
03/11/2023
AMIFER® waxa loo isticmaalaa in lagu daweeyo loogana hortago dhiig yarida.
Sharoobadaan waxaa isticmaali kara dadka qaba dhiig yaraanta, waxeyna furtaa cunada. dumarka si wanaagsan ayey ucaawisaa xilliga uurka iyo kadib dhalmada si looga hortago dhiig-yarida,
Elemental iron 30 mg/5ml
Folic acid (Vit B9) 2.5 mg/5ml Cyanocobalamin (Vit B 12) 0.02mg/5ml