loogu bishaaraynayaa bulsha weynta jecel wax barashada ee ku degan degmooyinka wadaji...
15/01/2019

BISHAARO. BISHAARO. BISHAARO.
waxaa loogu bishaaraynayaa bulsha weynta jecel wax barashada ee ku degan degmooyinka wadajir iyo dharkeenley in iskuulka AL-BEDER MEDICAL AND SCIENTIFIC COLLEGE uu bilaabay koorsooyin/course cusub oo lacag la aan ah jimcaha iyo khamiista taasoo lagu baranaayo GAR GAARKA DEG DEGA IYO TALAALKA iyo baraatika dhameeystiran si lacag la aan ah.............................................17/1/2019.................................................
Haddaba yaan lagaa buuxinin.

Isqoristu waxa ay ka socotaa xaruunta iskuulka oo kutaala degmada dharkeenley gaar ahaan ajibka l, ku aadka maqaayada sharmaake.
Wixii faah faahin ah kala soo xiriir: 0615670193 / 0612693369/ 626930.
Email: albeder.edu@gmail.com.

Dhamaan ardeyda iyo macalimiinta Iskuulka Al Beder ee barashada caafimaadka iyo culuumta science ka waxa ay hambalyo u d...
24/12/2018

Dhamaan ardeyda iyo macalimiinta Iskuulka Al Beder ee barashada caafimaadka iyo culuumta science ka waxa ay hambalyo u diraayaan qaar kamid ah macalimiinta iskuulka oo mar kale ka qaatay shahaado heerka koowaad ee wax barashada iyago horey u soo qaatay mid taa lamid ah.

Waxaan leenahay hambalyo hambalyo hambalyo.

Bulshadii aad wax u barateen ayaa idiin baahan.

Aqrinta natiijada koox kooxeynta dhiiga (blood Grouping)
21/12/2018

Aqrinta natiijada koox kooxeynta dhiiga (blood Grouping)

bishaaro bishaaro bishaaro waa fursad uu iskuulka AL- BEDER usoo bandhigay bahda jecel wax barashada eeku dhaqan degooyi...
30/11/2018

bishaaro bishaaro bishaaro
waa fursad uu iskuulka AL- BEDER usoo bandhigay bahda jecel wax barashada eeku dhaqan degooyinka wadajir iyo dhakeenley. muddo gaaban ku baro ku baro gargaarka dega oo hel shahaado leh aqoonsi buuxa.

ka faa iideeysi wacan

waa bishaaro in iskuulkii la magac baxay AL BEDER uu dib u soo laabtay.waxa uu hayaa koorsooyin caafimaad, english iyo s...
09/11/2018

waa bishaaro in iskuulkii la magac baxay AL BEDER uu dib u soo laabtay.
waxa uu hayaa koorsooyin caafimaad, english iyo saaxaafad ba isugu jirta.

Address

Ajabka, Tooska Maqaayada Sharmaake Dhanka Masjidka Biya Dega
Mogadishu

Telephone

+252612693369

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Beder Medical & Scientific College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category