Kulan Specialist Hospital

Kulan Specialist Hospital Kulan Specialist Hospital:
Isbitaalka Kulan waa isbitaal looga bartay bixinta adeegyo caafimaad oo tayo leh

𝑲𝒖𝒍𝒂𝒏 π‘Ίπ’‘π’†π’„π’Šπ’‚π’π’Šπ’”π’• π‘―π’π’”π’‘π’Šπ’•π’‚π’

πΌπ‘ π‘π‘–π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘™π‘˜π‘Ž πΎπ‘’π‘™π‘Žπ‘› π‘€π‘Žπ‘Ž π‘–π‘ π‘π‘–π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘™ π‘™π‘œπ‘œπ‘”π‘Ž π‘π‘Žπ‘Ÿπ‘‘π‘Žπ‘¦ 𝑏𝑖π‘₯π‘–π‘›π‘‘π‘Ž π‘Žπ‘‘π‘’π‘’π‘”π‘¦π‘œ π‘π‘Žπ‘Žπ‘“π‘–π‘šπ‘Žπ‘Žπ‘‘ π‘œπ‘œ π‘‘π‘Žπ‘¦π‘œ π‘ π‘Žπ‘Ÿπ‘’ π‘™π‘’β„Ž, π‘˜π‘Žπ‘Žπ‘ π‘œπ‘œ π‘Žπ‘¦ π‘šπ‘Žβ„Žπ‘‘π‘–π‘¦π‘’π‘’π‘› π΅π‘’π‘™π‘ β„Žπ‘Ž π‘Šπ‘’π‘¦π‘›π‘‘π‘Ž π‘†π‘œπ‘œπ‘šπ‘Žπ‘Žπ‘™π‘–π‘¦π‘’π‘’π‘‘. πΌπ‘ π‘π‘–π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘™π‘˜π‘’ 𝑀𝑒π‘₯𝑒𝑒 π‘π‘Žπ‘Žπ‘—π‘–π‘¦π‘Žπ‘¦ π‘Žπ‘‘π‘’π‘’π‘” π‘¦π‘Žπ‘‘π‘–π‘– π‘π‘Žπ‘Žπ‘“π‘–π‘šπ‘Žπ‘Žπ‘‘ 𝑒𝑒 π‘™π‘œπ‘œ π‘Žπ‘Žπ‘‘π‘– π‘—π‘–π‘Ÿπ‘Žπ‘¦ π‘‘π‘Žπ‘™π‘˜π‘Ž π‘‘π‘–π‘π‘Žπ‘‘π‘–π‘–π‘ π‘Ž πΌπ‘ π‘π‘–π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘™π‘˜π‘Ž π‘€π‘Žπ‘₯π‘Žπ‘Ž π‘˜π‘Ž β„Žπ‘œπ‘€π‘™-π‘”π‘Žπ‘™π‘Ž π‘‘β„Žπ‘Žπ‘žπ‘Žπ‘Žπ‘‘π‘–π‘–π‘Ÿ π‘†π‘œπ‘šπ‘Žπ‘™π‘– π‘–π‘¦π‘œ π‘Žπ‘—π‘Žπ‘›π‘Žπ‘π‘– π‘Žπ‘žπ‘œπ‘œπ‘› π‘‘π‘’π‘Ÿπ‘’π‘”π‘ π‘Ž 𝑒 π‘™π‘’β„Ž π‘π‘’π‘‘π‘’π‘Ÿπ‘Žπ‘‘π‘Ž π‘Žπ‘¦ π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘€π‘’π‘¦π‘›π‘Žπ‘Žπ‘¦π‘Žπ‘›, π‘–π‘¦π‘Žπ‘”π‘œπ‘œ π‘–π‘ π‘‘π‘–π‘π‘šπ‘Žπ‘Žπ‘™π‘Žπ‘¦π‘Ž π‘žπ‘Žπ‘™π‘Žπ‘ π‘π‘Žπ‘ π‘Ÿπ‘– π‘Žβ„Ž π‘–π‘¦π‘œ π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘€π‘œ π‘‘π‘Žπ‘¦π‘œ

π‘™π‘’β„Ž. πΌπ‘ π‘π‘–π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘™π‘˜π‘Ž π‘€π‘Žπ‘₯π‘Žπ‘Ž π‘˜π‘Ž β„Žπ‘œπ‘€π‘™-π‘”π‘Žπ‘™π‘œ π‘‘β„Žπ‘Žπ‘žπ‘Žπ‘Žπ‘Žπ‘‘π‘–π‘–π‘Ÿ π‘†π‘œπ‘šπ‘Žπ‘™π‘– π‘–π‘¦π‘œ π΄π‘—π‘Žπ‘›π‘Žπ‘π‘– π‘Žπ‘žπ‘œπ‘œπ‘› π‘‘π‘’π‘Ÿπ‘’π‘”π‘ π‘Žπ‘› 𝑒 π‘™π‘’β„Ž π‘π‘’π‘‘π‘’π‘Ÿπ‘Žπ‘‘π‘Ž π‘Žπ‘¦ π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘€π‘’π‘¦π‘›π‘Žπ‘Žπ‘¦π‘Žπ‘›, π‘–π‘¦π‘Žπ‘”π‘œπ‘œ π‘–π‘ π‘‘π‘–π‘π‘šπ‘Žπ‘Žπ‘™π‘Žπ‘¦π‘Žπ‘Ž π‘žπ‘Žπ‘™π‘Žπ‘ π‘π‘Žπ‘ π‘Ÿπ‘– π‘Žβ„Ž π‘–π‘¦π‘œ π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘€π‘œ π‘‘π‘Žπ‘¦π‘œ π‘™π‘’β„Ž.

30/04/2026

Kulan specialist hospital waxa diyar kugu ah
Dr. Said Hussein Ahmed dhaqtarka cudurada ku dhaca haweenka iyo qaliimadooda

Si aad u hesho adeeg caafimaad oo dhameystiran fadlan nagu so boqo
Kulan Specialist Hospital,
oo ku yaalla
Muqdisho – Degmada Waaberi, Via Liberia.

WAXAA HEEGAN UGU JIRNAABEDQABKA CARUURTA SOMALIYEEDFadlan nagu so boqoKulan specialist hospital oo helAdeeg cafimaad oo ...
20/04/2026

WAXAA HEEGAN UGU JIRNAA
BEDQABKA CARUURTA SOMALIYEED

Fadlan nagu so boqo
Kulan specialist hospital oo hel
Adeeg cafimaad oo tayeysan

#πŸ“Degmada

11/04/2026

Kulan specialist hospital waxa diyar kugu ah
Dr. Mahir Towfiq dhaqtarka ilkaha iyo qurxinta afka

Dr. Mahir wuxuu leyahay qibrad sare oo la xariirta qurxinta afka iyo ilkaha

Adeegyada aad heli karto Waxaa ka mida :

βœ”οΈ Baaritaan guud oo afka iyo ilkaha ah
βœ”οΈ Nadiifinta ilkaha
βœ”οΈ Daaweynta infection ka ilkaha
βœ”οΈ bixinta iyo buxinta ilkaha
βœ”οΈ Qurxinta ilkaha
βœ”οΈ Ilkaha dhaqista
βœ”οΈ galinta ilkaha
βœ”οΈ Daaweynta cirid dhiiga

Dhammaan adeegyadan
waxaa lagu sameeyaa qalab casri ah

Si aad u hesho adeeg caafimaad oo dhameystiran fadlan nagu so boqo
Kulan Specialist Hospital,
oo ku yaalla
Muqdisho – Degmada Waaberi, Via Liberia.

 ❀️
03/04/2026

❀️

DAWEYNTA XANUUNADATARANKA DUMARKANagu Soo BooqoKulan SPECIALIST HOSPITAL SI AAD U HESHO ADEEG CAAFIMAD OO DHAMEYSTIRAN C...
01/04/2026

DAWEYNTA XANUUNADA
TARANKA DUMARKA

Nagu Soo Booqo
Kulan SPECIALIST HOSPITAL
SI AAD U HESHO ADEEG CAAFIMAD
OO DHAMEYSTIRAN

CONTACT US
☎️+252 0619884040
+252 0629884040

πŸ“D: WAABERI VIA LEYBERIA
MUGDISHO SOMALIA

19/03/2026

Ciid wanagsan
Waxaan Guud ahaan Umadda Muslimka ah,gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed, ugu hambaliyaynayaa Munaasabadda Ciiddul Fitriga .

Allah naga aqbalo acmashii wanagsaneyd ee bisha Ramadan

Farxad ku ciida


DHAQTARKA QURXINTA AFKA IYO ILKAHA      Waxaa kugu diyaar ah       Oo dhaqtar ku xeel dheer qurxinta afka & ilkaha ADEEG...
14/03/2026

DHAQTARKA QURXINTA
AFKA IYO ILKAHA


Waxaa kugu diyaar ah
Oo dhaqtar ku xeel dheer qurxinta afka & ilkaha

ADEEGYADA DHAQTARKA
Buuxinta ilkaha
Galinta ilkaha
Cadaynta ilkaha
Xirista ilkaha
Qurxinta ilkaha
Saarista ilkaha

Fadlan Nagu Soo Booqo
Kulan Specialeist Hospital

☎️+252 0619884040
+252 0629884040

πŸ“D: Waaberi via leyberia
Mugdisho Somalia

10/03/2026

DHAQTARKA CUNAHA DHAGAHA & SANKA



 ❀️  β€οΈπŸ˜ŠπŸ•ŒπŸ•‹
06/03/2026

❀️
β€οΈπŸ˜ŠπŸ•ŒπŸ•‹

DHAQTARKA CUNAHA DHAGAHA & SANKAADEEGYADA DHAQTARKAQaliinka qumankaQalinka sanka hilibka ku yaaloToosinta qalooca sankaQ...
03/03/2026

DHAQTARKA CUNAHA
DHAGAHA & SANKA

ADEEGYADA DHAQTARKA
Qaliinka qumanka
Qalinka sanka hilibka ku yaalo
Toosinta qalooca sanka
Qaliinka dadka faruuran
Qaliinka jarista dalqada
Qaliinka toosinta dhaga qalooca
Daweynta
Xasaasiyada
Quurada caruurta
Sifeynta dhagaha
Dilaca dhagaha
Infection ka dhagaha

Fadlan nagu so boqo
kulan specialist hospital

☎️0619884040
0629884040

πŸ“Waberi via leyberia
Muqdisho Somalia

HEL DHOLACADEYN & ILKO DHALAALAYA OO KU HABOON QOSOLKA IYO FARXADA.Si aad u soo ceshato Quruxdii ilkahaga Fadlan nagu so...
26/02/2026

HEL DHOLACADEYN & ILKO
DHALAALAYA OO KU HABOON
QOSOLKA IYO FARXADA.

Si aad u soo ceshato
Quruxdii ilkahaga
Fadlan nagu so boqo


21/02/2026

MAXAA KA DHALAN KARA HADII
AAN LA DAWEYN GOWRACATA?

DrOmar Abdulle
Dhaqtarka Caruurta iyo dhalanka
Kulan Specialist Hospital

Hadii aad cunugaga ku aragto
Calamadada gowracatada Fadlan nagu so booqo Kulan Specialist Hospital

☎️0619884040

πŸ“Degmada Waberi via leyberia

ightseveryonefollowers2026

Address

Waaberi Street
Mogadishu
252

Telephone

25261-9884040

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulan Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category